Mudanayaasha Golaha Degaanka Magaalada Laascaanood oo Ku Hawlan Mooshin ay ku Eryayaan Maayarka Magaaladaasi
Laascanood , 28 April, 2016-(SDN/QJ): – Khilaafka dawladda hoose ee degmada laascaanood ayaa maraya meeshii ugu xumayd kadib markii ay soo shaac baxday mooshin ka dhan ah maayarka degmada laascaanood Cisman Salebaan Jaamac taas oo ka dhalatay musuq maasuq la sheegay inuu hadheeyay dawlada hoose ee degmada laascaanood. Mooshinka oo hormuud u yahay maayarkii hore…
