“Ninka Hanjabaya ee Cirkaa Soo Dumaya leh Waxan Leeyahay Cirna Soo Dumi maayee Doorashaa Meesha Lagu Yimi Doorasho-na waa Lagaga Tegayaaye Doorashada…..” Boqor Buur-madow

    Hargeysa:May,05,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow, ayaa ka Hadlay xaaladda Guud ee Dalka iyo muranka ka taagan arrimaha Doorashooyinka, isagoo jawaab ka Bixiyey Dhawaaqyo beelaha qaar kaga soo horjeedaan Muddo-kordhinta Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo uu ku sheegay inaan loo baahnayn. Boqor Cismaan oo isagoo Magaalada Dubai ku sugan u warramay wariye Saleebaan Sahal oo Caynabanew katirsan,…

    Read More

      Sarkaalkii Ugu Sarreeyey Ciidamada Asluubta Maamulka Jubba Land Oo Xaalay Toogasho Lagu Dilay Iyo Xaaladda Oo Kacsan

      Kismayo:May,05,2015(SDN/QJ)-Taliyihii Ciidamada Asluubta Maamulka Jubba Land Xasan Cismaan(xasan doob), ayaa Xalay Kooxo Hubaysan ku dileen Gudaha Magaalada Kismayo, waxana Ciidamada ammaanku wadaan tallaabooyin lagu raadinayo Ciddii dilkaas ka dambaysay. Inta Badan Xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismayo, ayaa waxa lagu arkayaa oo gaafwareegaya ciidamo tiro badan, waxana kooban dhaqdhaqaaqyada dadka rayidka ah ee saaka…

      Read More

        Guddoomiye Ramaax Oo Ku Dhawaaqay Tallaabo Gaadiidka Dawladda Lagaga Badbaadin Karo Suldaan Wabarka Fallaagoobay

        Borama:May,05,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa markii ugu horraysay Soo Saaray Awaamiir lagaga Hortegayo Tallaabooyin Nabadgelyo darro ah oo dhawaan  Kooxo rabshad wadayaal ahi kula baxsadeen Gaadiid Dawladdu lahayd, waxana uu ku dhawaaqay iskudayo cusub oo arrimahaas lagaga hortegayo. Guddoomiye Ramaax oo shalay shir u qabtay Saraakiisha Ammaanka Gobolka iyo Masuliyiinta kale ee…

        Read More

          “Miyaanay ahayn Shirqool iyadoo laga faa’iidaysanayo xaaladda Liidata ee Madaxweyne Siilaanyo ee Aanu Ognahay inaanu wax muddo kordhin ah doonaynin oo uu waliba 26-ka June….”Muj, Cali Gurey

          Hargeysa:May,04,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (cali gurey), ayaa ka Hadlay muranka cayimaada Xilliga Doorashada ee Guurtidu Guddida u saartay, waxana uu hoosta ka xarriiqay in ujeedadda Golaha Guurtida ee Arrintan ay madaxa ugu qaateen ay tahay inay laaluush iyo lacago qaataan. Mujaahidka oo Maanta la hadlayey Warbaahinta faahfaahin ka bixiyey dariiqii …

          Read More

          Daawo Ururka Horumarinta Ciiyaaraha ee qurbajooga Somaliland ee Uk (Somaliland Diaspora Sports development )oo Markii u horaysay la mataanoobay Kooxda Ee Mk done Milton Keynes

          London 04May15(SDN/QJ) Ururka Horumarinta Ciiyaaraha ee qurbajooga Somaliland ee Uk  (Somaliland Diaspora  Sports development )oo  dhawaan looga dhawqay wadanka Uk Casimadiisa London oo ay ku midoobeen Ciyaaryahanadii reer Somaliland ururkan ayaa guushii u horaysay ka soo hoyay ka dabib markii ay ka heleen casuumad Nadiga  Mk done Milton Keynes  o si heer sare u soo…

          Read More

            Daawo Sawiro iyo Muqaal Xisbiga Waddani UK oo Soo Dhaweeyay Xilibaan Rayte, Isla Markaana Sagootiyay Marwo Faadumo Saciid

            London04May15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani UK oo Soo Dhaweeyay Xilibaan Rayte, Isla Markaana Sagootiyay Marwo Faadumo Saciid. Xisbgia Waddani UK ayaa Munaasabad Balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen Garabka Haweenka Xisbiga Waddani UK, ayaa Waxa ay ahayd Mid isugu jirta soo dhawayn iyo Sagootin, taas oo lagu kala qaabilay Masuuliyiinta Kala ah Xilibaan Rayte iyo Faadumo Saciid oo labaduba ka…

            Read More

              “Wallaahi Samsam-na Aad baanu iskugu wanaagsanahay cid aan ka cadhoodana garan maayo wasaaraddana iyadaa ka madax ah arrintaasiina waa….”Wasiir Waran-cadde

              Hargeysa:May,04,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Ka Hadlay warar soo baxayey dhawaanahan oo sheegayey inuu dalka uga maqnaa cadho uu ka qaaday tallaabo wasaarada Maaliyaddu ku joojisay Lacago ay wasaaraddu hore u qaadan jirtey. Wasiir Cali Maxamed Waran-cadde oo  saxaafadda la hadlay mar uu shalay kasoo degay Garoonka Cigaal International, ayaa beeniyey…

              Read More

                Taageero buuxda oo ay soo saareen Jaalliyadda beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) iyo qodobbada madaxdhaqameedka beeshu go,aamiyeen oo ay la la qaateen

                Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.   Annaga oo ah jaalliyada beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) waxaanu taageero buuxda la garab taagannay shirka ay isugu yimaadeen maanta 3/5/2015 madaxa dhaqameedka beesha kuna dhamaayeen salaadiin,cuqaal, jiif caaqillo,boqor Raabi…

                Read More

                  If a Camel Falls on the ground, knives will be multiplied

                  To the Somaliland community, it is irrational and unacceptable to make further extension for silanyo’s government beyond the time line of the national electoral committee in which all stockholders welcomed as well as the community of Somaliland. Speaker of the house of elders honorable Suleiman Mahmud Aden  retained last week from the United Kingdom, in…

                  Read More

                    Akhriso Taxanayaasha Dhacdooyinka Taariikh Xumada Reebay Ee Dalka Ka Dhacay Intii Xukuumadda Madaxweyne Xilka Haysay

                    Hargeysa:May,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo  oo cimrigeedii dharciga ahaa gebogebo ku dhaw yahay, ayaa markale muujinaysa jacaylka iyo hamuunta ay u qabto inay kursiga sii xejisato, waxase shacabka maankooda ka guuxaya Mawjado dhacdooyin lama ilaawaan ah oo qadaf ahaa dhammaantood. Dhegaha dadku waxa ay deris dhaw la noqdeen baaqyo isdaba joog ah oo xukuumaddu ku doonayso in…

                    Read More

                      Marxaladihii Isgaadhsiinta Somaliland iyo Asbaabaha Hor taagan Isku Xidhka Shirkadaha Isgaadhsiinta Barnaamij Gaaar ah oo Qurbejoog idiin Diyaarisay DHAGAYSO

                      Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ) Isgaadhsiinta Somaliland ayaa soo martay Marxalado Mid kastaaba lahayd Waayaheeda Wakhti ayaa ina soo maray Qofka jooga degel ka mid ah Somaliland hadii uu u baahdo inuu qof ehelkiisa ah oo dibada ku maqan inuu la hadalkiisu ku qaadan Jiray Safar dheer oo uu ku tago dalka Itoobiya amase jabuuti. Somaliland…

                      Read More

                        “Somalia Markii ay Ku Fashilantay Wada hadalada Waxay u Wareegtay dhinaca Milateriga iyagoo wada Ciidamo ay rabaan inay Xuduudaha Somaliland soo dhoobaan” Cali Warancade DAAWO

                        Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Natiijada Socdaal shaqo oo uu ku soo maray Dalalka Imaaraadka Iyo Itoobiya  . Wasiirka Arrimaha Gudaha Waxa uu ka hadlay Qorshayaal ay Xukuumada Somalia ku abaabulayso Ciidamo ay keenaan Xuduudaha Somaliland kadib markii Sida uu Sheegay ay ku Guul daraysteen…

                        Read More

                          Salaadiin Isku Beel ah oo Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamud Aadan Kala hadlay Mudo Kordhinta Xukuumada DAAWO

                          Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ)- Salaadiinta Bariga Caasimada Hargaysa iyo Galbeedka Burco ayaa Maalintii Shalay Kulan Gaar ah oo Saxaafadu dibada ka Joogtay Waxay Gurigiisa kula Yeesheen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa markii Kulankaasi soo dhamaaday Wuxuu Hadal Kooban siiyay Warfidiyeenada,Waxaanu sheegay in Qasdigoodu ahaa Sidii ay…

                          Read More

                            “Habac-sanaanta Hawl-wadeennada Madaarka Jabuuti oo halis-galiyay Nolosha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle” Wargayska Washington Post Iyo Jawaabta Jabuut

                            Washington 04.May 2015 (SDN/QJ)-  Warbixin ay daabacday jariiradda Washington Post, ayaa daboolka ka qaadday habacsanaan ka jirta nidaamka shaqo ee hawl-wadeennada madaarka Jabuuti, gaar ahaan kuwa ku shaqada leh kala-hagista duulimaadyada diyaaradaha isticmaala Garoonka ugu weyn dalkaas ee ku yaala magaalada Jabuuti. Sida lagu sheegay warbixinta, madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa laba sanno…

                            Read More

                              “Xuskan Maydu Waa kaad Dulmigii Kaga Xorowdeene,”Abwaan C.raxmaan C.Cashuur, Dhegtii Maqashaay ha Dhayalsan, {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 04.May 2015 (SDN) Waxaa Somaliland Guud ahaan ka socda abaabul Xoogan oo ku Wajahan Qaban qaabada Xuska 18 May oo ah Sannad Guuradii 24 ee ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshada Madax banaanida Somaliland . Gabaygan oo uu Curiyay Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur “Baadi Doon” Hal hayskiisuna yahay “Xog-Ogaal” waxa uu hal abuurku…

                              Read More

                                “Waar Walaahi Waad Baxaysaa Golaha Ka Bax,u Yeedha Askarta” Gudoomiye Salaabaan Maxaa ka qabsaday Kulankii Maanta DAAWO.

                                Hargaysa 03.May 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta isugu Yimid Fadhi Xasaasi ah oo badiba Shacabka Somaliland ay il gaar ah ku eegayeen,Maadaama laga cabsi qabo in Guurtidu ay ku dhawaaqaan Go’aan ka duwan kii Komiishanka Doorashooyinka iyo Sadexda Xisbi isku raaceen ee ku qotoma in doorashooyinka isku lamaan ee Madaxtooyada iyo Wakiiladu…

                                Read More

                                  Taariikhdii,Siyaasadii Iyo Hogaamintii Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal iyo Geeridiisii Maantoo kale 13 Sanno ka Hor DAAWO

                                  Hargeysa May 03,2015(SDN/QJ)-Waa film ka waramaya taariikh nololeedkii Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal oo loogu talo galay Xuska Sannad Guuradii dhimashadiisa. Filmku waxa uu si weyn u soo bandhgayaa taariikhda Marxuumka khaasatan dib u dhiskii Somaliland. Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa Maantoo kale 03.Bishii May 2002dii ku Geeriyooday dalka Konfur Africa oo xaalad caafimaad loo…

                                  Read More