Yuusuf Garaad Oo Intii Uu Siyaasadda Ku Jirey Qirtay Guuldarradii Labaad Ee Ku Timi Hankiisa Siyaasadeed, Wasiirrada Cusubna Kula Taliyey Inaanay Noqonin Sidii Kuwii Ra’isal Wasaare Saacid ee iyagu is Riday
Muqdisho:17-Jan-2014 (SDN)-Wariyaha Ruugcaddaaga ah, isla-markaana ahaan jirey Tifaftirihii hore ee laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qirtay Guuldarro Labaad oo uu kala Kulmay Hankiisa Siyaasadeed ee uu intii Dambe Yeeshay. Yuusuf Garaad oo laga Warqabay inuu muddooyinkii ugu dambeeyey Tan iyo intii uu sheegay inuu Madaxweynenimada Somalia u sharraxan yahay ku mashquusan…
