Naddaafad Darrada Biriijka Weyn Ee Magaalada Hargeysa iyo Dowladda Hoose Oo Aan Kaba War Hayn. – Daawo Sawirrada.

    Hargeysa,30sep,2015(QJ/SDN)-Biriijka weyn ee magaalada Hargeysa ayaa qarka u saaran in hoostiisa cudurro ka dillaacaan, ka dib markii halkaasi qashan badan is tuulay, iyadoo dadweynuhu ay aad uga war dhawrayaan golihii degaanka magaalada Hargeysa loo doortay in ay ilaaliyaan nadaafadeeda iyo horumarkeeda. balse sawirradan ayaa muujinaya dayac faro badan oo dhanka nadaafadda ah. Haddaba Halkan Hoose…

    Read More

      Muxaadiradii u danbaysay ee Habeenkii Xalay ee SH,Mustafe Xaaji Ismaaciil “WAA KUMA AQOONYAHAN” {DHAGAYSO}

      Hargeysa, 29 Sep 2015 (SDN/QJ)-Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muxaadiroo uu cinwaankeedu ahaa Waa kuma Aqoonyahan oo xalay lagu qabtay magaalada Hargeysa. Muxaadiradan oo ay soo qabanqaabisay Jaamacadda Islamic Online University, ayaa waxa ka soo qayb galay dad tiradoodu ku dhow dahay 3000 oo qof. Waxaana muxaadiradan jeediyey Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. Sheekh…

      Read More

        Dagaallo Markale Dib Uga Bilaabmay Deegaanada U Dhexeeya Burtinle iyo Qoriley.

        Qoriley,29sep,2015(QJ/SDN)-Xiisad Colaadeed ayaa mar kale dib uga soo cus-boonaatay Deegaannada u dhexeeya Degmada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal kaddib markii kooxo hubeysan oo deegaannada kasoo jeeda ay isku-haleeleen Deegaanno ku dhow Qoriley. Dagaal la isku adeegsanayay hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa ka dhacay goobo dhawr ah oo deegaankaas ka mid…

        Read More

          Wasiir Biixi oo Khilaaf Siyaasaddeed darteed uga hadhay Weftiga Madaxweyne Siilaanyo

          Waxa uu ka doorbiday Shaqadiisii Wasiirnimo inaanu lumin qorshaha Musharaxa Madaxwenaha Kulmiye ee uu ku loollamayo Hargyesa,28sep,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa si lama filaan ah uga hadhay Wefti Madaxweynaha Somaliland hogaaminayo oo maanta u amba-baxay Socdaal ku wajahan Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Waddanka IRELAND oo kamida wadamada aan xidhiidhka tooska ah la…

          Read More

            Warbixin Shaaca ka Qaaday Inta Jeer Ee La Laban Laabay Cashuurta Ay Dawlada Hoose Hargeysa Qaado Iyo Musuq Maasuqii Ugu Xumaa Oo Soo Food Saaray Golahaasi, Intii Uu Maayar Soltelco Xilka Hayey.

            Dhakhliga Dawlada Hoose Iyo Dayaca Caasimada! (Qaybtii 1aad) Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala , taas ugu mihiimsan yihiin, qorsha la’aanta magaalada, lunsashada dhulkii danta guud ahaa, tacadiga shaqaalaha haysta, hanaanka shaqo ee masuuliyiinta iyo adeeg la’aanta…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Muusooday Hummaag Uu Wasiir Waran Cade Ka Marag Furay Oo Lagu Hoga Tusaaleeyey Kulmiye Iyo Halka Geedigiisa Lagu Furayo.

              Hargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-in ka badan afartan xubnood oo kasoo jeeda waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha Sacad Muuse ayaa Madaxweynaha Somaliland uga mahad naqay dardar-gelinta hawlaha qabsoomida shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo muddayntiisa ay kutilmaameen tallaabo hore loo qaaday si natiijo looga gaadho doorashada musharraxa Madaxweynaha xisbigaasi uga qayb galaya doorashada. Odayaashan oo  kulan saacado badan qaatay …

              Read More

                Fannaaniinta ay Xukuumadu Hargaysa Maanta Ku Xidhay iyo Bandhig faneedka lagu haysto ee Muqdisho ay ka soo dhigeen DAAWO

                Muqdisho 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Xidhay afar ka Mid ah Fannaaniinta Xidigaha Geeska oo Magaalada Muqdisho ka soo laabtay kadib markii ay ka soo dhigeen Bandhig faneed Maalmihii Ciidul Adxa. Fannaaniintan ka tirsan Xiddigaha Geeska, ayaa kala ah Cabdiraxmaan Caydiid (Oday), Nimcaan Cabdiraxmaan (Hillaac), Xamda Cabdi (Qu’een) Maxamed Axmed Bakaal (Cirro),…

                Read More

                  Laba Wasiir ku Xigeen oo Beeniyey in Wakaaladda Biyaha Berbera la Wareejinayo,eedaymana u soo Jeediyay Xisbiga Waddani DAAWO

                  Berbera 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Labada Wasiir ku Xigeen ee Wasaaradaha Xoolaha iyo Wershadaha Cali Gadh-dheer ( Cali Maxamad Cilmi) iyo Cali Dhagoole oo Ku Sugan Magaaladda Berbera oo ay ka Jirto Xiisad ka dhan ah Wareejinta haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaaladaasi ayaa beeniyey War ku saabsan in Wakaaladda Biyaha ee Magaalada Berbera lagu Wareejinayo…

                  Read More

                    Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Fanaaniintii Xiddigaha Geeska, Iyo Gudoomiyahooda oo ka hadlay DAAWO

                    Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay 4 ka mid ah kooxda fannaaniinta Xidigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, kadib markii ay galinkii hore ee Axadda maanta ka soo dageen Madaarka Cigaal ee Hargeysa. Fannaaniinta ayaa maalmo ka hor Ciidii waxay ka dageen magaalada Muqdisho, iyagoo ka horna muddo ku sugnaa…

                    Read More

                      Salaadiinta Beelaha Subeer Awal iyo Habar Yoonis oo Kulan Xasaasi ah Hargaysa ku Yeeshay Maanta DAAWO

                      Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Kulan balaadhan ku yeeshay Salaadiinta iyo Waxgaradka Labada Beelood ee Habar Yoonis iyo Subeer Awal Waxaana Labada dhinac kala hogaaminayay Suldaanka Guud ee Subeer Awal iyo Dhigiisa Habar Yoonis. Ilaa iyo Hada Ma cada Ujeedada ka danbaysay Kulankan iyo Waxa uu daaran yahayba sidoo kale labada…

                      Read More

                        Gudoomiye Cirro iyo Ku Xigeenkiisa Baashe oo ka Heshiiyey Gacan Hadalkii dhex maray iyo Guurtida oo soo dhawaysay DAAWO

                        Hargaysa 27. Sep 2015 (SDN/QJ)-  Fadhigii maanta ee golaha wakiilada JSL ayey shirgudoonka , waxay golaha ka horcadeeyeen inay ka heshiiyeen khilaafkii gacan ka hadalka keenay ee dhexmaray gudoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi (Ciro) iyo ku xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax. Labada Guddoomiye ayaa arrintan si iskood ah isaga saamaxay iyadoo aanay jirin cid dhex-dhexaadisay, sida ay…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Shaqo Ugu Kicitimay Ireland,Kulan uu La Yeeshay Daahir Rayaale Iyo Wasiirka Khaaraajiga oo Uga Hadhay Xumadda Loolanka Xisbiga KULMIYE DAAWO

                          Hargaysa:Sep,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo saaka subaxnimadii hore safar shaqo ugu baxay Dalka Ireland isagoo sii maridoona Dubai. weftiga waxa aan xubin ka ahayn oo ka hadhay Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo isagu ah murrashax u tartamaya murrashaxnimadda madaxweynenimadda ee xisbul xaakimka KULMIYE. Socdaalka madaxweynaha oo ay saxaafadda madaxa…

                          Read More

                            19-Sanno Oo Uu Ku Maqnaa Qaaradda Yurub, Ka Dib Waxa Uu Taksiile Ka Yahay Magaalada Hargeysa.

                            Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Iyadoo aynu wada ogsoonahay kumanaanka kun ee dhalinyarada soomaaliyeed ah ee sanad walba u tahriiba qaaradda yurub, ayaa haddana taasi baddalkeeda waxa jira dhalinyaro faro badan oo markii dhibaatooyin fara badani ka qabsadeen wadamada midowga Yurub ee ay magan galeen iyaga iyo qoysaskoodu, dabadeedna dib ugu soo laabta deegaanadii ay markii hore ka dhoofeen. Haddaba…

                            Read More

                              Berbera: Laba Wasiir Ku Xigeen oo Fagaare lagu Oogayay Salaada Ciidul Adxa lagaga Oriyey DAAWO

                              Berbera,September 24,2015(SDN/QJ)-Laba wasiir ku xigeen oo ka soo jeeda gobolka Saaxil aya saaka lagaga ooriyey fagaare ku yaala badhtamaha magaalada Berbera oo ay dadku isugu yimaadeen si ay ugu tukadaan salaadii Cidul Adxaha barakaysan. Cali Gadh-dheer ( Cali Maxamad Cilmi) iyo Cali Dhagoole oo kala ah wasiir ku xigeenada Xanaanada Xoolaha iyo Warshadaha ayaa mar…

                              Read More

                                Dawlada Somaliland oo Ku Eedaysay Ciidamada Punt land inay Qayb weyn ka qaateen Dagaal shalay ka dhacay Gobolka Sool, Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Deegaankii lagu Dagaalamay DAAWO

                                Laascaanood 24.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gobolka Sool,  Mr. yaasin Ex , Oo warbaahinta Kula hadlay Magaladda Burco Ayaa faahfaahin Ka bixiyay weerar Ay Maalintii Shalay Ciidamo Ka Tirsan Maamulka puntland Ku Layeen Dad Rayida Degaanka Qoriilay ee Gobolka Sool. Gudoomiyaha ayaa Sheegay in Dagaalkii Shalay ka dhacay Deegaanka Qorrilley oo markii hore u dhexeeyay Laba Beelood…

                                Read More