“Maalinta Gole lasoo doortay yimaadaan Golaha wakiilladu Albaabkaasay ka baxayaan, Hadii Doorasho la qaban waayana waa fadhiyayaa,” Baashe Maxamed Faarax

    Hargeysa:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa Markii ugu horraysay  Jawaab ka Bixiyey Hadal dhawaan kasoo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo  sheegayey in marka ay dhamaato muddo-xileedka Goluhu  la kala diro. Guddoomiye Baashe Oo Maanta u warramay qaarkamid ah Warbaahinta Dalka, ayaa sheegay inaanay jirin sharci ogolaanaya in Golaha Wakiillada la kala…

    Read More

      Haddii aanu Nahay Xisbiga Waddani ee Laanta Sweden Waxaa aanu Taageersanahay Khudbadii Taariikhda ahayd ee uu Jeediyeey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md C/M/Cabdilaahi (Cirro)

      xisbiga wadani laanta sweden oo kala ah dhamaan guddiyada kale duwan ee xisbiga  oo  uu  horeeyo  gudoomiyaha xisbiga  xisbiga ee laanta  Md  baxanaan xaaji aadan iyo dhamaan guddiyada kale baa waxa aay marka hore  hanbaalyo  uu dirayaan guud ahaan  bahweynta xisbiga   gaar ahaan gudoomiyaha guud ee xisbiga mudane ,cabdiraxamn maxmed cabdilahi  cirro ,iyaga oo…

      Read More

        Akhri Magacyada Labadii Ruux Ee Fuliyey Qaraxii Ka Dhacay Hutel Central Oo La Ogaaday Iyo Siday Hawsha u Fuliyeen

        Muqdisho:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Waxa soo Baxaya Warar lagu kalsoon yahay oo sheegaya cidda  fulisay Qaraxyadii lagu hoobtay ee Jimcihii ka dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu laayey Masuuliyiin katirsanayd Xukuumadda Somalia. Wararka soo baxaya oo qaarkood si hoose uga soo baxeen Ha’yadaha ammaanka, ayaa tilmaamay In Ismaaciil Muuse iyo Luul Axmed Daahir (Luuley) oo ah…

        Read More

          “Hadalkii madaxweynaha ee inay Doorashooyinnku wakhtigoodii ku qabsoomaan wuxuu u muuqdaa mid beenoobi doona. Waxba yaanu kolba Wasiir hadal aan meelna haysan dadka kula dul kufin.” Jamaal Cali Xuseen

          Hargeysa:Feb,22,2015(SDN/QJ)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo ah Musharaxa Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid, ayaa Jawaab ka Bixiyey Hadalkii uu shalay Wasiir Waran-cadde kaga faallooday Arrimaha Doorashooyinka dalka kusoo foolka leh. Aqoonyahan Jamaal oo qoraal dheer ugu jawaabay Wasiir Waran-cadde, ayaa ku adkaystay in doorkii Beesha Caalamka kaga aaddanaa Arrimaha Doorashooyinku dhamaystirmeen, balse ay xukuumaddu ku foogan tahay…

          Read More

            “Dhagaxtuur Ma Been Baa?” Barnaamij Muuqaal ah Xubnihii Ururkii Uffo ee la Xidhxidhay 1982kii DAAWO.

              Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) Waa Maalmo dhalinta iyo Haweenkii Hargaysa ku noolaa u badheedheen Khatar Culus una babac dhigeen Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo Hubka dagaalka ah amarna ku qaba in koodii dhaqaaqaba ay Toogtaan. Waa Maalmo dhibicda Rasaastu ay hadh beeshay,Goobihii Garsoor ee Cadaalada u ehelka ahaana  ay isu bedeleen Xarumaha faltanka…

            Read More

              “Hargaysa Ma Toostay,Harqoodka Ma Tuurtay” Hadraawi iyo Maansadii Hanbaabir 1982kii iyo Xidhiidhka Dhagax-tuurkii Dhalinta DAAWO

              Hargaysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ) Maansadan Hanbaber ayaa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) wuxuu inoogu sheegayaa Dhacdadii dhagax-tuurkii Dhallinyarada iyo Haweenka ee 1982kii oo laga Joogo 33 Sanno Si balaadhana Maalintii Shalay looga Xusay Magaalada Hargaysa iyo Degsiimooyinka Kale ee Somaliland Maadaama laga Dhigay Maalinta Dhallinyarada . Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi waxa uu si farshaxanimo…

              Read More

                Xeeladda Waddani, Xujada Ucid Iyo Xabeebta Kulmiye Iyamaa Xiiqtiran doona

                Hargeysa, 22 Feb 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cabdiraxmaan-Cirro), ayaa soo jeediyey in la kala diro xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isla markaana xukuumad ku-meel-gaadh ah la soo dhiso haddii aan talo-qaran oo loo dhan yahay laysaga iman, go’aan cadna laga qaadan haddii wakhtiga doorashadu dib uga…

                Read More

                  “Kulmiye aad ayaa loogu heesayey, oo marka uu wax wadi waayey, waa kuwaa dadkii ka bedelaya ee Mucaaradka loo Sacabo dumanayo” Xildhibaan Aareeye

                  Hargeysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xldhibaan Cali Ibraahim Aareeye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Beelaha dega darafyada Somaliland aanay helin Saamigii ay ku lahayn Xukuumadda, isaga oo si gaar ah u tilmaamay Beesha uu ka soo jeedo, waxaanu ku baaqay in Beel walba ay hesho…

                  Read More

                    Dacwadda u dhexaysa Dawladda Jabuuti iyo Ganacsadaha Boore oo weji kale yeelatay iyo Filashada Gunaanadkeeda

                    London, 22 Feb, 2015 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska, ayaa maalinta Isniinta ee todobaadkan u muddeysay go’aan ay ka soo saaray dacwad Xukuumadda Jabuuti ku soo oogtay Ganacsadaha caanka ee Cabdiraxmaan Boore oo ay ku eedaysay inuu dalkeeda ka fuliyey falal isugu jira Musuq-maasuq iyo amni-darro. Dawladda Jabuuti ayaa hore u xajirtay dhammaan hantidii…

                    Read More

                      “Madaxweyne Siilaanyo Cida Dhibta ku haysaa Ma aha Mucaaridka ee Wasiiradiisa dhibta u weyn ku haya” Boqor Cismaan Buur Madow

                      Hargeysa 22.Feb 2015 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Aw-Maxamuud(Buurmadaw), oo ka mid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland, ayaa sheegay in xukuumada Siilaanyo habayaraate wax sir ah oo ay leedahay aanay jirin, waxaana uu tilmaamay in mucaaradnimada xisbiyada mucaaradka ay kaga daran tahay mucaaradnimada ay xukuumada Siilaanyo ku hayaan wasiiradiisu, isaga oo carabka ku dhuftay in ay yihiin kuwa had…

                      Read More

                        SIYAASADDA U RAHMAN BAASABOORKA DJIBOUTI: W/Q Muuse Daahir

                            “Horta Xuskii hore ee Afka Somaliga ee ka Dhacay Djibouti, Madaxweyne Siilaanyo isagoo maxay metelaya ayuu ka qaybgalay? Illeyn Akademiyadda Afka Somaligu waxay ka kooban tahay Afar Degmo oo kala ah Somalia, Djibouti, Ethiopia iyo Kenya”   Maanta waxaa magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeisa si talantaalli ah uga dhacay xuska Afka Soomaaliga, labada magaaloba…

                        Read More

                          Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa lagu Maamuusay iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

                          Hargaysa 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa Ka qayb Galay Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Lagu Qabtay magaalada Hargaysa  kaas oo ay soo qaqban qaabisay wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland. Kulankan lagu xusayay maalinta afka hooyo oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta,Dhaqan iyo Wacyigelinta ayaa Waxaa lagu soo bandhigay Suugaan ka…

                          Read More

                            Daawo:Maanta Oo Si Baaldhan Magaalada Hargeisa Looga Xusay Maalinta Afka Soomaliga Iyadoo Guud Ahaan Maantoo Kale Laga Xuso Deeganada Somalida

                            hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magal;ada hargeisa laga xusay  maalinta afka soomaliga oo guud ahaan deeganada somalida laga xuso iyadoo xuskani ay ka soo qayb galeen madaxwayne ku xigenka somaliland iyo xubno wasiiro ah http://www.youtube.com/watch?v=ArOwQfALmWI&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Wasiirka Deeganka Iyo hurumarinta Reer Miiga Oo Maanta Beenisay Warar Laga Baahiyey Oo Sheegayey In Ay Mashaariicda Wasaarada U Badisay Deeganaday Ka Soo jeedo

                              Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)wasiirka deeganka iyo horumaita rer  miiga somaliland shugri ismacil banadare ayaa maanta shi jaraaid oo ay xafiiskeda ku qabatay  ku beenisay warar ay  shabakadaha qaar ka qoreen o sheegayey in mashiirkda wasarada ay deeganada ay ka so jedo u badiso http://www.youtube.com/watch?v=yb6NsXHLMWE&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Magaalada Hargeisa OO Laga Xusay Maalinta Dhalin Yarada Somaliland Iyadoo Socod Lagu Tagay Taalada Dhagax Tuurka Maxkamada Horteeda

                                Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magaalada hargeisa l;aga xusay  maalinta dhalinyarada somaliland iyadoo xuskaasi  lagu qabtay  taalada dhagax tuurka ee maxkamada horta xuskaasi ayaa waxa dhalinyarada kala qayb galay wasiirka ciyaaraha somaliland cali siciid raygal iyo gudoomiyaha dhalinyarada Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More