Somaaliya oo u dabaaldegtay 63 Guuradii xoriyada iyo Midnimada Woqooyi iyo Koonfur
Muqdisho July 01, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, taasoo lagu xusayay 63-guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, isla markaana ay midoobeen Gobollada Waqooyi iyo Koonfur. Munaasabadda…
