Car Wir Ku Dhac!!!

    Heesta Xulka Maanta oo Dal & Dibed Shacabka Somaliland, Saaka ay Ku Jiraan Dabaal Degga Sannad Guuradii 24 aad ee Magaalada Burco lagaga Dhawaaqay Somaliland, ayaan Qormadayda Maanta aan kaga Qayb Galayaa Heestii, Taariikhiga ahayd ee Hoobaladii, Mujaahidiintiin Halgankii SNM, Heesstiin,, Car Wir Ku Dhac!!!.   Falanqaynta Dabbaal Deggii Maanta ee 18kii May: 1 ) Shacabka…

    Read More

      Xukuumada Siilaanyo ee Maandheyt keedii uga hadhay 40-ka Caano maal , Ma Wareejin Karto Dekeda Berbera

      Maalgashigu waa furaha shaqo abuurka ummaddeed  taas oo marka wadan maalgashigiisu bataba ay kordhaan shaqo abuurkiisu, Hadaba Shirkadaha waaweyn ee Caalamiga ah, ayaan iyagu marnaba ku iman oo wax ku maalgashan gacan haadin,af-dhuunyaaleyn iyo dus dus iyo dilaalnimo qof qof ah ee Waxaa shirkadaha caalamiga ahi ku yimaadaan shuruudo xigmadeysan oo maalgashi caalami ah oo…

      Read More

        Qolka yar ee VIPda ee Madaarka Hargeisa, khalad ayaa laga fahmay!!!

        Anigu ma ihi Muxaafid, mana ihi Mucaarid, waxaanse ahay Muwaadin jecel horumarka dalkiisa iyo dadkiisa, gaar ahaana waxaan aad u xiiseeya ulana socdaa horumarka garoomada diyaaradaha ee Somaliland iyo guud ahaanba aviationka, taasaana keenta inaan marar badan Wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi inaan hawada u mariyo talooyin, tilmaamo iyo tusaaleyaal…

        Read More

          Casho Sharaf lagu soo dhaweeyey musharaxa Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Ali Xuseen oo ka dhacday Galbeedka Caasimada London+ Sawiro

          Casho sharaf ay soo agaasimeen qaybo ka mid ah haldoorka qurbe-jooga ee Haweenka UK ayaa si hufan loogu soo dhaweeyey Musharaxa madaxweynaha  ee Xisbiga Ucid aqoon yahan Jamaal Ali Xusien. Waxaa casho sharaftaa ka soo qayb galay marti sharaf badan oo ka kala yimi Gobolada UK gaar ahaan Birmigham, Bristol iyo London.Waxaa iyaguna nasiib u…

          Read More

            Xasuus Reebka Madaarka 5ta Mayl ee Hargeysa

            Inta aanan u Gondo Degin Qormadayda Maanta, Waxan si Kooban u Dul Mari Taaeiikhda Madaarka 5Mayka, Goortii la Sameeyey, Sababihii iyo Ciddii Sameysay iyo inta aan Xasuus Reeb Ka Hayo, Kuna Beegan 62kii ilaa 68kii.   Maadarkan Waxa isla Wahtiyo isku Dhaw, la Wada Dhisay labadii Madaar ee Sharjah iyo Aden Airports ee Boqortooyadii Ingiriisku…

            Read More

              Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

              Hargaysa 19.May 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

              Read More

                Banaan bax Macnayaal badan leh oo ka dhacay Magaalada Laascaanood iyo Astaanta Somaliland oo la Gubay

                Bujumbura 19.May 2015 (SDN/QJ)-Banaanbax la sheegay in lagaga soo horjeedo Maamulka Somaaliland,kuwa kalena ku doodeen inay ku diidan yihiin Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shalay ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Laascaano ee gobol Sool. Inkastoo siyaabo kala duwan loo fasiray ujeedada banaan baxayaasha ayaa dadka qaarkii ku sheegeen in lagu diidanaa Munaasibada 18 May oo…

                Read More

                  Dardaarankii Saylici,Dareenkii Cirro Iyo Damaashaad ruxay Magaalada Boorama DAAWO

                  Boorama 19.May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dadweynaha reer Boorama kala qaybgalay Xuska 18-ka May ee 24-guurada ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland ka soo wareegtay oo shalay si weyn dalka iyo waddamada dibedda qaarkood loogaga dabbaal-degay. Kumannaan dadweynaha reer Boorama ah oo…

                  Read More

                    Tikniko iyo Hub Cusub oo lagu soo bandhigay Xuskii Shalay ee 18 May ee Caasimada Hargaysa DAAWO

                    Hargeysa 19,May 2015 (SDN/QJ) Guud ahaan Bulshada Somaliland dal iyo dibadba waxay u dabaal degayaan Xuska Maalinta Qaran ee 18-ka May oo ah markii Somaliland ku dhawaaqday Madaxbanaanideeda 1991, haddana laga joogo 24 sannadood. Bulshada Somaliland ee wadanka gudihiisa ayaa iskugu soo baxay goobaha loo asteeyay iyadoo ilaa hadda aanay jirin wax dhib ah oo…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Khudbad Dareenka Bulshada Kicisay u Jeediyay Shacabka Gobolka Togdheer DAAWO

                      Burco 18.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shacabka Ku dhaqan Magaalada Burco Waxa uu Maanta la wadaagay Xuska 24 Guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada Xornimada Jamhuuriyada Somaliland iyadoo magaalada Burco ay ahayd Bogcadii lagaga dhawaaqay dib u soo celinta Madax bannaanid Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=pk1dRKv4PhU

                      Read More

                        Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Dibu dhaca Doorashooyinka,Wada hadalka Mucaaridka,Beesha Caalamka,Ciidamada Somalia iyo Wada hadalada labada dal {DHAGAYSO}+DAAWO

                        Hargeysa:May,18,2015(SDN/QJ)-Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Saaka ka socda dabaal degyo xoog leh oo lagu weynaynayo Xuska 24 Guurada ka soo wareegtay Markii J.S.Land Madax banaanideeda dib ula soo noqotay 18 May 1991kii. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Khudbaddiisa oo ahayd mid uu ugu talo galay Munaasibadd 18-ka, ayaa ku dheeraaday Waxqabadka xukuumaddiisa, Dib uddhaca doorashooyinka,…

                        Read More

                          Sidii looga Dabaal dagay Magaalada London, Munaasibadda 24 Guurada 18 May.Maalinta Qaranimadda Somaliland. Daawo Sawiro qurux badn oo qurbejoog idiin diyarisyay

                          London18May15(SDN/QJ)Jaaliyiada reer somaliland ee ku dhaqan uk oo si wayn u xustay sanad guradii 24aad ee ka soo wareegtay gooni isuu taga somaliland taas oo goobo kala duwan lagu qabtay iyo teem reer somaliland oo ku ciyaaraya magaca somaliland oo ka qayb galay ciyaar lagu qabtay  Stadyoum ku yalaa london qurbejoog oo goob joog ka…

                          Read More

                            “Ragga uu hungurigu ka hayo dalkan, waxaan leeyahay waar damaciinna ku dara tudhaale iyo lexejeclo oo waa la doogiye yaan la dacaroon” Madaxweyne Siilaanyo

                            Hargeysa:May,18,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa maanta shacabkiisa u jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kaga Hadlay Xaalado kala duwan oo Dalka ku gedaaman. Khudbadda maanta ee Madaxweynaha oo ahayd mid uu ugu talo galay Munaasibadd 18-ka, ayaa ku dheeraaday Waxqabadka xukuumaddiisa, Dib uddhaca doorashooyinka, Xidhiidha ay Beesha caalamka la leeyihiin iyo…

                            Read More

                            Barcelona oo Ku Guuleysatey Horyaalka Spain (La Liga) Markii Aay 1-0 Ku jalaaftey Atletico Madrid(DAAWO) By Jaahuur.

                            Spain-May-18-2015-(SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo Spain oo lagu kala faraxashey koobka horyaalka ee ka amartukaaleeya cariga Spain (La Liga). Haddaba koobkan iyo kuwa kale oo laga ciyaaro waddanka aynu kor ku soo xusney ayaa aalaaba waxaa hantiya oo isweydaarsada labada naadi ee Barcelona iyo Real Madrid waxaana ugu wacan iyaga oo…

                            Read More

                              “Cuqaashaay Haddii Aad Cadhootaan Hanna Odhaninna Airport Gaar ah baanu Dhisanaynaa, Hargeysina Airport qudha ayuun bay ….” Gudd. Muuse Biixi.

                              Hargeysa:May,18,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka Hadlay Dhawaaqyo dhawaan kasoo yeedhay qaar kamid ah oday-dhaqameedka Magaalada Hargeysa, kuwaas oo qaarkood sheegeen inay dhisanayaan Garoon diyaaradeed oo labaad. Guddoomiye Muuse Biixi oo ka Hadlayey Madal Meher ahayd oo Kulmisay Siyaasiyiin iyo Madax-dhaqameed tiro badan, ayaa sheegay inaan Madax-dhaqameedka looga Baahnayn…

                              Read More

                                Si Toos ah Qurbejoog uga dhagayso Xuska Haatan ka socda Caasimada Somaliland ee Hargaysa

                                Hargaysa 18.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Qasriga Madaxtooyada hada ka socota Hawsha Munaasibada qaran ee 18 May waxaana halkaas ku Sugan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Waxaa uu Madaxweynuhu Salaan ka qaadan doonaa Cutubyo ka Tirsan Ciidamada qaranka Isla markaana halkaas ka jeedin doona Khudbad ku saabsan Munaasibada 18 May. Halkan Ka Dhagayso Munaasibada…

                                Read More

                                  Maxkamada Hargaysa oo Ka Gilgilatay Eedo Musuq Maasuq oo loo Soo Jeediyay Maragyo cadna soo Bandhigtay DAAWO

                                  Hargaysa 18.May 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada Gobolka Hargaysa ayaa gees iskaga leexisay eedo musuq maasuq oo lagu eedeeyay kuna soo baxay qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland. Garsoore Maxamuud Cabdirisaaq Maxamuud oo ka mid ah garsoorayasha maxkamada gobolka Hargaysa iyo kaaliyaha Maxkamada Gobolka Hargaysa Maxamed Maxamuud Xirsi (Gurey) ayaa warar kusoo baxay qaar ka mid ah…

                                  Read More