Maxkamadda Ciidammada Puntland oo Go’aanno kala duwan ka soo saartay Maxaabiis Xidhan DAAWO
Garowe 27.June 2015 (SDN/QJ)-Maxkamadda Ciidammada gobolka Bari ee Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa maanta go’aamisay in Xabsiga laga siiddaayo 17 ka tirsanaa Ciidammada Birmadka Puntland, ka dib markii lagu waayey Kiisas culus, iyagoo hore ugu eedaysnaa inay ku kaceen falal anshax-xumo ah. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidammada gobollo ka mid ah Maamulka Puntland Cabdifataax Xaaji Aadan, ayaa…
