Korodhka Tiradda Dhimashada ee Xujayda Maanta Ku Sugan Deegaanka Mina oo Hada Maraysa 717 Dhimasho Iyo 805 Dhaawac ah iyo Kooxaha Gurmadka oo Mashquulsan SAWIRO
Maka 24.Sep 2015 (SDN/QJ)-Saraakisha difaaca madaniga ah ee dalka Sacuudiga ayaa maanta sheegaya in 717 ruux Qof ku dhinteen deegaanka Mina, halka ilaa 805 ruux ay ku dhaawacmeen ka dib markii xujaaj lagu qiyaas ilaa labo malyuun oo qof is jiidheen qaarna ay neef qabatoobeen. Shilkani waxa uu dhacay markii xujaajtu ay soo dhamaysteen salaadii ciida oo…
