Home » 11:41 pm Entries posted on “July, 2013”

Somalia to set up coastguard to protect resources: presidency

Mogadishu, Aug 1, 2013 (SDN) —Somalia will set up a new coastguard force to combat piracy as well as to strengthen its control over its territorial waters and natural resources, the presidency said Wednesday. A deal signed Tuesday between Somalia’s defence ministry and a private company, The Atlantic Marine and Offshore Group, aims to create […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Facebook Spurns U.N. Request for Information on Suspected Pirates in Somalia

Washington DC, Aug 1, 2013 (SDN) —The United Nations Monitoring Group on Somalia and Eritrea was highly critical of Facebook in a report, saying that the social network refused its requests for information on the accounts of users suspected of involvement in piracy, and Facebook responded that it was under no legal obligation to comply […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Keeping the lifeline open: Remittances and markets in Somalia

Remittances are Somalia’s life-support system and development engine, but the Somali remittance system is under threat. Publication Summary Remittances to Somalia amount to approximately $1.3 billion a year, 16 percent of which comes from the United States. Remittances are a lifeline for many Somalis, providing them with a means to meet their immediate needs for […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DURUUSTA LAGA BARAN KARO DHACDOOYINKA MASAR

Waxaanu ayaamahan dul joognay dhacdooyin sawir maqal iyo muuqaal oo inga dhegey markhaatiyaal. Markhaatiga aamusaa waxa la yidhi waa dambi, Ramadaanna waa lagu jira. Waxaan gartay bal inaan si degan u eegno moojaddan duufaanka wadata sidey u kacday iyo cidda hoosta iyo dushaba ka afuuftay. Waxaad xusuusata intii kacdoonka la magac baxay Kacdoonkii Xagaaga  Carabta, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hashu Maankaygii Gadaye Ma Maansaar Bay Liqday?

Bismilah maanta waxa aan jeclaaday oo aan qalinka u qaatay in aan waxyar ka taabto marxalada uu wadanku ku sugan yahay. Anigoo jecel in aan wixii talo ah ee suurto gal ah aan halkan u mariyo madaxweynaha s/land Mudane  AHMED MAHAMED MAHAMOUD (SIILANYO). Waxa mahad iska leh ilaaha inagu galadaystay nimcadan aynu ku jirno ee ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye Qarjab oo ka hadlay Amniga G/Nugaal iyo Hawl galo ay Ciidamada amaanku fuliyeen

Garowe 31.July (SDN) Maalmihii ugu danbeeyay ciidanka amaanka gobalka Nugaal ayaa ka waday magaalada Garowe hawlgal balaaran oo lagu xareynayo gaadiidka Bacda Madow ”Beersalka” oo muddo markii la joogoba lagu qaado abaabul. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ”Qarjab” oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Garowe ayaa sheegay sidoo kale inay bilaabi doonan maalmaha soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO Mashaariic Xubno Golaha Wasiirada ahi Maanta ku dhagax dhigeen Gobolka Gebilay

Gebilay 31.July (SDN)  Wasiirada Maaliyada ,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada ,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo Dhagax dhigis loo Sameeyay Mashaariic laga Hirgaliyay iyo kuwo fulintooda hada la bilaabayo. Wasiiradani Waxaaa kale oo ay Kormeer ku Tageen Magaalada TogWajaale halkaas oo uu Wasiirka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliska oo Kormeer Shaqo ku Jooga Gobolka Sanaag

Ceerigaabo 31.July (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle ayaa maanta kulan la qaatay dhamaanba Ciidamada Booliska ee Magaalada Ceerigaabo. Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa ka warbixiyay Xaalada Ciidanka Booliska ee Gobolka Sanaag Waxaanu Xusay inay Soo dhawayanayaan Taliye Ku Xigeenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno Golaha Wasiirada ah oo Gobolka Gebilay Mashaariic ka Fuliyay

Gebilay 31.July (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu furayay Mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay . Xubnahan Golaha Wasiirada Waxay kala ahaayeen Wasiirada Maaliyada,Waxbarashada,Caafimaadka,iyo Wershadaha Waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,Maamulka Gobolka Gebilay iyo ka Degmada Gebilay,Waxay Wasiiradani Xadhig ka Jaris iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shax Muujinaysa Cida Ka qayb qaadatay Tartanka Koobka Ramadaan ee Magaalada Ceerigaabo oo la soo Bandhigay

Ceerigaabo 31.July (SDN) Waxa horaantii bishan ramadaanta ka furmay garoonka kubada cagta ee Daallo Stadium ee Magaalada Ceergaabo wareeg kubada cagta ah oo ay ka qaybgaleen 12 kooxood oo ah dhalinyarada ku nool gobolka sanaag gaar ahaan magaalada Ceergaabo Koobkan waxa qabanqaabiyay koox Wakhtigood hurayaal ah oo isugu jira dhalinyaro iyo sportigii hore ee gobolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »