“Xukumaddaha Afrikaanka marka arimuhu ka qasmaan laba arimood baa si caddaan ah loogu gartaa oo aan khaldamayn” Muj Xasan Ciise Jaamac DAAWO
Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne xigeenkii ugu horeeyay ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ayaa Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay mid ay ka muuqdaan Astaamaha lagu garto Xukumad wax ku si yihiin.waxa uu sheegay in Xukumaddaha Africa intooda badan markay sii dhacayaan Saxaafadda cabudhiyaan islamarkaana Hantida umadda leexsadaan Xasan Ciise oo ka hadlay Xidhiidhka Wanaagsan ee…
