Nadhaamka Federalism-ka: ‘Amusnaanta Dadka Aaminsan iyo Qaylodhaanta Kuwa Ka Soo Horjeeda’

    Soomaalida waxay ku maahmaahdaa “ninkaan runta sheegin, been baa u qarsoon”. Sababta aan taas u iri waxay tahay inta badan waxaad maqashaa dadka ka soo horjeeda nadhaamka Federaalismka oo QAYLINAAYA, difaacaayana sababta ay uga soo horjeedaan. Waxaase is waydiin leh, maxaa aamusiyey dadka aaminsan in nadhaamka Federal-ismka uu yahay mid xal u ah sababihii dhaliyey…

    Read More

      Tirsigii 2-aad ” from 26/6/10 – 26/6/15 oo 5 sanadood ah Waxay xukuumada Siilaanyo ku fashilantay waxqabad taas oo mad-madow iyo mugdi gelisay Hankii, Himiladii iyo Higsigii Qaranimo

      Waxaa shiikh iyo shariif iyo wax garadka reer SL ay isku wada raaceen in mudo xileedkii 5-ta sanadood ahaa ee ay xukuumadani dalka hagaysay ay fashilantay taas oo waxyaabihii yaraa ee maadiga ahaa ee ay dalka ka qabatey ay ka  culus yihiin kana badan yihiin dhibaatooyinkii ay gaadhsiisey dalka iyo dil-dilaacyadii,  hitaaqooyinkii  qeybsanaantii iyo qabyaaladii ay ku…

      Read More

        “Madaxweynuhu waa nin oday ah oo nin lagu ciyaaro ma aha, Dee ragga ku shaqaysanaya ee leh madaxweynuhu hasii joogo waxan leeyahay dhallinyaraad tihiine……” Eng. Faysal Cali-waraabe

        Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si weyn u dhaliilay Golaha Guurtida, waxana uu ku tilmaamay qaar aan u qalmin inay kuraastaas kusi fadhiyaan. Faysal Cali-waraabe oo warbaahinta la Hadlay, ayaa tilmaamay inuu wax ixtiraam ah u haynin Golahaas, waxana uu ku tilmaamay Gole dhaxaltooyo isku rigay,“Guurtidu agtayda waxba kama aha, waayo sharci kuma…

        Read More

          “Marka la gaadho 27-ka July waxaa noo qorshaysan inaannu shacbiga reer Somaliland iskugu keeno Madaxtooyada horteedda,” Jamaal Cali Xuseen.

          Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa Go’aankii Guurtidu muddada ugu kordhiyeen Xukuumadda ku tilmaamay mid xaaraan ah oo aan la qaadan Karin, isagoo intaas ku daray inuu ahaa Go’aan aan loo meel deyin. Aqoonyahan Jamaal oo U Warramay qaarkamid ah warbaahinta, ayaa ku adkaystay in dhammaanba Qoddobada Guurtidu mudd-kordhintooda u…

          Read More

            Maxkamadda Denbiyada Culus ee Puntland oo Mar labaad Dib u Celisay Go’aan ka Gaadhista Eedaynta Abwaan Cabdi waaxid Gamadiid isaga iyo 4 Xubnood oo Kale DAAWO

            Garowe June 29, 2015 (SDN/QJ) – -Maxkamada dambiyada culus ee maamulka Puntland ayaa u fadhiisatay dacwada rag lagu tuhmayo inay hore uga tirsanaayee Xarakada Al shabaab. Raggan looga shakisan yahay inay ka tirsanaayee Al Shabaab oo uu ku jiro Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Ah Abwaan dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Somaliland. Waxay Maxkamadu…

            Read More

              Majalada Theafricareport oo Wax ka qortay Muuqaalada Madaaradda Somaliland iyo Isbedelada ku soo Kordhay

              Paris June 29, 2015 (SDN/QJ) –Wargeyskan Magazine-ka ah ee Theafricareport Ee Dalka Faransiiska Xaruntiisu tahay , ayaa warbixinta uu Bishan June ku daabacay cadadkiisii u dambeeyey waxa uu diirada ku saaray Horumar xawli ah oo tibaaxay inay ka tisqaadeen Madaaradda Somaliland gaar ahaan Madaaradda Hargeysa iyo Berbera oo uu hoosta ka xariiqay inay ku talaabsanayaan…

              Read More

                Cakirnaanta Siyaasada Somaliland,Ku adkaysiga Guurtida ee Go’aankoodii,Diidmada Mucaaridka,Is gamaarinta dawlada Iyo Dareen Garawshiiyo leh DAAWO

                Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Cakiray Ee Somaliland ka jirta , Digniina U Diray Golaha Guurtida Somaliland  oo sheegay inay kahor yimaadeen heshiishkii ay gaadheen Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland.   Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                Read More

                  TACSI: Inaalillaah wa innaa ilayhi raajucuun.

                  Bahda Qurbejoog.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Wariye Maxamed Daa’uud oo goordhaweyd shil baabuur ku geeriyooday. Waxaanan ka tacsiyadeenaynaa Ehelkii iyo qaraabadii uu Ka Baxay iyo guud ahaanba Bahweynta Saxaafadda Somaliland gaar ahaana Telefishanka HORN CABLE TV oo uu ka tirsanaa. INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

                  Read More

                    War Deg Deg ah:- Agaasime ka Tirsan Wasaarada Maaliyada,Sawir Qaade ka Tirsan HCTV Iyo Askari ka mid ah Ilaalada Wasiirka Maaliyada oo Shil baabuur ku naf waayay

                    Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Sadex qof ayaa ku Geeriyooday Shil baabuur oo Galabta  ka dhacay Wadada Xidhiidhisa Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera. Shilkan oo ka dhashay isku dhac laba baabuur Waxaa ku naf waayay Agaasimihii Waaxda Qorshaynta ee Wasaarada Maaliyada Marxuun Weli Daa’uud Cigaal, Sawir qaade Maxamed Daa’ud Yuusuf oo ka tirsan…

                    Read More

                      “Meel Madaxweyne Joogo madaxweyne-ku-xigeen wax saxeex ah oo uuu leeyahay ma jirto, faalsuuna ku saxeexay uu leeyahay Goob-joogaan ahay” Xildh. Indho-indho

                      Hargeysa:June,28,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa kusii adkaystay sharcinimada Go’aankii muddo-kordhinta ahaa ee Golaha Guurtidu hore ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiillada. Cabdiqaadir Indho-indho oo waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa sheegay inaan sinaba waxba looga beddelaynin Go’aankii ay hore Guurtidu u gaadheen, waxana uu eedo culus dusha…

                      Read More

                        TACSI KU SOCOTA DHAMAAN REER GABAXADI GEERIDDA IBRAHIM Y. GABAXADI‏

                        KU SOCOTA DHAMAAN REER GABAXADI GEERIDDA IBRAHIM Y. GABAXADI Dhamaan Magacyadaa hoos ku qorani waxay tacsiyadaynayaaN guud ahaan reer Gabaxadi, gaar ahaan reer Xaaji Ibrahim Yasiin Gabaxadi, khaasatan  Mohamed (Colaad) Ibrahim Yasiin oo aabahii shalay (25/06/2015) ku geeriyooday Dubai. Illahay ubadkii, qaaraabadii, xasabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Ibrahim Yasin Gabaxadi samir iyo imaan…

                        Read More

                          “Ramadaan Dhexdeeda Sidee Ayaynu U Noolaanaynaa” Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir DAAWO.

                          Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Bishii Fadliga iyo Xasanaadka dheeriga ah lahayd ee Ramadaan ayaynu Weli ku dhex jirnaa. Waxaa dhamaaday Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan,Waxaa la is weydiin karaa Bishan ramadaan dhexdeeda Sidee ayaynu u noolaanaynaa Waxaa deriskaasi inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sh.Cumar Dirir oo ka mid ah…

                          Read More

                            “Miyaanay Ceeb Inagu Ahayn In Dastuurkii Qaranku Noqdo, Margi Nimba Siduu Doono U Jiidh-Jiidho” Jaamac Gug soo dhacay

                            Lyon 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Xoghayihii guud ee xisbigii UDUB Jaamac Yaasiin Faarax oo tan iyo shan sanno ka hor markii laga guulaystay xisbigiisii ku maqnaa wadanka Faransiiska oo uu hore u degenaa, ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee dalku ku jiro iyo muddo kordhintii loo sameeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Jaamac Yaasiin Faarax oo qoraal…

                            Read More

                              “Heshiiskii Xisbiyadu muu ahayn Mid Distoori ah balse Wuxuu ahaa Is faham Siyaasadeed” Xoghayaha Guud ee Kulmiye

                              Hargeysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee xisbiga   Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ku tilmaamay   in aanu sharci ahayn heshiiskii ay wadda gaadheen saddexda xisbi iyo xukuumaddu hase yeeshee uu ahaa is-faham  siyaasadeed oo laga gaadhay arrimaha doorashooinka. Waxaanu sheegay xoghayaha KULMIYE in  heshiiskaasi  markii u horaysay ee la wada saxeexanayay in uu xisbiga Waddani…

                              Read More

                                Tiradii ugu badnayd ee Askar ka Tirsan Asluubta Somaliland oo Shaqada laga Caydhiyay iyo Qaar laga Hakiyay Iyo Sababaha dhaliyay

                                Hargeysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland, sarreeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa sheegay inuu shaqada ka hakiyay 86 Askari oo 4 ka mid ah shaqada laga Eryay. Askarta shaqada laga hakiyay iyo kuwa la ruqseeyay ayaa ahaa askar aan lahayn qoryo, kuwaasi oo hadda lagu amray inay soo qaataan qoryo haddii kalena aanay…

                                Read More

                                  Duqay ka Xog waramay Sidii ay ku Timid Xornimadii Somaliland ee 1960kii Iyo Dardaaranka Maanta DAAWO

                                  Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Xuska 55 Guuradii ka soo Wareegtay markii ay Somaliland Xornimadeeda ka hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-June 1960 kii ayaa duqaydii Xiligaas Goob jooga ahaa waxay ka Xog warameen Sidii ay dharaartaasi ku Timid iyo Qiimihii Xornimada. Odayaashaas waxaa ka mid ahaa DC-gii ama Gudomiyihii wakhtigaasi lagu wareejiyey xornimada Somaliland oo ahaa Cismaan…

                                  Read More

                                    ” Ciidamada Amisom Ee Soomaaliya Dawlado Kale Ayaa Ku Shaqaysanaya, Oo Mushahar Wanaagsan Bay Qaataan, guryo Wanaagsan bayna ka dhisteen …” Prof. Samatar DHAGAYSO

                                    Washington, 28 June, 2015 (SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Xeesha dheer u leh Siyaasada Somaliya iyo Gobolkaba, ayaa beeniyay inay hoos u dhacday awooddii Ururka Al Shabaab, ka dib weerarkii uu dhiigga badani ku daatay ee Jimcihii kula wareegeen Xeradii Ciidanka Amisom ee Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose. GUJI HALKAN…

                                    Read More

                                      Gabo Gabada Tartanka Qur’aanka Kariimka ah ,Weedha Madaxweyne Xigeenka iyo abaal marinta ardayda DAAWO

                                      Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyay dhamaadka Tartanka qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiista Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo lagu qabtay Huteel ambassador ee Magaalada Hargaysa. Waxaana halkaasi lagu gudoonsiiyay ardaydii ku guulaystay tartankaas Lacag iyo soo Gudashada Xajka oo…

                                      Read More

                                        Warbaahinta Caalamka oo Warbixino ka Qoray Xoriyadii Luntay ee Somaliland ee 26 June 1960

                                        Hargaysa 27.June 2015 (SDN/QJ)- Shalay oo kale  kale, 26 Juun 1960, waxay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen, dhulkana…

                                        Read More