Xildhibaan Cali Mareexaan oo amaanay Hogaaminta Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Kuna Sifeeyay Shakhsi dad isku Wad leh {DHAGAYSO}

    Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Cali Xasan Mareexaan oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Sheegay in Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Shakhsi Siyaasadiisu Mudakar tahay Isla markaana leh dad isku Wad isagoo Tusaale u Soo Qaatay Qaabka uu u hago Golaha Wakiilada ee uu Gadhwadeenka ka Yahay….

    Read More

      Labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Wakiilada oo Ka Difaacay Xukuumada inay Golahooda soo Faro gelisay iyo Dareenka Mudanayaasha {DHAGAYSO}

      Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Labada Gudoomiye ku Xigeen ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Dr Cali Yuusuf ayaa Si Wada Jir ah u beeniyay in Xukuumadu ay Soo Faro gelisay Hawl Qabadkii Maalinlaha ah ee Golaha Wakiilada . Labada Gudoomiye ku Xigeen oo Markii uu Gudoomiyuhu Shirka Xidhay Isku dayay inay iyagu dib…

      Read More

        Somaliland: Planning for the Future

        By Mark T Jones – Leadership Specialist Across the Somali territories we have witnessed a raft of construction projects of late. Whilst such activity testifies to a gradual return to normality, the speed and nature of the development raises some fundamental questions. In all post-conflict economies there is an initial. During this period, it is…

        Read More

          Somaliland and Universal TV: Was It Just a Harmless Comedy Sketch?

          By: Robleh Mohamud Lafcanbe Recently, Universal TV aired a comedy sketch of President Silanyo in a show titled “Faaliyaha Qaranka”. Subsequently, the Minister of Information of Somaliland held a press conference condemning Universal’s actions and revoked their operating licence in Somaliland. Universal TV and journalism organizations have claimed that the clip was merely a joke…

          Read More

            Shirkadii lunsatay lacagtii Dayactirka Aiportka Hargeysa oo markale loo ansixiyay 5 million oo dollar

            Hargeysa Feb 09,2014(SDN)-Waxaa mar kale wasaarada duulista iyo hawada ee Somaliland ay si kheyrul shrci ah ku bixisay mid ka mida qandaraasyada lagu dayac tirayo madaarada dalka khaasatan ka caasimada. Shirkada China Hono Group oo hore gacanta loogu geliyay qandaraaskii loogu talo galay dayactirka Garoonka Duyuuradaha Cigaal ee Hargeysa ayaa ay aheyd in ay fuliso…

            Read More

              Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Cod adag ku sheegay in Xukuumadu Baa’binayso Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

              Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay Xaaladii uu Golaha Wakiiladu maanta Guda Galay iyo Mooshinada soo gaadhay Gudoomiye Cirro waxa uu Xukuumada ku eedeeyay inay Hurinayso Khilaafka Golaha Wakiilada Waxaanu si gaar ah u tilmaamay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Madaxtooyada oo ilaa…

              Read More

                “Golahan Ciidankiisa iyo Tiknikadiisu Waa Shacbiga Sidaa Darteed Waa Inay Mudaharaad la isugu soo baxo” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Mudanayaasha Kulmiye {DHAGAYSO}

                Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Tirsan Golaha Wakiilada kuna Abtirsada Xisbiga Kulmiye ayaa Si adag u Naqdiyay Talaabada ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku qaaday Golaha Wakiilada Waxaanu Xusay in Dawladii Rayaale Waxyaabihii ay kaga caban jireen uu Siilaanyo ku dhaqaaqay. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ahaa Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye ayaa…

                Read More

                  Furitaankii Golaha+Saraakiil Boolis oo Soo Galay+Orintii Xildhibaanada+ Mooshino la Horkeenay iyo Xeeladaha lagu aamusiinayo Sawiro

                  Hargaysa 09.Feb 2014 (SDN)- Fadhigii Golaha wakiilada Somaliland oo Xamaasad iyo Xiiso lahaa ayaa si wayn loo adkeeyay Amaanka. Ilaalinta Amaanka ayaa u muuqatay mid aanu Golaha wakiiladu dalban islamarkaana dhinaca Xukumadda ka yimid. Ka hor Inta aanu Fadhigaasi bilaaban ayaa waxaa soo galay Aqalka wakiilada Saraakiil Boolis ah oo qaar kood Madaxtooyada ka tirsan…

                  Read More

                    Mr Gury, Mr Dahir and the Radio

                    When Abdi Deeqsi( Abdi Sinimo)  had his truck broke down in the middle of the Giriyad desert , near Zeila, he could have been bored when he began to softly tap with his fingers on a empty drum as well humming a rhythm  tone. When he skillfully added a verses, it was the birth of…

                    Read More

                      Xildhibaanadii u badnaa Gollaha Wakiilada oo soo guddbiyay soo jeedino lidi ku ah Guddoomiye Ciro iyo ismari waa taagan

                      Hargeysa Feb 09,2014(SDN)-Waxa maanta soo boox dhaafiyay gollaha xarunta Wakiilada ee Somaliland mudaneyaasha gollahaas oo soo bandhigay mooshino lidi isku ah. Xildhibaanada taageersan labadii Guddoomiye ku-xigeen ee dhawaanta awoodahooda la wiiqay ayaa soo bandhigay sadex mooshin. Xildhibaanada lidiga ku ah Guddoomiyaha Wakiilada Cabdiraxmaan Cirro oo tiradoodu aheyd 53 mudane ayaa soo gudbiyay mooshino kala ahaa…

                      Read More

                        DAAWO:Barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo mar kale wareystay Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Cukuse oo dhulka lala dhacay

                        Muqdisho Feb 09,2014(SDN)-Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Televesionka Universal ayaa mar kale wareystay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo ka dib kolkii caro weyni ay ka dhalatay wareysi qosol badnaa oo ay todobaadkii hore la yesheen. Todobaadkan waxa ay sidoo kale soo bandhigeen Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse oo saxaafada uga waramaya sababihii ay u…

                        Read More

                          Madaxtooyada Somaliland Oo Markale Docfaruurtay Iskudaygii Guurtida ee Qaboojinta Xaraaradda Wakiillada iyo Labadii Dhinac Oo Saaka La Filayo Inay Is Wajahaan

                          Hargeysa:09-Feb-2014(SDN)- Mooshinadii Iska Soo horjeeday Ee Golaha Wakiillada oo Shalay Guurtidu Baajisay ayaa Saaka La Filayaa inuu Halkiisii ka Sii Socdo. Mooshaniddan oo shalay u janjeedhay dhinaca Kooxda Cirro ka Soo horjeedda, ayaa la sheegayaa inay Kooxdaasi iska Diiday inay Gorgortan ka Galaan Isku dayada ay Guuritidu wadaan, waxana ay Ballan ku qaadeen inay codkooda…

                          Read More

                            Amuuro La Yaab Leh Oo Ku Cusbaa Soo Dhaweyntii Shalay Ee Madaxweyne Silaanyo Iyo Sida Shacabku u Macneeyeen

                            Hargeysa:09-Feb-2014(SDN)-Soo Guryo-noqoshadii Shalay ee Madaxweyne Siilaanyo ayaa Noqotay mid si aad ah looga Hadal Hayo dhamaaanba Goobaha Dadku Iskugu yimaadaan ee Magaalada Hargeysa. Waxyaabaha ku Cusbaa Soo Dhaweyntan shalay Dhacday, ayaa waxa ugu weynaa in Markii ugu horraysay la Fasaxay Ardayda Dugsiyada Dawladda Dhigata, iyagoo Arday Badan oo Basas Lagu Qaadayna la Geeyey Hareeraha Waddooyinka…

                            Read More

                              Halkan Ka Akhri Magacyada Dad Maleeshiyada Khaatumo Ku Laysay Deegaanka Kalshaale Iyo Saaka Oo La Isku Wajahan Yahay

                              Buuhoodle:09-Feb-2014(SDN)-Maleeshiyada Khaatumo ee Fadhigeedu Yahay Magaalada Buuhoodle, ayaa Shalay Makhribkii Weerar ay Dad ku laayeen ku soo Qaaday Shacab ku Sugnaa Deegaanadii Hore dagaaladu uga Dhici jireen Ee Khalshaale. Maleeshiyaddan ayaa Soo Badhtilmaameedsatay Shacab Xoolo Dhaqato ahaa oo  Joogay Dhinaca Bare Ee balliga Kalshaale ooh ore murano uga Dhaceen, waxana iyagoo Tikniko Wata ay Halkaas …

                              Read More