WarDegdeg ah: Wasiirro Ka Tirsan Waftigii Madaxweynaha Oo Dhaawacyo Ka Soo Gaadheen Shil Gaadhi Oo ay Galeen
Burco:20-March-2014(SDN)-Sida ay Sheegayaan Warar Aanu Ka Helayno Waftigii Uu Madaxweyne Siilaanyo Hoggaaminayey ee Gobolada Bariga Marayey, waxa Qaar ka mid ahi ay Shil ku Galeen Deegaanka u dhexeeya Berbera iyo Burco goor hore oo saaka ahayd. Wararka ay Qurbejoog.com Helayso ayaa sheegaya in labada Gaadhi ee ay kala Wateen Wasiirrada wasaaradaha Warfaafinta iyo Caafimaadku…
