Somaliland: Bil Gudaheed waxaa Ka Dhacay 230 Shil Gaadiid Iyo Awaamiir Cusub oo Gaadiidka lagu soo rogay, DAAWO
Hargaysa 05.July 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidamada booliska Somaliland Saareeeye guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ka war bixiyay khasaaraha shilalka gaadiidka Somaliland ka dhacey isagoo taliyuhu fariimo adagna u direy wadayaasha gaadiidka dalka. Taliye Fadal ayaa sheegay in la xadiday xawaaradaha ay ku socdaan baabuurta gudaha magaalooyinka iyo kuwa isticmaala jidadka waawayn ee xidhiidhiya gobollada dalka,…
