Ethiopia Oo Qoraal Kasoo Saartay Nuxurka Qoddobo ay Ka Wadahadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
Addis Ababa:Jan,18,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Ethiopia, ayaa ka Hadashay nuxurka kulamo ay wada Qaateen Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland iyo Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Ethiopia bilowgii Tododbaadkan, kana dhacay caasimadda Addis Ababa. Kulankan u dhexeeyey Maxamed Biixi iyo Wasiiru dawle Ambassador Berhane Gebre-Chiristos, ayaa ahaa mid lagu lafo guray xidhiidhka labada dhinac iyo sidii arrimaha Nabadgelyada Gobolka la iskaga…
