Xisbiga Waddani oo Mawqif adag iska taagay Xadhiga Gudoomiyihii Xuquuqul Iinsaanka DAAWO

    hargaysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Xadhiga Guuleed Axmed oo ahaa Gudoomiyihii Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Hargeysa ku taal kaas oo Xukuumadu Ku xidhay Mudo laba Todobaad ka hor ah kadib markii uu ka hadlay dareenkiisa ku aadan fulinta Xukunada Qisaasta ah.

    Read More

      Magaalada Taleex oo ay Gaadheen Wasiiro ka Tirsan Somaliland Iyo Qaabka Loo Qaabilay DAAWO

      Taleex 28.April 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin ka socda dawlada dhexe ayaa maanta gaadhay Magaalada Taleex. Weftigan Waxaa Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Waxaana Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Xukuumada Somaliland Mas’uuliyiin Heer Gobol iyo Madax dhaqameedyo. Ujeedada Socdaalkooda ayaa salka ku haya ka garnaqista Khilaaf laba beelood oo wada dega…

      Read More

        “Wada-tashi baynu yeelanaynaa oo talaynu qaadanaynaynaa dhinac kastaba ha ahaatee cidda ay khusayso ee sharciyaddu siisay, Taladaas inagoo dhegaysanay baynu Go’aankeena Qaadanaynaa” Gud. Saleebaan Gaal

        Hargeysa:April,28,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Guuurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Maanta Markii ugu horraysay Golaha Dhexdiisa ka jeediyey KHudbad la xidhiidha Xaaladda Dalku Galay iyo Baahida Loo Qabo in guurtidu ay qaadato Doorkooda Muddada loogu kordhinayo Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada. Fadhigii Maanta ee Golaha oo uu Saleebaan Maxamuud Aadan Ka hadlay, ayaa si faahfaahsan uga Hadlay Baahida…

        Read More

          CODSI DADWEYNE:Wasiir Cali sanyare oo nooga waramay dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland

          Geneva April 28,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka iyo Xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Ibrahim Maxamed (Cali Sanyare) ayaa horaantii sanadkan inooga Waramay dib u dhaca soo wejahay Hanaanka Doorashooyinka Somaliland.  Wasiir Sanyare ayaa Sharaaxaad cilmiyeesan ka bixiyay nooca uu yahay isbedel doonka Somaaliland ee haatan. Wasiir Sanyare ayaanu weydiinay Muxuu Isbdel doonka shacbiga somaliland ee…

          Read More

            {DHEGEYSO}”Qurbejooga reer Awdal waxaa u haboon in wanaaga Somaliland ay ka shaqeeyaan oo wixii tabasho ah ay u dayaan dadka gudaha jooga” Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Saylici

            Torornto April 28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo booqasho ku maraya qaarada Woqooyiga America ayaa inooga waramay safarkiisan iyo dib u dhaca ku yimi doorashooyinka Somaliland iyo cabashooyinka isdaba jooga ah ee reer Awdal.     [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.mp3″]   HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO WAREYSIGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA…

            Read More

              “Waxan leeyahay wax kale oo la is odhan karaa ma jirto xaalkuna waa Lugna Baqe Ugu Joog, Lugna Dirir, Hadalka Saleebaan-na Kollay Dhinaca Mucaaridka Waxan Leeyahay….”Cali Gurey

              Hargeysa:April,28,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf(cali gurey), ayaa Naqdiyey Hadalkii uu shalay Guddoomiye Saleebaan Gaal Warbaahinta Mariyey, kaas oo salka ku hayey muddo kordhin loo samayn Doono Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiye Cali Gurey oo war qoraal ah oo dhigay Bartiisa Face-book-gga, ayaa qiray inay muddo-kordhini lama huraan tahay, balse waxa uu deedafeeyey…

              Read More

                “Been-abuur Kasta & Dacaayado Loo Sheego Shacabka Qiimaha Leh Ee Somaliland Waa Qaar Aan Cidna Wax U Tarayn” C.raxmaan Cirro

                Hargaysa 28.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa si adag uga jawaabay hadalo muddooyinkii danbe lagaga faafiyey oo ku saabsanaa in uu kulan la qaaday madaxweynaha dawlada Somaliya iyo sida oo kale in uu warqad uu nidaamka faderaalka uu ku taageeraayo u diray dawlada Finland, waxaana wararkaas ku tilmaamay ku…

                Read More

                  Ogaysiis:dhamaan Bulshada Somaliyeed ee ku dhaqan Daafaha Aduunka Shirkada Dayax Electric power company ( DEPCO) ee fadhigeedu yahay , Magalada Cabudwaaq ee ka tirsan Gobolka Galgaduud,In laga bilaawo 1 of Maajo sanadka 2015 shirkad Depco waxay ka bilawday Magalada koronta bixin tasoo ah koronto casri ah

                  Shirkada  Dayax Electric power  company  ( DEPCO) fadhigeedu  yahay , Magalada Cabudwaaq oo  ka tirsan   Gobolka Galgaduud, Wadanka Somaliya Shirkad Depco  waxaa sharaf weyn u ah iney  ogeysiiso  Saxaafadaha somaliyeed  meel ala meesha ey joogan dunida  iney la socotsiyaan shacabka somaliyeed kuwa ku nool gudaha iyo dibbedaba In laga bilaawo 1 of Maajo sanadka 2015…

                  Read More

                    Golaha Wakiilada oo beeniyay in Gudoomiyahoodu qoraal Lidi ku ah Somaliland u qoray Finland DAAWO

                    Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland C.risaaq Siciid Ayaanle ayaa Been aan Sal iyo raad toona lahayn waxa uu ku tilmaamay qoraal lagu faafiyay Wargaysyada iyo Mareegaha Bulshada oo sheegayay in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu uu warqad u qoray dalka Finland taas oo uu ku sheegayo inuu ogol yahay Nidaamka Federaalka Somalia…

                    Read More

                      “Horena Waa loo Kordhiyay Maantana Waxay Gudidii Doorashadu Tidhi Wakhti ma hayno Markaa Dawlad la’aani dhici mayso” Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

                      Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Saleebaan Gaal Ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxaanu ka hadlay dib u dhaca doorashada ku yimid iyo doorka Golaha Guurtida ee dhamaadka Mudo Xileedka Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa. https://www.youtube.com/watch?v=JnoICz3asUA&feature=youtu.be

                      Read More

                        Daawo:Shirkada Is Gaadhsiinta Telesom Oo Maanta Adeeg Cusub Oo Lagu Isticmali Doono Shilinka Somaliland Ku Soo Kordhisay Adeega Zaadka

                        hargeisa 27/4/2015(SDN/QJ)shirkada is gaadhsiinta telesom ayaa maanta adeega cusub oo  lagu isticmaali doono shilinka somaliland ku soo kordhiasy adeega zaadka iyadoo adeegani uu wax wayn ka tari doono sicir bararka aafeyey  ganacsada somaliland sidoo kalena qiimo u yeeli doona shilinka somaliland hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Somaliland Oo Kaalin Sare Ka Gashay 158-Waddan Oo Heerkooda Farxadeed La Cabiray

                          Hargeysa:April,27,2015(SDN/QJ)-Shacabka Somaliland, ayaa kaalin sare ka galay Dalal  tiro badan oo la cabiray Heerka ay marayso Xaraaradooda Farxaddu. Dalalka Faraxaddooda la cabiray, ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 158-Waddan oo ku kala yaalla qaarado kala duwan oo caalamka ah, waxana Somaliland ay gashay Kaalin aan laga filaynin markii hore. Daraasaddan caalamiga ah oo ah tii saddexaad…

                          Read More

                            Dhaawac La Gaadhsiiyey Maayarkii Degmada Balligudbadle Iyo Sababta Keentay Oo Si Weyn Loo Hadal hayo

                            Balligubadle:April,27,2015(SDN/QJ)-Cabdi Iimaan Jaamac oo ah Maayarka Degmada Balligubadle, ayaa dhaawac loogu geystay Gudaha Magaalada Balligubadle xilli uu ku jirey Hawlihiisa shaqo ee caadiga ah. Sababta dhaawaca Maayarka, ayaa la sheegay inay tahay kadib markii ay Dawladda Hoose Ku dhaqaaqday Hawlo waddo-mariseed, kuwaas oo keenay in dadka qaarkii arrimahaas ka horyimaadaan, isla-markaana ay arrintu gaadho gacan-ka-hadal….

                            Read More

                              Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka oo eeda dib u dhaca doorashada dusha ka saaray Komiishankii ka Horeeyay DAAWO

                              Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Komishanku waxay sheegeen in aanay sanad iyo bilo aanay doorashada qaban karin. Xukuumadana xilkii ay haysay waxa uu kaga eegyahay 26 june ee sanadkan. Mucaaradkii waxay ku adkaysanayaan inaan xukuumadu xiligii loo doortay aanay maalin la dhaafay, Xukuumaduna waxay sheegtay in dhankeeda ay doorashada u diyaar tahay dibu dhacana aanay sababtiisa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Si Rasmi ah Golaha Guurtida uga Dalbaday Mudo Kordhin ay ku xalaaleeyaan Mudo Xileedkiisa dhamaadka ah

                                Hargeysa, 27 April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),  ayaa codsi ku saabsan wakhtiga ay gudida doorashooyinka Somaliland u cayimeen Doorashooyinka Madaxtinimada Iyo Golaha Wakiilada u gudbiyay Golaha Guurtida Somaliland. Soo jeedintan oo ku taariikhaysan 22-ka April, 2015 oo nuqul ka mid ah ay Shabakada Qurbejoog.com heshay ayaa  u dhignaa Ujeedo:- Gudbin…

                                Read More