Xisbiga Kulmiye Oo Lacag Badan Oo Danyar Badan Afursiin Lahayd Bishan Ramadaan Olole Ku Galay Iyo Xisbiga Waddani Oo Kaalmada Danyarta Ku Keliyaystay
Hargaysa 27.June 2016 (SDN/QJ):-Masuuliyiinta Xisbi Xaakimka Kulmiye ayaa bishan barakaysan ee Ramadaan lacag badan oo danyar Afursiin lahayd ku khasiray olole siyaasadeed oo madhalays ah oo ku qabtay Hargeysa Iyo Boorama halka dhigooda Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI bishan aad ula tacaalay afursiinta dadka danyarta ee ku filiqsan Deegaanka Somaliland Bari Illaa Galbeed. Xisbiga Xaakimka…
