Agaasimayaal la Kala Wareegay Xilal Idaacadeed oo Hoos taga Warfaafinta Somaliland iyo Weedhihii laga Jeediyay {DAAWO}

    Hargaysa 16.Jan 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Maxamed Cilmi Aadan ayaa Xilalkii u Kala Wareejiyay Agaasimihii Hore ee Waaxda Idaacadaha ee Somaliland Siciid Aadan Cige iyo Agaasimaha Cusub ee Wasiir Cukuse u magacaabay Weriye Xasan Maxamed Yuusuf taas oo lagu qabtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta ee Caasimada Hargaysa. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

    Read More

      Daawo:Xildhibanada Golaha Deegaanka Oo Manta Ka Soo Horjeestay Go,aankii Wasiirka Arimaha Guduhu Wadooyinka Ku Badalay Iyo Xildhibanada Iyo Duqoo Kulan Aan Caadi Ahayn ka Yeelana

      Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat  go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu  ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay  Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo http://www.youtube.com/watch?v=3rtEBw6KAmI Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Xildhibanada Golaha Deeganka Hargeisa Oo Maanta Ka Soo Horjeesat Go,aankii Wasiirka Ariamaha Gudaha Somaliland Ku Badalay Qaabka Wado Marista Magalada Hargeisa

        Hargeisa 15/1/2015(SDN/QJ)Xildhibanada golaha deeganka hargeisa ayaa maanta ka soo horjesat  go,aankii wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ku badalay nidaamkii wadooyinka magalada hargeisa iyagoo xildhibanadu  ku tilmaamay go,aankasi mid uu wasiirku ku degdegay taasina ay shaqadooda tahay  Iyagoo wasiirkana ugu baaqay inuu faraha kala baxo shaqada dawlada hoose iyagoo geesta kale ugu baaqay…

        Read More

          Waftiyo Miisaan Culus leh Oo Ka Kala Socda Puntland iyo Somaliland Oo La Filayo Inay Maanta Ku Kulmaan Munaasibad Dhaqan Oo Buuhoodle Ka Dhici Doonta Iyo Dhoollatus Siyaasadeed Oo Halkaas Laga Filayo

          Buuhoodle(SDN/QJ)-Magaalada Buuhoodle ee Caasimadda Gobolka Buuhoodle, waxa Maalintii shalay soo gaadhay Wafti Ballaadhan oo ka socda Maamul-goboleedka Puntlad, kaas oo uu hoggaaminayey Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar  Camay. Mudane Camay waxa Wehelinayey Xildhibaanno, wasiirro iyo madax dhaqameed kale, waxana uu markii ugu horraysay Halkaas gaadhay tan iyo markii xilkaas loo doortay muddo sanad…

          Read More

            Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo la Qaatay Golaha Deegaanka ee Magaalada Sheffield ee Aqoonsaday Somaliland DAAWO

            Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa hadhimo sharafeed uu ku maamuusayo qasriga madaxtooyada ugu sameeyey wefti ka socda dalka Ingiriiska, gaar ahaana golaha deegaanka Sheffield city council. Weftigan oo ujeedada booqashada dalka Somaliland ku yimaadeen ayaa ah inay si toos ah ugu kuurgalaan xaalada dhabta ah ee Somaliland. Intaasi…

            Read More

              Buuhoodle oo ay Isugu Tageen Somaliland,Punt land iyo Somalia iyo Wasiir Xaglo Toosiye oo Digniin adag ku dhawaaqay DAAWO

              Buuhoodle 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland, Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Wafdiga ayaa ka qaybgalaya xaflad lagu caleemasaarayo Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo lagu wado inay Buuhoodle ka dhacdo barri oo Khamiis ah. Wafuud ka kala socota maamulka Somaliland iyo dhulka is-maamulka Soomaalida Itoobiya…

              Read More

                Aqoonsi la’aanta Somaliland,Sida ay Halis ugu tahay Xasiloonida iyo Ammanka Mandaqadda Warbixin Lafo Gur ah

                Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wargeyska La Nouvelle Chronique oo ka mid ah warbaahinta ugu faca-weyn ee ka soo baxday dalka Faransiiska, isla makraana si gaar ah u falan-qeeya siyaasadaha caalamka, ayaa todobaadkan warbixin dheer ka qoray horumarka Somaliland iyo halista beesha caalamka ka soo waajihi karta aqoonsi la’aanta Somaliland.   Warbixinta ayaa lagu sheegay in…

                Read More

                  Kooxo Hubaysan oo Taageersan Suldaan Wabar oo soo Weerar ku soo qaaday Ciidanka Qaranka iyo Waraaqo Diiwaangelinta lagu diidan yahay oo Boorama lagu daadiyay

                  Hargaysa 15.Jan 2015 (SDN/QJ)- Koox Maleeshiyo ayaa  soo weerartay xero ciidamada Somaliland ku leeyhiin deegaanka Holhol ee koonfur galbeed Borama, waxaanay ku rideen rasaas. Ciidanka Somaliland wax jawaab ah kamay bixin rasaastaas kooxdii weerarka soo qaadayna iyaga oo aan wax khasaare ah gaysan ayay dib uga noqdeen deegaankii ay ka soo galeen Somaliland, waxaanay u…

                  Read More

                    Oo Miyaanu Ilaahay Odhan “ Inamal-Mu’minuuna Ikhwa’ah”..? By: Mohamed Hassan Daacad

                    Waxa Hada uun fooda laga soo qaaday Salaadii Casar,Qofkastaana wuxuu soo Gutay Afartii Ragcadood ee Waajibka ahaa,Waxaana uu Ilaahay u bandhigtay Xaajooyinkiisa gaar ahaaneed ee Aduunyo iyo Aakhiraba. Qof kastaaba Niyad ahaan wuu faraxsan yahay,waxaanu dareemayaa Xasilooni Jidh ahaaneed,Maskax ahaaneed Iyo Niyad-sami xoogan.taas-na waxa u sabab ah iyada oo Ilaahay waafajiyay mid ka mid ah…

                    Read More

                      “Annagu waanu kasoo horjeednaa in Turkiga la tago, Turkigu wuu afdubay wada hadalladii Somalia iyo somaliland, 26-feruary yaan la tegin meel uu kasoo galayna garan mayno”Faysal Cali Waraabe.

                      London:Jan,14,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Wad-hadalladii Somalia iyo Somaliland, isla wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay dhaqdhaqaaqyada Suldaan Wabar iyo Cali Khaliif ka wadaan Darafyada dalka. Guddoomiye Faysal oo hadda ku sugan Dalka Ingiriiska, ayaa xusay inay muhiim tahay in danta  shakhsiga ah laga horraysiiyo midda Guud, waxana uu…

                      Read More

                        “Xildhibaan Nimadu Maha Duuduub Ku Ansixi,Taasi Halkay ka Soo Gashaa Dawlad Wanaaga” Mujaahid Cali Guray

                        Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Sheegay in hadii Qaabka ay Xukuumadu ku rabto inay ku meel marsato Xeerarka Golayaasha Sharci dejinta ee Duuduub ku ansixidu inay la Macno tahay in aan haba yaraatee loo  baahnayn Wax Sharci Dejin ah. Sida aanu ka soo Xiganay…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Dhaqan galka Habka Wado Marista Caasimada Hargaysa iyo Jawaab uu ka bixiyay Suldaan lagu Xidhay Boorama

                          Hargaysa 14.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed  Warancadde, ayaa ka hadlay Suldaankii lagu xidhay Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Suldaankaas la xidhay si khalad ah loo xidhay. Wasiirka Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancadde ayaa sidoo kale waxa uu ka hadlay xaalada Gobolka Awdal oo uu sheegay inay hadda aad u degan…

                          Read More