USA: Wiil Labo sano jir ah oo Hooyadii toogtay iyo Qaabka uu u dilay
Washington, 28,4,2016 (QJ/SDN) – Wiil yar oo labo sano jir ah ayaa la sheegay in uu hooyadiiss ku dilay magaalada Milwaukee Wisconsin ee dalka Maraykanka, kadib markii uu xabad ka riday biskoolad saarneed gaadhiga Hooyadiis. Booliiska ayaa sheegay in wiil yar oo jira labo sano uu xabad ku dhuftay Hooyadiis oo lagu magacaabo Patrice Price…
