“waa qodobo gogol-xaadh u noqon doona yoolka wada hadalkan oo ah in aan beesha caalamka ku qancino xaqa iyo xuquuqda ka maqan dalkeena” wasiir xirsi cali xaaji cali
Stanbul:20-Jan-2014(SDN)-Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Cali, ayaa markii ugu horraysay dibadda u soo saaray Aragtidiisa ku aaddan Natiijada ka sooo baxday Wada-hadalladii somaliland iyo somalia ugu soo Gebogeboobay dalka Turkiga. Wasiir xirsi oo inta badan lagu yaqaano inuu Dareenada gaarka u ah ku soo bandhigo Bogga uu Bulshada kula Xidhiidho ee Face-book-ga loo…
