Wasiir Warancade oo Nidar ku Maray inuu ka dhamaaday dawlada Dulqaadkii Talaabana ay ka qaadi doonaan Mucaaridka DAAWO
Hargeysa 01.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa nidar ku marayay inaanay u dul qaadan doonin Xukuumada uu ka tirsan yahay Hadalada Mucaaridka ee saamaynta ku leh dalka. Hargeysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com
