Hooyo uu Ku Dhacay Xanuun Lafaha Jidhka Burburinaya Daawo

    Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa in muddo ah waxay u jiiftay xanuun ay sheegtay in uu hayay 4sano, Cudurkaas oo ah mid burburinaya lafaha uu ku dhisan yahay Jidhku waxaana isku soo laabmaya Hilibka jidhka kadib markii ay ka dhamaadeen lafaha isu haya jidhka ibnu aadanka https://www.youtube.com/watch?v=pvxBTITd0zY

    Read More

      Sidee ku dooranaysaa takhasuskaaga

      Warqad furan oo ku socota dhamaan ardayda galaysa jaamacadaha Ma doonaysaa in aad doorato takhasuskaaga ugu fican ama midka kugu haboon? Side u dooran karta mid ku raali galiya? Maqaalkani wax uu ka caawin doona ama ku sahlaya in  aad takhasus fiican doorato adiga oo maraya hab cilmiyaysan Doorashada takhasuska jaamcadeed maaha mid sahlan mana…

      Read More

        Jumciyada Cibaadurraxmaan oo soo gabagabaysay Tartanka qur’aanka kariimka Degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.

        Hargeysa: 2july,2015(QJ/SDN)- Midowga madaarista qur’aanka kariimka degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gagagabeeyay tartanka qur’aanka kariimka ee madaarista degmadaasi. Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay machadka degmada maxamed mooge ayaa lagu soo gababeeyay tartankaasi, waxaana kasoo qaybgalay marti sharaf aad u tiro badan oo isugu jirta cuqaal, waxgarad, ganacsato iyo macaliinta degmada maxamed…

        Read More

          Nuxurka Dagaal Gacan-ka-hadal ah Oo Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Xildhibaan Xasan Cawaale

          Hargeysa:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay madaxtooyada somaliland, waxa dagaal gacan-ka-hadal ahi goor dhaweyd ka dhex qarxay Taliyaha Ciidamada ilaalada madaxtooyada Gaashaanle sare Axmed Cali Maygaag iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo katirsan Mudanayaasha Aqalka wakiillada. Gacan-ka-hadalkan oo markii dambe dagaal isku beddelay, ayaa yimi markii xildhibaanka laga hor istaagay inuu hore u galo…

          Read More

          (DAAWO) Masiibadii Ku Habsatey Xulka England Iyo Xulka USA Ma Ka Aarsandoonaa Xulka Japan(Fifa Women World Cup 2015) By Jaahuur.

          Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka…

          Read More

            Keyse Gurayoow Kuma Ayaad Maantana Dalka Ka Mabnuuci Doontaa?

            Igama aha qormadani shakhsi weerar iyo dhaleecayn midnaba oo keyse waaba mid ka  mida asxaabtayda, waxaanse suganti ah taariikhda iyadaana sargoysa sooyaalka  aadamigu suntado. Magacawga wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha dibada loo dhiibay xalay uun Mr  Keyse Gurey ayaa noqday mid kaydka xusuustayda dib u celiyay muddo haatan laga  joogo ku sinaan lix sano, xiligaas…

            Read More

              Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jirey Xukuumadda Oo Faro Ciddiyahood Kaga Fagakaday Gacanta Ciidanka Qaranka Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaystay Magaalada Widhwidh

              Widhwidh:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka Naga soo gaadhaya Deegaanka Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in ciidamada qaranka somaliland ay Gudaha u galeen Magaalada, iyadoo fadhiisimo dhawr ah ka samaystay Koonayaasha Magaalada. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadu halkaas ku tageen Rabitaanka shacabka Reer Widhwidh, iyadoo Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanadaasi codsadeen in ciidamadu halkaas gaadhaan, isla-markaana kala…

              Read More

                “Waxaanu leenahay Dubai ba hadduu safiir degay maxaa duunyo loo dadaal galay” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay hanjabaadii uu xisbiyada mucaaridka u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade. Xoghaya warfaafinta xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale oo warbaahinta gudaha u waramay ayaa ka hadlay shir ay doraad madaxtooyada ku qabteen hoggaanka xisbiga Kulmiye iyo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland…

                Read More

                  Gudoomiyaha Madasha Wada-tashiga Mujaahid Xasan Guure oo ka Sheekeeyay Heerka ay Gaadhsiisan tahay Saaxiibtinimada Isaga Iyo Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

                  Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Siyaasiyiinta la baxay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay Saaxiibbo fiican yihiin isaga iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan. Xasan Guure waxa uu ka warramay ujeedooyinka loo aasaasay Madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee ay ku midaysan yihiin Siyaasiyiin reer Somaliland ah,…

                  Read More

                    Wasiiro ka socda Xukuumada oo Sharaxaad ka bixiyay Halka Uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaaladda Burco DAAWO

                    Burco 02.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayo biyo balaadhinta Burco oo ay ka qayb galeen Wasiirro Maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco masuuliyiinta wakaalada Biyaha ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Togdheer ee Burco.   Wasiirrada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Wasiirul dawlaha Maaliyadda  Cismaan Cabdilaahi  Saxardiid(Caddaani) Wasiirul dawlaha  Wasiirul dawlaha khayraadka Biyaha…

                    Read More

                      Kulamo Ku saabsan Tayaynta Shaqaalaha Dawlada Somaliland Iyo Kor u qaadista Maamulka Shaqaalaha oo Hargaysa Lagu soo Gabo Gabeeyay DAAWO

                      Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Tababar ku saabsan kor u qaadida maamulka iyo maareynta shaqaalaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda ee hawlaha mashaariicda ay fuliyaan laga taageero Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa la soo gabagabeeyey. Xaflad loo sameeyey xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa maanta, waxa ka qaybgalay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda,…

                      Read More

                         “Waxay Dawladu si Xun ula dhaqantaa Qurbejooga Somaliland ee Gobolka Awdal kuwaas oo ay Xidhxidho” Gudoomiye Xigeenka Waddani DAAWO

                        Boorama 02.July 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga Waddani, ayaa sheegay in xukumaddu si joogta ah xadhig ugula kacdo dad qurbaha ka soo laabtay Gaar ahaan kuwa u dhashay Gobolka Awdal oo aan wax dambi ah lahayn, kuwaasi oo marka muddo jeelka lagu hayo dib loo soo daayo.   Mudane Seed, oo saxaafadda kula hadlay…

                        Read More

                          ubaxii baxayow sow-digan abbaarsadey

                          Bismilaah mahad oo dhan alle ayaa iska leh waxaan salaamaya dhaaman umadda soomaliyeed meel kastay joogan marka xigta waxan sigaar ahaaned  usalaamaya  intii magacayga iyo muuqayga garanaysa. Xaaji aaden af-qallooc oo si weyn ula dardaarmaya dhallinyarada, mar uu abwaan ku u-hogol tusaaley nayay iney yihiin yihiin waalid kii iyo madax dii berri, sidaa darteed waxaa…

                          Read More

                            Dardaarankii Madaxda Ingiriisku Siiyeen Masuuliyiintii Cusbaa ee Somaliland 1960! Maxamed Baashe X. Xasan

                            Xafiiska lagu kaydiyo xogta iyo qoraallada taariikhda ee ku yaal magaalada London ee loo yaqaan “Public Records Office” ayaa sannad kasta waxa lagu soo bandhigaa qoraalladii sirta ahaa ee la kaydiyey ee ka qarsoonaa ama dednaa indhaha bulshada muddo 30 sannadood ah. Bisha January ee sannad kasta waxa xafiiskaasi u tartama aqoonyahannada taariikhda raad-raaca iyo…

                            Read More

                              Xogo Daaha Ka Rogay Sababta Madaxweyne Siilaanyo Xilka Cusub Ugu Magacaabay Wiilka Uu Soddogga u Yahay

                              Hargeysa:Jully,01,2015,(SDN/QJ)-tan iyo intii galabnimadii shalay qasriga madaxtooyada ay kasoo baxday Degreetada madaxweyne Siilaanyo ugu magacaabay Wiilka uu Soddoga u yahay ee Baashe Morgan Safiirka imaaraadka u fadhiyi doono somaliland,  waxa soo baxayey guux iyo yaab badan oo shacabku arrintaas kaga falceliyeen. Xogo sababta magacaabista wiilka madaxtooyada la xididka ah loo la xidhiidha, ayaa sheegaya inay…

                              Read More

                                dhageyso barnaamijka xadiiska ramadaanta oo uu aalaaba inoo soo jeediyo walaalkeen Sh.Maxamed Cismaan Cayuun Xafidahullah.

                                Hargeysa July 01, 2015(SDN/QJ)-Waa Xalqadii shanaad ee barnaamijka Taxanaha xadiiska ramadaanta oo uu aalaaba inoo soo jeediyo walaalkeen Sh.Maxamed Cismaan Cayuun Xafidahullah. Barnaamijka ayaa waxa inoo soo saara Wariyahayaga magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis5.MP3″]     HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJKA XADIISKA MAANTA

                                Read More

                                  Shir beelaha GARXAJIS u qabsoomay iyo qodobo ka soo baxay

                                  Hargeysa July 01,2015(SDN/QJ)-Waxaa maalintii axada bisha june aheyd 28kii 2015, ku kulmay hotel Ambassador Hargeysa haldoorka beelaha GARXAJIS oo ay ku jireen salaadiin, cuqaal, odayaal , siyaasiyiin , waxgarad, aqoonahan , ganacsato iyo dhalinyaro. Waxaa shirka lagu falanqeeyey xaaladda dalka , Ilaalinta midnimadda Iyo nabadgeliyadda bulshada Somaliland iyo madaxbanaanida iyo gooni isku taaga qaranimadda Somaliland….

                                  Read More