Goormaa Inqilaabku ka Dhacay Somaliland? Abdi Geireh

    Ummaddu waxey codkooda siiyeen madex-weyne Siilaanyo in uu hogaamiyo muddo shan sano ah oo ka bilaabaneysey Bishii June 2010. Muddadaa siilaanyo madaxa ahaa  waxa ku gadaamnaa shaki isa soo tarayey oo sheegayey in dalka aanu maddax weynihii loo igmadey  ka talin, balse talo kale oo an dalka iyo dadkaba nasteex u aheyni ka taliso. Haseyeeshee,waxba…

    Read More

      “Wasiirka Madaxtooyadu Wuxuu Maroorsaday Awoodii Gudida Joogtada ah ee Wakiilada” Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah {DHAGAYSO}

      Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay burbur ay la rabto Golaha Wakiilada isla markaana ay ku kaceen Distoor Jabin . Gudoomiyaha Gudida Joogtada ahi Waxa uu Wasiirka Madaxtooyada dusha ka saaray Mas’uuliyada ka timaada soo faro gelinta awooda Golaha Wakiilada….

      Read More

        Nuqul ka Mid ah Mooshinada Golaha Wakiilada hor yaala ee Xiisadu ka Dhalatay + Xildhibaanada SaxeexayHalkan ka akhri

        Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Mid ka Mid ah labada Mooshin ee ay rabaan in Awooda Gudoomiyaha iyo Ku Xigeenadiisa lagu ridi karo soo Jeediyay in laga dhigo 42 Cod halka ay haatan ka tahay Gudoomiyaha in lagu ridi karo 2/3 amase 55 Cod halka Ku Xigeenadiisuna uu Xeer Hoosaadku Tilmaamyo in…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Soo laabtay kana Hadlay Mawqifkiisa ku Wajahan Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 08.Feb 2014 (SDN)- Waxa maanta Dalka ku soo guryo noqday Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay Wehelinayso Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL. Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde. Madaxweynaha waxa gegida Diyaaradaha ee Egal International Airport ku soo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo horkacaayey Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Xisbiga…

          Read More

            Waxyaabihii Saaka Ku Cusbaa Fadhigii Baaqday Ee Golaha Wakiillada Somaliland Sawiro

            Hargeysa:08-Feb-2014(SDN)- Kulankii maanta ee Golaha Wakiilada oo Hakaday, ayaa lahaa Xiiso gaar ah, waxana ka Dhacay waxyaabo aan hore loogu arag. Waxyaabaha ugu xiisaha badnaa ee Kulankani Huwanaa ayaa wax aka mid ahaa inay Taariikhda markii ugu horraysay Labada Guddoomkye kU xigeen Fadhiisteen Goobta Loogu Tallo Galay Xildhibaanada kale ee caadiga ah, iyagoo diiday inay…

            Read More

              Xuseen Cadhoole Ergeyga USN Canada”Madaxweynaha Jabuuti ayaa dalbaday in wadahadaladii dib loo furo”DHEGEYSO

              Ottawa Feb 07,2014(SDN)-Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa shaaciyay in wadahadaladii Xukuumada Jabuuti iyo Mucaaridka dalkaas dib u furmayaan dhawaan. Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay in madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle uu doorkan isagu xiriir la soo sameeyay dalada Mucaaridka Jabuuti.          …

              Read More

                Guddoomiye Cirro Xukuumadu adigeey duulaan kugu tahaye Gollaha Wakiilada Kuma aha

                Hargeysa Feb 07,2014(SDN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada ee Somaliland isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Wadani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay duulaan ku tahay gollaha Wakiilada ee Somaliland. Guddoomiyaha oo ay hore wada shaqeyn hoose oo aaney xisbigiisa iyo mudaneyaasha Wakiiladuba la qabin la lahaa xukuumada Axmed Siilaanyo. Wasiirka Madaxtooyada oo…

                Read More

                  DAAWO: Wasiirkii Hore ee Warfaafinta oo si adag uga hadlay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ee Xukuumaddu saluugtay, kana digay farogelin lagu sameeyo Nidaamka Maamul ee Golahaas oo hadda Kala-Qaybsan

                  Hargeysa Feb 07,2014(SDN)-Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale oo si adag uga hadlay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada ee Xukuumaddu saluugtay, kana digay farogelin lagu sameeyo Nidaamka Maamul ee Golahaas oo hadda Kala-Qaybsan.  

                  Read More

                    “Laba Mid uunbaa Beri dhici doonta in amba Sidii la Sheegayay in raga qaar la arko Sankooda oo Caano ka dareerayaan halka kuwa kalena….” Boobe Yuusuf Ducaale {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Gocashada Xukuumadu ku Qoonsatay Xeer hoosaadkii Golaha Wakiilada,Waxaanu sheegay inaan laga Yeelayn Xukuumada Maanta Jirta inay u holato Sidii ay Faro gelin ugu samayn lahayd Golaha Wakiilada . Boobe Yuusuf Ducaale Waxa uu ku dooday in Golaha Wakiiladu aanu…

                    Read More

                      The Braying Politics of Somaliland

                      By Mohamed Ahmed Exerting their power at a frenzied pace, allegedly the administration of President Silanyo has for the second time- in an attempt to quash legitimate opposition rally-tried to stop Justice and Welfare party (UCID) Presidential candidate Jamal Ali Hussein in entering a major Somaliland city. Allegedly, Were it not for the throng of…

                      Read More

                        Hambalyo Meher Wacan

                        Eng. Abdirisak Ismail Qalinle (Itaqile), Abdifatah Adam Abdilahi (Cirro), Siciid Daahir Yoonis, Abdikarim Jaahuur Muxumed, Abdale Jaahuur Muxumed, Yaasin Ciise British, Kamaal Khalif, Mustafe Abiib Omer (Geele), Sharmaake Mohamed Abiib (Booska), Hussein Mataan, Cawaale Muxumed Farah, Cawaale Ibraahim Cawaale, Mukhtaar Ahmed Jamac (Qiyaamo) iyo dhaamaan shaqaalaha Jaahuur To Design waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan…

                        Read More

                        Kabtankii Man United Nemanja Vidic Ayaa Dhawaajiyey Inuu Ka Hayaamayo Man United Muxuu Suusey? (By Jaahuur)

                        London,07-Feb-2014-(SDN) Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula caraabeynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska oo Kabtankii (Captain) Man United Nemanja Vidic oo ka dhawaajiyey inuu ka haajirayo kooxda markuu dhamaado horyaalku (Premire League). Vidic oo ka soo jeeda Serbia ayaa ku hadaaqey inuu kontraageygii (Contract) ku egyahay sannadkan una jihaysandoono mustaqbalkeyga. 32-jirkan ayaa u soo kifaaxay Man United…

                        Read More

                          Murankii Siyaasadeed,iyo Kii Sharci oo dib Uga Curtay Somalilad iyo Xukuumada Siilaanyo oo Cagta Saartay dhabihii ay Ku Dhaliili Jirtay Maamulkii Rayaale,Iyo Balanta Beri ee Wakiilada

                          Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadh wadeenka ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Isku daygii u horeeyay ku damacsan inay Jagada ka Tuuraan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” kadib markii uu Mudooyinkii u danbeeyay u banbaxay Soo bandhigida dhaliilaha iyo…

                          Read More