War Deg-dega Dawlada Fedralka Soomaaliya oo Gen Cali Samatar u dalabtay in aan Mareykanka lagu Maxkamadeyn

    Fairfax Mar 02,2013(SDN)-Dawlada Soomaaliya ee dhawaanta Mareykanku aqoonsaday ayaa ka dalbatay in dalkooda aan lagu maxkamadeyn wasiirkii hore ee Gaashaandhiga ee Soomaaliya Gen Maxamed Cali Samatar. Dalabkan ayaa wasaarada arrimaha dibedda ee Mareykanka waxa todobaadkan u guddbiyay dawlada Soomaaliya. Sanadkii hore ayay aheyd kolkii maxkamada Virginia ku taal ay Gen Cali Samatar ku xukuntay in…

    Read More

      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka soo horjeesta shirka Maamul Sameynta Jubaland ee ka soconaya Kismaayo

      Kismaayo March 02 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa siweyn uga soo horjeestay shirka ka furmaya Magaalada Kismayo ee Xarunta gobolka J/hoose kaasi oo la doonayo in maamul loogu sameeyo Labada Jubo iyo Gedo. Cabdi Faarax Shirdoon Saacdi ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed marka la sameysanayo Maamul dadka Soomaaliyeed ay dowr…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xasan oo shaqo ku jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco

        Burco 02, March 2013 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan oo hawlo shaqo ku jooga xarunta gobolka Togdheer ee Burco ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda iyo qaybaha bulshada ee gobolkaas. Wasiirka Madaxtooyada oo uu weheliyo Wasiiru-dawlaha Maaliyada Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) ayaa waxa ay kulankaas kula hadleen in…

        Read More

          Somalia asks US to grant immunity for former PM

          McLEAN, Va. (SDN) – Somalia’s newly recognized government is asking the State Department to grant immunity to a former prime minister accused of human-rights abuses. The letter issued this week by the Federal Republic of Somalia seeks immunity for Mohamed Ali Samantar, who now lives in Fairfax but was a top official in dictator Siad…

          Read More

            Somali Prime Minister declares Kismayo Convention unconstitutional

            The Federal Government of the Somali Republic deeply regrets the unconstitutional Kismayo convention held on 27 February 2013. His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon said: “This unilateral act, carried out without reference to the federal government, violates the constitution and is an obstacle to peaceful political development. It neither serves the best interest of…

            Read More

              Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Cambaareeyey Qaraxii Maanta Ka Dhacay Makhaayada U Dhow Xeebta Liido

              Jimce, 01, Mar, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii maanta ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo ay ku dhaawacmeen todoba qof. “Argagixisadu waxay caadaysatay inay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed, waxayna hadda u muuqdaan inay yihiin naf lacaari marba hadii dagaalkoodii ku soo ururay inay…

              Read More

                Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo Abaal-marintii 10aad gudoonsiisay qaar ka mid ah Shaqaalaheeda (Daawo Sawirada)

                Hargeysa 01, March 2013 (SDN)- Shirkadda Isgaadhiinta casriga ah ee Telesom ayaa abaal-marin gudoonsiisay shaqaalaha shirkadda ee sida hawl-karnimada ah u soo shaqeeyey sanadkii la soo dhaafay ee 2012. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xalay lagu qabtay hotel Ambassador, ayaa loogu magacdaray munaasibada 10-aad ee Abaal-marinta Shaqaalaha Shirkada Telesom ee sanadka…

                Read More

                  Beledkii Hal-doorka: Maasno Loo Hibeeyay Burco iyo Bulshadeeda, Ereyada Siciid Gahayr (Hargeysaawi)

                  Jiiftadan waxa aan tiriyay 22/01/2013-ka markaas oo aan u geeddiyay Burco si aan uga qaybgalo Barnaamijka Waddaniyadda oo uu hormood ka ahaa Abwaan Axmed Axda.. Sooyaalka iyo doorka ay Burco ugu jirto Somaliland ayaa ay ka warramaysaaa…. Nuxurku waa dheehashada iyo akhriska maansada Beledkii Hal-doorka..   Waa kuwan meerisyadi   Baradii Togdheer iyo Biixida dhulkeygaay…

                  Read More

                    Ogaysiis :Buug Cusub oo uu Qoray Jamac Mohamed Qalib oo la magac baxay Somali Phoenix waxad ka helaysa Green Shop & Super Studio

                    waxa loogu  Busharaynayaa dhamaan bulshawaynta somalida ee   ku dhaqan Uk in uu soo baxay  buug cusub oo uu qoray General:Jamac Maxamed Qalib oo ka hadlaya soo jireenkii Tariikhda Somalida kaas   oo aad ka heleysaan Cinwaanka hoos ku qoran. kala soo xidhiidh Green Shop & Super Studio 160 Church Road Willesden, London Nw10 Tel:02084590605…

                    Read More

                      Bandhig Faneed Lacago loogu Aruurinayay Caruuta Darbi jiifka ah oo Muqdisho ka dhacay

                      Muqdisho March 01 2013 (SDN)— Waxaa xalay magaalada muqdisho ka dhacday Munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiinta ugu saraysa maamulka gobolka Banaadir marti sharaf kale iyo fanaaniin caan ah oo dib ugu soo gurya noqday magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadaasina ay ka dhacday  Hoteelka City Plaza ee magaalada Muqdisho. Waxaa Munaasabada iska…

                      Read More

                        Duqa Magaalada Baladweyne oo xabasiga la dhigay

                        Baladweyne March 01 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay Sheegayaan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaaladaasi ay maanta Xireen Duqa Magaalada Baladaweyne. Xunko ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay xiritaanka duqa Magaalada Baladweyne, Maxamed Xasan Nuuriye. Ma cada sababta ka danbeysay Xiritaanka duqa Baladweyne laakiin warar…

                        Read More

                          Somalia: Humanitarian aid must not be co-opted into stabilisation campaign

                          New York/Paris/Nairobi, 28 February 2013 – Efforts underway at the United Nations to integrate humanitarian assistance into the international military campaign against opponents of Somalia’s government will further threaten the safe delivery of independent and impartial aid to Somalis struggling to survive ongoing war, the international medical humanitarian organisation Médecins Sans Frontières (MSF) warned today. The…

                          Read More

                            Hay’add Dhaqaatiirya aan Xuduuda Laheyn oo ka digtay Musuqmaasuq lagu sameeyo Gargaarka Soomaaliya

                            Nairobi Mach 01 2013 (SDN)— Warsaxaafadeed ay soo saartay hayada dhaqaatiirta aan xuduuda laheyn ee MSF ayaa waxay kaga hadashay howlaha gaarka oo hayada ay ka wado dalka Soomaaliya iyo dhibaatada heysata caruurta iyo haweenka Soomaliyeed. “Sida dad badan oo Soomaali ku dadaalayaan inay helaan waxyaabaha ay u baahan yihiin ee lama huraanka ah,sida raashiin…

                            Read More

                              Halkan ka Akhriso oo ka Bogo Fariimihii ay Nadra Maxamedi u Dirtay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland ee ay Xariga dheer ku muteysatay

                              Hargeysa Mar 01,2013(SDN)-Maxkamada gobolka Hargeysa ayaa dhawaan ku riday xukun 8 bilooda Marwo Nadra Maxamed Jaamac ka dib kolkii ay fariimo aanu jecleysan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Xasan. Fariimahan oo aan dadka badankii hore loogu soo bandhigin ayaanu helay iyaga oo qoraal ah,oo ah sidii dacwada wasiirka ku xusneyd. Hadaba Halkan hoose uga Gogo…

                              Read More