“Muddo kordhin Sanad Ahi Wax Suuroobaya Maaha, Waa Baabi’in Dalka iyo Umadda ah” Madaxweyne Siilaanyo

    Hargeysa, 03 May 2015  (SDN/QJ) Madaxweyne Siilaanyo xilligii uu mucaaridka ahaa wuxuu dagaal adag ka galay mudda kordhinta sharci darrada ah ee loo sameeyo madaxweynaha, isla markaana wuxuu ku dooddi jiray in muddo kordhintu liidnimo ku tahay hogaamiyaha. Wuxuu aad ula dhici jiray dadaaladii qaadhaan bixiyayaashu ka gaysan jireen suuragelinta doorashooyinka, isla markaana wuxuu ku…

    Read More

      “Awoodda cayimaadda Maalinta Doorashada waxa iska leh Komsihanka Doorashooyinka. Guurtiduna rabaa inay Kordhiyaan Wakhtiga Xukuumadda ee 26-june dhacaya…..”Muj. Boobe Yuusuf Ducaale

      Hargeysa:May,03,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay muranka ka taagan muddada rasmiga ah ee la filayo in loo kordhinayo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiillada oo isku sidkan, waxana xisbigu faahfaahiyey cidda iska leh awoodaha muddada lagu cayimi karo qabsoomidda Doorashada. Xog-hayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe)oo maanta Warbaahinta Kula Hadlay Xafiiskiisa,…

      Read More

        Gudoomiye Saleebaan oo Calaamadi dul saaran tahay Sida uu ka Yeelo Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

        Hargaysa 03,May 2015 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku hawlan Mudo Kordhin ay u samaynayaan Madaxweyne Siilaanyo oo Mudada Xil hayntiisu ku eeg tahay 26 Ka Bisha June. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Sannadkii 2009kii si adag uga Hor yimid in Wakhti ka duwan kii beesha caalamku ku dhex dhexaadisay dhinacyada siyaasada somaliland…

        Read More

          Guurti oo Magacawday Gudi ka soo Talo bixisa Wakhtiga ay qabsoomayso doorashooyinka Somaliland

          Hargaysa 03.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Adan ayaa fadhigii saaka goluhu yeesheen  magacaabay Guddi ka kooban 29 Xubnood oo ka Tirsan Xildhibaanadda Golaha Guurtidda, si ay uga soo tallo-bixiyaan wakhtiga rasmiga ah ee qabsoomi karto Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda. Halkan ka akhri magacyada gudida uu gudoomiye Saleebaan Magacaabay:-   1….

          Read More

            Daawo Xildhibaan Rayte oo London si weyn loogu soo dhaweeyey,Baaqna udiray Golaha Guurtida iyo Xukumadda Madaxweyne Siilanyo.

            London03May15(SDN/QJ)Waxa gegida diyaaradaha ee Heathrow Airport ee London lagu soo dhaweyey Xildhibaan Ibrahim Jaamac Rayte oo ka mida xildhibanada Barlamaanka Xisbiga wadani  ,waxa ku soo dhaweeyey madaxda xisbiga Waddani ee dalka UK. Xildhibaanka oo ka soo kici timay dalka Sweden oo uu Hawlo u yimid . halkan ka daawo soo dhawayntii .

            Read More

              “Annagu maamul baanu ahaanaynaynaa oo Somaliland baa nala yidhaahdaa Dawladda Federalka ahna Hebel iyo Hebel oo Reer Hebel ah ma doonayno, waxoogaa waa iskukaaya qaban weyday…” Madaxweyne Xasan Sheekh.

              Garowe:May,03,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka Hadlay natiijada ka dhalatay wada-hadalkii Dawladdiisa iyo Dawladda Somaliland usoo socday, waxana uu tilmaamay inuu rajo ka qabo inuu wada Hadalku mardambe bilaabmi doono. Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey Telefishanka Somali Channel, ayaa sheegay inay jirto Baahi loo qabo in wada-hadalka Mabaadii guud loo…

              Read More

                “..Beesha Caalamka Markaanu ka mid Noqono ayey Shuruucdoodu na qabanaysaa, Laakiinse waanu Tix-gelinaynaa Tallooyinka…” Xildh. Indho Indho

                Hargeysa:May,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho indho)oo kamid ah Mudanayaasha Miisaanka ku leh aqalka Golaha Guurtida, ayaa Markii ugu horraysay ka hadlay sida ay guurti ahaan u arkaan Baaqyada kala duwan ee lagaga dalbanayo inay u hoggaansamaan Wakhtiga Guddida Doorashooyinku u cayimeen dhicitaanka Doorashooyinka Dalka laga rajanaynayo sanadka dambe. Xildhibaanku waxa uu sheegay inay si gaar…

                Read More

                  “Hala Kordhiyee Yaa Loo kordhiyaa” Bal hoos ka akhriso Liiska dhacdooyinkii dalka ka dhacay ee maareyntooda ay ku fashilantay Xukuumada Siilaanyo ee Diiwaanka Taariikhda loogu duugay mudadii ay hogaanka haysay

                  Waxaa aqoonyahanka iyo wax garadka JSL ay isku wada raaceen in waxyaabihii  ay xukuumadani ummadda uqabatey ay ka  culus yihiin dhibaatooyinkii ay gaadhsiisey iyo diiftii, dil-dilaacii,riiqdii, hitaaqadii, hurgumadii,qeybsanaantii, qabyaaladii, qaraabo kiil kii iyo afooyinkii godobta wada ahaa ee ay kala dhex dhigtey shacabkii iyo dhamaan beelihii iyo bulsho weyntii reer Somaliland.Waxaa shacabku wada daalacdey boobka qaawan iyo qaraabo…

                  Read More

                    Nuxurka War-murtiyeed 7-Qodob Ka Kooban Oo Laga Soo Saaray Shirkii Garowe Uga Socday Dawladda Federal-ka iyo Maamul-goboleedyada

                    Garowe:May,02,2015(SDN/QJ)-Kadib muran iyo isfaham waa muddo soo jiitamayey, ayaa aakhirkii qoddobo la isku afgartay laga soo saaray shirkii Magaalada Garowe uga socday Dawladda Federal-ka Somalia iyo Maamul-goboleedyada. Qodobada lagu heshiiyay ee ay isla garteen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada ayaa ka kooban 7-qodob, waxana Qoddobka ugu horreeyaa ka hadlayaa Fulinta Heshiisyadii hore maamulladu uwada…

                    Read More

                      Xiisaha iyo Xamaasadda Kulan Golaha Guurtidu Maalinta Berri ah u Ballansan yihiin Iyo Kulamo Shirguddoonku La Qaateen Beesha Caalamka Oo Guuldarro Ku Dhamaaday

                      Hargeysa:May,02,2015(SDN/QJ)-Golaha Guurtida, ayaa waxa Maanta ka baaqday Fadhi ay ka yeelan lahaayeen Arrimaha Muddo-kordhinta Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada oo Wakhtigii ka dhammanayo, waxana  fadhigaas loo riixay Maalinta Berri oo ah Axad ku Beegan, maadaama maanta dalku fasax ku jiro. Aragtiyaha Xubnaha Golaha Guurtida, ayaan midaysnayn, waxase la filayaa in Hadba wixii Shirguddoonka iyo Xubnaha Talo-qabeenka…

                      Read More

                        muhiimada fikirka wanaagsan By Abdirizaq Guled

                        marka hore waxaan idin ku salaamaya salaanta islaamka assalamu allaykum,waxay mahad balaadhani u sugnaatay allahi iisuurto galiyay in aan qoro maqaalkan ka hadlaya fikirka wanaagsan(positive attitude). Ugu horayn waa maxay fakerku ? runtii waxa la bixiiya qeexitaano badan  qaar ka mida waxay yidhahdaan:- fikirku waa meesha uu ka samaysmo ama ka bilaabmato nolosha uu qof leeyahay,…

                        Read More

                          Maamulka Puntland Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Sababaha Keenay Muranka Ka Taagan Shirkii La Filayey inuu Ka Furmo Magaalada Garoowe, Eedana u Jeediyey Dawladda Federal-ka

                          Garowe:May,02,2015(SDN/QJ)-Maamulka Puntland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Cakirnaanta  iyo isfaham waaga ka taagan shirkii la filayey in Madaxda Dawladda Federalka ah iyo Kuwa Maamul goboleedyada Dalku ku yeeshaan Caasimadda Garowe iyo Sababaha fashilaadda keenay. Cabdiweli xirsi Cabdille oo ahWasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland oo arrintan kala Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa qiray inay fashilmeen iskudayo la…

                          Read More

                            Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka dareen Celiyay Soo Laabashada Cali Sanyare

                            Hargaysa 02.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wada Cad ee Hargaysa iyo Sallaxley Mudane Cali Sanyare oo Mudaba Xaalad Caafimaad ugu Maqnaa Wadanka Dibadiisa ayaa Maalintii shalay Dalka si Diiran loogu soo dhaweeyay . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Imaatinka Cali Sanyare. https://www.youtube.com/watch?v=H30KQFgUBPM&feature=youtu.be

                            Read More

                              Ollolaha Loollanka Baarqabada Murashaxnimadda Kulmiye Oo Mar kale Istaadhmay, Jarta Muuse Iyo Jara Raaca Samaale

                              Hargaysa 02.May 2015 (SDN/QJ)- Iyadoo ay u eg tahay in is rogashadii garabyada Kulmiye weli ka sii jirto dhinaca madaxtooyadda, ayaa waxa soo baxaya warar sheegaya dhaqdhaqaaqyo uu gudoomiyaha xisbiga Muuse Biixi kaga raadinayo madaxtooyada ansixin buuxda oo xaqiijisa inuu keli ku yahay murashaxnimada madaxweyne ee xisbiga, taasoo ku dhawaaqisteedu ku xidhan tahay uun madaxweynaha,…

                              Read More

                                Daawo:Cuqaasha Degta Konfurta Hargeysa Oo Sheegtay In La Qeybsanaayo Dhulkii Masalaha Ee Danta Guud Ahaa Baaqna U Direy Madaxweynaha

                                Hargeisa 1/5/2015(SDN/QJ)cuqaasha saladiinta iyo wax garadka beesha ciidagale ayaa maanta baq  madaxwaynaha somaliland ugu diray  inuu  wax ka qabto dhul dan guuda oo ku yaal xaafada masala ee koonfurta magalada hargeisa iyagoo sheegay  in dhulkaas  dad  dan gaara ka wataa ay doonayaa in ay qaybqaybiyaan https://www.youtube.com/watch?v=u4KlwhA7Lqc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Daawo:Cali Ibraahim Sanyare Oo Ah Gudoomiyaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Ayaa Maanta Si Heersare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Madaarka Hargeisa

                                  Hargeisa 1/5/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa si diiran loogu soo dhaweeyey  gudoomiyaha gudida dhismaha wadada cad ee koonfurta magalada hargeisa iyadoo halkaasi ay kaga hor tageen gudoomiyayaasha xisbiyada ucid iyo wadani  iyo saladiin kale https://www.youtube.com/watch?v=bvwEoCyJu9A Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                  Read More

                                    CODSI DADWEYNE:Wasiir Cali sanyare oo nooga waramay caqabadaha maaliyadeed ee dalka

                                    Geneva May 01,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka iyo Xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Ibrahim Maxamed (Cali Sanyare) ayaa horaantii sanadkan Wareysi uu siiyay bogan qurbejoog.com ayaa waxa uu nooga waramay habacsanaanta xukuumada Somaliland ee dhinacay maaliyada. Wasiirka ayaanu wax ka weydiinay caqabadaha maaliyadeed ee dalaka ayaa ku dheeraaday ka hadalka habacsanaanta xukuumada ee maareynta dhaqaalaha…

                                    Read More

                                      “Haddii aad Taageeri weydaan waxaa qaranku ku heshiiska yahay Waraabe Habeen ciyey kama Duwanaan doontaan. Shir-doceedka aanu maanta Halkaas ku Hayno ayaanu somaliland min bari ilaa ..”Suldaanka Guud ee Subeer Awal

                                      Hargeysa:May,01,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Diiriye, ayaa luuqaddii ugu adkayd kula Hadlay Golaha Guurtida,  waxana uu uga digay inay Baalmaraan Maalinta Guddida Doorashooyinku u asteeyeen in Dalka ay Doorasho ka dhacdo. Suldaaanka oo ka Hadlay Shir Madax-dhaqamameedka Biishiisa ugu sarraysa, Siyaasiyiin iyo Dhallinyaro ku yeesheen Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay…

                                      Read More