Daawo: gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Ucid Eng Faysal Cali Warabe Oo ka Soo Horjeestay wada Hadalada Somaliland Iyo somaliya Oo Malintii Shalay Ahayd Labada Madaxwayne Ku Kulmeen Dalka Djabuuti

    Hargeisa 21/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee u cid eng faysal cali warabe oo maanta ka soo hor jeestay  wada hadalada somaliland iyo somaliya oo malintii shalay ay  ku kulmen madaxwaynashha somaliland iyo somaliya dalka jabuuti  isago gudoomiyuhu ku dhaliilay xukumada inaanay wada hadala ka qayb galin kuna soo ogaysiin https://www.youtube.com/watch?v=_EZOZP3kR10 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      DHEGEYSO:Masuuliyiin ka mida sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ee Woqooyiga America oo aanu ka wareysanay saameynta ay qurbejoogu ku leeyihiin siyaasada Somaliland

      Toronto Dec 21,2014(SDN/QJ)-Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa waxa ay dalalka ay ku nool yihhn Jaaliyadaha reer Somaliland waxa ay ku leeyihiin laamo iyo xubno kala taageera xisbiyada Somaliland. Masuuliyiinta Sadexda Xisbi ee Kulmiye Wadani iyo UCID ayaa waxaanu ka wareysanay sababaha keenay in xisbiyada Somaliland ay laamo uga furtaan dalka Dibediisa. Barnaamijkan qeybtiisa hore…

      Read More

        Barta Face Book-gga Oo Muddo Todobaad ah Hawada Ka Qaqnaan Doonta Iyo Sababaha Keenay

        Washington:Dec,21,2014(SDN/QJ)-War dhawaan kasoo baxay Mulkiilaha ama aasaasaha Barta Bulshadu ku xidhiidho ee Face-book-ga, ayaa lagu shaaciyey in Bartaas muddo Todoba maalmood ah la xidhi doono. Sababta Loo  xidhayo Bartan bulshada Badani ku xidhan tahay ee Face Book-ga, ayaa lagu sheegay in waxka beddel lagu samayn doono  Bartaas, waxana la fududayn doonaa Culasyada ku yimaadda. Dhawaanahan…

        Read More

          Is aragii Labaad ee Madaxweyeyaasha Somaliland iyo Somalia iyo Maxsuulka Maanta laga Filayo DAAWO

          Jabuuti 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Somaliland Mudane Xasan Sheekh iyo Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shalay ku Kulmay Magaalada Jabuuti,halkaas oo ay ku sii ambo qaadayaan Wada hadaladii u dhexeeyay Labada dal ee Somaliland iyo Somalia. Wada hadalku waxaa uu ka soo curtay shirkii Lancaster House, London kasoo markii ugu horraysay,…

          Read More

            Wada Hadalada Somalilad Iyo Somalia iyo Mawqifka Xukuumada Ingiriiska

            London 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirul dawlaha Ingiriiska u qaabilsan arrimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka, ayaa ka jawaabay su’aal uu xildhibaan Ingiriis ahi ka weydiiyay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Xildhibaan Simon Kirby oo ka tirsan xisbiga Muxaafadka lagana soo doorto magaalada Brighton, ayaa wasiir Hugo Swire su’aalay arrimaha u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya, waxaanu wasiirka…

            Read More

              “Waxaan qaddiyadda Somaliland u galay markaan arkay Xaq-darrada haysata, waddankan ugu xasilloon, uguna rejada wanaagsan Geeska Afrika…” Mr. James Carver,

              London 21.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan James Carver oo Baarlamaanka Yurub u metela Xisbiga UKIP ee Ingiriiska, isla markaana si weyn u taageera qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland, ayaa sheegay inay u diyaarsan yihiin qorshayaal la xidhiidha aqoonsiga oo sannadka cusub uu soo bandhigi doono. Xildhibaan Carver oo isaga iyo Guddoomiyaha Xisbiga UKIP ee Ingiriiska Mr. Nigel Farge…

              Read More

                Gudi Hoosaad ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Musuq Maasuqii ugu Xooganaa ku soo Saaray Hanti dhawrka qaranka

                Hargaysa 20.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddi-hoosaadka Golaha Wakiillada Somaliland u qaabbilsan Daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka, ayaa maanta Golaha soo hor-keenay Warbixin dhinacyo badan taabanaysa, isla markaana ka shiftay musuqmaasuq baahsan iyo maamul-xumo hadhaysay iyo Xafiiska Hanti-dhawrka guud ee Qaranka. Guddigan oo muddo baadhis ku waday hannaanka Hay’addani u shaqayso iyo sida ay uga hawl-gasho ilaalinta…

                Read More

                  Daawo: Xoghaya Ciyaaraha Xisbiga Wadani Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeisa Iyadoo Ka Hadashay Xaalada Uu Haatan Dalku Ku Sugan Yahay

                  Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)xoghayaha ciyaaraha xisbiga wadani ya  amaanta lagu soo dhaweyey magalada hargeisa iyadoo ka hadashay  xaalada siyaasaded  ee dalka waxa ay sidoo kale ka hadashay doorka ya dhalinyartu ku leedahay  bulshada iyadoo xukumada ku eedesay  inanay ka soo bixin doorkii dhalinyarta waxa ay sidoo kale baaq nabaded u dirtay dawaynaha rer boorama ee malmihi ugu…

                  Read More

                    Daawo:Sulaadka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo hadal Taarikhiya Ka Jeediyey Madal Lagu Taageeraayey Musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi

                    Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Shir ay manta isugu yimaden badiba hormoodka  salaadiinta cuqaasha iyo wax garadka beesha sacad muuse aya maanta ku yeeshay magalada hargeisa kulanaasi oo lagu taageraayey go,aankii ay gudida horumarinta beesha sacad muuse ku taageren musharaxnimada muuse biixi cabdi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Daawo: Salaadiinta Boorama Oo Maanta SHir jaraaid Ooy Qabteen Cod Dheer Ku Sheegay Inaanay Gooni Isu Taaga Suldaan Wabar Ku Raacsanayn Iyago Xukuumada Ugu Baaqay In La Tix Galiyo Cabashadooda

                      Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Salaadinta boorama ayaa shir ay  manta qabten  waxa ay sheegen inanay  suldaan  wabar  la qabin goositanka uu somaliland akaga goostay iyago sheegay  inanu suldaanku arinkaa kala tashan iyagoo xukuumadana ugu baaqay  in cashadoodii la tix galiyo hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Goor Dhawayd Gaadhay Dalka DJabuuti Iyadoo halkiaasi Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey(Sawiro)

                          Hargeisa 20/12/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo si heer caalami ah loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, iyada oo ay garoonka Diyaaraha ku soo dhaweeyeen Raysal Wasaaraha Dawlada Jabuuti Mudane  Cabdiqaadir Kaamil Maxamed oo hogaaminaaya Xubno ka mida Dawlada Jabuuti oo u badan wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Arrimaha Dibeda Jabuuti mudane Maxamuud…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Saaka u Ambabaxay Dalka Djibouti Iyo Ujeeddada Safarkoodu la Xidhiidho

                          Hargeysa:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wafti sare oo uu hoggaaminayo, ayaa u amba baxay Dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Safarka Madaxweynaha oo ay ku wehelinayaan Xildhibaano, Wasiirro, Wariyayaal iyo xubno kamid ah Xisbiga Kulmiye, ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo Wada-hadallo la sheegay inay Caasimadda Djibouti ku dhex mari doonaan Dhiggiisa Somalia oo la filayo in dhawaan…

                          Read More

                            Meydka 8-Carruur ah Oo 7-kamid ahi Walaalo ahaayeen Oo Laga Soo Saaray Aqalka Ku Yaalla Asutralia iyo Hooyadii Dhashay Oo Dilkooda Looga Shakiyey

                            Carnsi:Dec,20,2014(SDN/QJ)-Aqal ku Yaalla Dalka Australia, ayaa waxa laga helay Meydka Siddeed carruur ah oo Toddoba kamid ahi walaalo ayaayeen oo lagu dilay middi iyo Hooyadii dhashay oo dhaawac qabta. Sarkaal u hadlay booliiska ayaa sheegay inay Hooyadii ubadkan dhashay soo miyirsatay oo ayna hadda la hadlayso booliiska iyada o ku jirta Isbitaalka halkaas oo lagu…

                            Read More

                              274 Xildhibaan + Daahir Amiin Jeesow

                              Waxaa la yidhi: Geela duqdiisu durdurisay aarankiisana maxaad mooddaa. Waxay ahayd 19.Dec.2013, maalintii aan qorey Maqaalkan:  Dhaarta Kitaabka – Ta dhaqankana ha lagu daro Maqaalkan oo ruuxii aan horey u akhriyin uu halkan ka heli karo nuqul ka mid ah wuxuu ka hadlayey dhaarinta Xildhibaanada iyo Madaxda kale ee Dowladda Soomaaliya oo wax laga badalo,…

                              Read More

                                Hindise-sharciyeed Halis Ku Ah Shaqada Saxaafadda iyo Xuquuqda Aadamaha Oo Baarlamaanka Kenya Ansixiyeen, Una Gudbay Dhinaca Madaxtooyada

                                Nairobi:Dec,19,2014(SDN/QJ)-Aqalka Baarlamaanka Kenya, ayaa Madaxweynaha u gudbiyey Hindise-sharciyeed Dood Badan iyo Muran ka dhex abuuray Bulshada Reer Kenya, kaas oo la sheegay inuu  ballaysin ka noqon dhaqdhaqaaqyada kooxaha Mintidiinta ahi ka wadaan Gudaha Waddanka kenya. Hindise-sharciyeedkan, ayaa ka hor intii aanu u gudbin Madaxweynaha, waxa uu Baarlamaanka dhexdiisa ka dhex dhaliyey muran iyo isku dhac…

                                Read More

                                  WARSAME IYO WARMOOGE SIDAN MA ISKU DHAANAA!

                                  Warsame iyo Warmooge waa laba oday oo saaxiib ah mana heshiiyaan mana kala tagaan, kaftanka iyo sheekaduna waa u dhex, waxay ka hadlaan dhacdooyinka maalinlaha ah ee bulshada dhexdeeda ka jira. Waa qormooyin taxane ah oo ka hadlaaya xaaladaha dalka ka taagan   Warsame: duulkani bal eega Duni kale raacayee Danahoodii ilaabaye Dane kale ku…

                                  Read More