Home » 8:37 pm Entries posted on “November, 2013”

Police Commissioner Accused of behind the Release of Hubaal Attacker-(Audio)

Hargeisa, 01 Dec 2013 (SDN) -The Director and the Editor of Hubaal, Somaliland’s critical and much-beleaguered daily newspaper have accused the police commissioner for the release of the police officers who was one of the perpetrators of an April 24 attack on the owner of Hubaal media network. In a press conference held today by […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN Envoy Appeals for Calm Following Clashes in Taleeh

Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Deeply concerned” by the recent outbreak of violence in Somalia’s northern Sool region, the top United Nations official in the country called today for calm and urged all parties to resolve political issues through dialogue and reconciliation. “Violence cannot and will not resolve political issues. All those with a stake […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan ka Daawo Hanaankii Madaxweyne Siilaanyo loogu soo Dhaweeyay Deegaamada Gobolka Gebilay {DAAWASHO WACAN

Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta magaalada Gebilay kaga qayb galay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 1aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Timcade ee Magaalada Gebilay. Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxaaa si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Gobolka Gebilay. Hargaysa SDN. Qurbejoog.com  

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: First Batch of Students Graduate at Timacade University in Gabiley –(Video + Photos)

Gabiley, 30 Nov 2013 (SDN) -Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” was the guest of honor at a graduation ceremony held for 103 students, the first batch to graduate from the various faculties of Timacade University in Gabiley held today at Timacade University conference hall in Gabiley. To read full article click here

Posted in Uncategorized | Read More »

Nigeria Restores Diplomatic Relations with Somalia

Mogadishu, 30 Nov 2013 (SDN) -Nigeria government restored diplomatic relations with Somalia, after its ambassador to Mogadishu arrived in the capital on Saturday, presenting his accreditation to the President of Somali on Saturday. Akin Oyateru, the new Nigeria Ambassador to Somalia, met with President Hassan Sheikh Mohamud, pledging his country’s commitment to support the ongoing […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Federaalka Soomaaliaya waxay ka tacsiyaynaysaa khasaarihii dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex

Muqdishu, November 30, 2013(SDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa u tacsiyeeyay dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool. “Waxaan u tacsiyaynayaa dhamaan qoysaskii khasaaruhu ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay Taleex: Intii dhimatay Alle ha u naxariisto, kuwa dhaawacaana ha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland oo si adag u Naqdiyay hadal ka soo Yeedhay Dhigiisa Somalia {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Laa’anta Socodaalka ee Somaliland Gaashanle sarre Maxamed Yusuuf (Inacambaro) ayaa Maanta jawaab kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay Taliyaha Laanta Socdaalka ee Somaliland Mr.Gaafow kaasi oo sheegay in Somaliland lagu sameeyo Baasaboorada Foojariga ah ee E-pasporka Somaliya, iyaga oo soo bandhigay dad ay ku sheegen ay somaliland ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan Hawleed lagu Gorfaynayo Adeegyada Dawladaha Hoose oo Hargaysa ka Furmay

Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Shir lagaga hadlaayay  adeegayada bulashada iyo sidii iskaashi buuxa looga yeelan lahaa dawladaha hoose ayaa maanta ka furmay huteelka maansoor ee  Magaalada Hargaysa. Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen hawlwadeeno ka kala socday dawladaha hoose ee magaalooyinka burco , boorama , hargaysa , wasaarada xanaanada xoolaha iyo iskaashatada hilibka ee nafaqo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda Wargayska Hubaal oo ku dhaleeceeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland inuu Mas’uul ka Yahay Sii daynta Askarigii Xaruntooda ku soo Weeraray {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Maamulka Wargayska Hubaal oo ka mid ah Warsidayaasha Madaxa Banaan ee ka soo baxa Caasimada dalka ee Hargaysa isla markaana dhibane u ah fal fool xun oo Xubno ka tirsan Ciidanka Boolisku kula kaceen,oo ahaa isku day dil ayaa Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay ku sheegeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qormadii 49aad iyo 50-aad Aynu Doodno aynu Dagaalano ma-aha !! Waa DoodQaran!! Ma aha Qaliban !! Waa Dood Cilmiyeysan,Waana Xalaal !! Mana- aha inLa-shareysto.

Somaliland waa qaran dimuqraadi ah oo ku dhisan nidaamka asxaabta badan, mabaa’diida garsoorka, golayaasha-sharci dejinta iyo xukuumada (fulinta) oo ku saleysan mabaa’diida caalamiga ah ee dhawrista xuquuqda aadanaha iyo maamul-wanaaga, horumarka iyo la dagaalanka musuq-maasuqa. Hadii arinku sidaa yahay sidee loo duudsiyayaa xuquuqda iyo xoriyatal-qolka muwaadiniinta S/land?  Sidee loo duudsiyayaa damiirka -dareenka iyo garashada xorta […]

Posted in Uncategorized | Read More »