DAAWO kulan lagaga hadlayay ka qayb qaadashada Siyaasada ee dadka laga tirada badan yahay

    Berbera 02.May (SDN) Waxaa Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil lagu qabtay aqoon Isweydaarsi lagaga hadlayay Xuquuqda dadka laga tirada badan yahay ee ka qayb qaadashada Siyaasada iyo Hogaaminta Wadanka,Iyadoo ay Kulankan  ka soo qaybgaleen ,aqoonyahano,Xildhibaano ka tirsan golaha degaanka berbera,iyo Madax dhaqameed ka socday beelaha laga tirada badan yahay. Waxaana halkaas lagu soo bandhigay…

    Read More

      Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo ka Waramay Mashaariic Xukuumadu u qabsoomay {DHAGAYSO}

      Washington 02.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somaliland Mudane Xuseen Cabdi Ducaale iyo Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo labadooduba ka mid ah Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ee Socdaalka ku soo maray Wadanka Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyay Sahaminta Shiidaalka ee ka socota Somaliland . Xubnahan Golaha Wasiirada oo la…

      Read More

        DHAGAYSI HABOON Hees Cusub oo 18 May ah

        Hargaysa 02.May (SDN) Waa Hees Cusub oo Xuska 18 May Markii ay Somaliland ku dhawaaqday Dib ula soo Noqoshada Madax banaanid Somaliland oo haatan laga joogo 22 Sanno waxaa Heestan Codadkooda Codkii Mustafe Axmed Maxamed(Dollar) Waana Musigii Tumaya Mulaxam Yuusuf Sh.Muumin  Subxaany. Xuska 18 May oo ay maanta inaga Xigto 16 Cisho [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Calanka0205.mp3″]…

        Read More

          Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Muga wayn ee uu lahaa

          Hargaysa 02.May (SDN)   Beri oo ay taariikhdu tahay 3 May waa Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u naxariistee Madaxweynihi salka u taagay dawladnimada iyo nabadda ay maanta Somaliland ku naalonayso isla mar ahaantaana ahaa Raisal wasaarihi ugu firfircoonaa dawlad Soomaaliyeed. 3 May…

          Read More

            Ururka SSUK oo Tacsi u diraya ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Xariir Heybe

              INAA LILAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN Dhamaan gudida Somaliland society SSUK iyo bulshada reer Somaliland ee dagan UK waxay Tacsi u dirayaan dhamaan qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee marxuun “Xariir Heebe Gaagaale” oo ku geeryooday habeenkii xalay dalka Australia iyo dhamaan reer  somaliland gaar ahaan deegaanka Burco. waxaanu marxuunka…

            Read More

              Madaxweyne; Go’aamo Luminaya Kalsoonidii Shacbiga + Kud iyo Kansar Gaadhi Wada Saaran

              Akhristayaal waynagii todobaadkii hore soo af meernay wajigii koowaad ee ururada xagjirka aha ee geeska ka hana qaaday wajiga labaadna wakhti aan durugsanayn ayaan gali doonaa hadii eebe idmo laakiin maqaalkan ama taxanahan waa ka duwan yahay guulwadayn iyo amaan maaha macaarid lafo jabis aha maaha canbaarayna maaha waa talo iyo tilmaan lexejeclo huwan waana…

              Read More

                The Somalia – Somaliland Negotiations

                The recent dialogue between the Somali Federal Government and Somaliland in Turkey is an encouraging step toward political reconciliation. However, so far the talks lack substance and a sense of urgency. Both sides must take concrete actions to inform and involve all concerned stakeholders, including elders, religious scholars, and business leaders in both Somaliland and…

                Read More

                Barcelona,Madirid oo Minikoodii loo Kala direy Iyo Bayren,Dortmund oo Ku Balansan Wembley Final. By Jaahuur.

                Camp Nou-Champions League-May 01-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku macasalaameyneynaa Barcelona iyo madrid oo guryahoodii loo kala direy. Ciyaar aad u caajis badan ayaa waxaa ku kala faraxashey Baecelona iy6o Bayren Munich oo la waayey halyeyadii Barcelona meel ay cidhib iyo jaan dhigeen. Barcelona oo ka soo kabanl’a 4-tii gool ee Germany lagu soo sagootiyey ayaa…

                Read More

                  Al Shabaab oo sheegay 8-akri oo Kenyanti ay ku dileen Duqeyn ay ka geysteen Airpor-ka Kismaaayo‏(DHEGEYSO)

                  Kismaayo May 01,2013(SDN)-Kooxda Al Shabaab oo weeraro soo noqnoqday labadii maalmood ee u danbeeyay ka fulisay gegida duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ayaa ka wartay khasaaraha weerarkaasi. Sheekh Abu Muscab oo u hadlay kooxda ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dilo tiro ciidamo ah oo reer Kiinya ah,warka oo dhan halkan ka dhegeyso. HALKAN GUJJI SI…

                  Read More

                    Somaliland Official Says Media Owner Attacked By Police

                    New York, May 01 2013 (SDN) – A senior administration official in Somaliland has said that police officers were the perpetrators of an April 24 attack on the owner of a media network, according to news reports. The Committee to Protect Journalists calls on authorities in the semi-autonomous republic to conduct a thorough investigation and…

                    Read More

                      Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo ku jiraa abaabulkii u danbeyey ee Xaflad soo dhawayna oo lagu soo dhawaynayo Murashaxa Madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraaabe

                      London May01/13 (SDN) Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uk oo ku jiraa abaabulkii u danbeyey ee Xaflad soo dhawayna oo lagu soo dhawaynayo Murashaxa Madaxwaynaha Jamal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraaabe oo dhawaan ku soo jeeda wadankan Uk Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Mudane Axmed Adan Ismaciil Kayse Gurey ayaa waxa uu u…

                      Read More

                        ABWAAN DHOODAAN: Ilays Damay!

                          – “Xaajadii aan waynaynba waan, xarakadaynaaye.   – Markaasaa Xirsiyoow Xaashi daa, lagu xabeebtaaye.   – Xidaarnimo (tacliini) maxay tari hadaan, la is xilqaamaynin?” Dhoodaan, 1975.   – “Muquunada Illaahay baxsho ee, ina mihiibsiiyo.   – Mulki aadmi garashaa u roon, wadata meecaade.   – Madhalays hadduu yahay caqligu, muujin waa sharafe.” Dhoodaan, 1987.  …

                        Read More

                          Puntland oo ka jawaabatay Hanjabaadii Al Shabaab(DHEGEYSO)

                          Garoowe May 01,2013(SDN)-Wasiirka Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa jawaab ka bixiyay caga jugleyn ka soo yeedhay Afhayeenka kooxda Al Shabaab. Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan rag 13 ahaa oo ay Puntland toogasho ku fulisay ka dib kolkii lagu helay qalaale Puntland ka geysteen. HALKAN GUJJI SI…

                          Read More

                            Sheekh Cali Dheere oo ka waramay Dilkii Toogashada ahaa ee Boosaaso looga fuliyay Rag lala xiriiriyay Shabaabka(DHEGEYSO)

                            Bosaaso May 01,2013(SDN)-Afhayeenka Kooxda Al Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay rag Shabaabka lala xiriiryay oo dil toogasho ay ku fulisay Puntland. Ragan ayaa lagu helay denbi ah in ay khaarejiyeen sheekh Puntland Caan ka ahaa HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO HADALKA SHEEKH CALI DHEERE   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhere.mp3″]

                            Read More