Home » 9:02 pm Entries posted on “February, 2014”

Boobka uu ku kacay wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland

Asc. Marka hore waxaan salaamayaa sacaafada horta ah ee somaliland, waxa kale oon salamayaa shacbka somaliland.indheer garadka gurtida, culimada. iyo dhamaan bulshawaynta somaliland, salaan ka bacdi. waxa maanta aan doonayaa inana ka hadlo boobka uu kulakacay dalka wasiirka wasarada ganacsiga iyo malgashigu. ee dadka qaar u yaqaanaan Dr beenaale. qaarkalana ugu yeedhaan Mr 10%, taasoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Italy: Accused Somali Human Trafficker from Deadly Shipwreck on Trial

Agrigento, 28 Feb 2014 (SDN) –The trial of one Somali member of a gang blamed for overcrowding a migrant vessel that sank last October, killing 366 people, was adjourned Friday almost as quickly as it began. Mouhamud Muhidin, 34, stands accused of being part of the criminal gang that organized the vessel that crashed on […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Compatibility Issues in Somalia: Governance and Economics

By John Campbell    Somalia continues to improve after a nearly a quarter century of war, but integrating economics and governance remains difficult. IRIN identifies five core challenges for Somalia’s economic reconstruction. Potentially, the country offers interesting prospects to investors, including vast herds of livestock, bountiful fisheries, oil and gas reserves, and a long coastline with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN Agencies Begin Survey of Somali Refugees in Kenyan Camps

Nairobi, 28 Feb 2014 (SDN) –Two UN refugee and migration agencies are carrying out comprehensive four-month return intention survey of Somali refugees living in the Dadaab refugee complex in northern Kenya. The UN High Commissioner for Refugees (UNHCR) and International Organization for Migration (IOM) said a two-month exercise will ensure that refugees’ views and concerns […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan Idinku Waaninayaa Reerkaas Mushkiladu iyo Dilku u soo Hoyatay inaydaan ka Rogan” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Xaaji Saalax 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ay Weheliyaan Wasiirka Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Marwo Shugri Xaaji baandare iyo Wasiir ku Xigeenka Ganacsiga Mudane Bashiir Cabdi Xariir ayaa Maanta Gaadhay Deegaanka Xaaji Saalax ee Gobolka Daad Madheedh. Ujeedada Socdaalka Wasiirka ayaa Salka Ku haya Dilkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Punt land oo la kulmay Safiirka UK ee Ethiopia

Addis Ababa 28.Feb 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo booqasho rasmiya ku jooga dalka Ethiopia ayaa maanta magalada Addis ababa kula kulmay safiirka dowladda Britain ee Addis ababa. Gregory Dorey sidoo kale waxa uu yahay wakiilka joogtada ah ee Midowga Africa waxayna ka wada hadleen arrimo badan oo salka ku hayo hormarka.amaanka,qorshaha nidaamka axsaabta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Macdanta ee Somaliland oo Booqasho ugu Kicitimay Imaaraadka Carabta iyo Shirkado Baadhiseed oo kula kulmayo

Hargaysa 28.Feb 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Eng Xuseen  Cabdi Ducaale,ayaa maanta safar shaqo ugu  kicitimay dalka Isu-tagga imaaraadka Carabta,halkaasoo uu kulan iyo wada hadal kula yeelan doono Masuuluyiinta afar shirkadood ooh ore Somaliland heshiis shidaal baadhis ah ula gashay. Wasiirka Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland  Xuseen Cabdi Ducaale,ayaa intaanu maanda ka dhoofin Madaarka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xamar Lagaama Xigo (Inqaasta Yuusuf-Garaad)

Yaa Muqdisho gaadhsiiyay horumarka aan ku soo sheegnay Qeybta Koowaad ee Qormadan? Jawaabtu waa sahal. Soomaali oo dhan ayaa kalsoonidooda, maalkooda, maskaxdooda iyo muruqooda geliyay. Waxay ka dhigteen raasamaalka mustaqbalkooda. Daaraha ugu dhaadheer waxaa kala lahaa Cabdullaahi Omaar iyo Jirde Xuseen. Huteellada ugu caansan waxay ahaayeen Guuleed oo uu lahaa Gurguurte, Hotel Weheliye oo uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin: Muuqaal Sidee Ah Ayuu Leeyahay Arooska Miyiga Maantu? W/Q: Wariye Maxamed Addis

Qormadan oo aan uga dan leeyahay inaan ku iftiimiyo muqaalka guud ee uu leeyahay arooska reer miyiga ee maantu, maaha mid aan isku barbar dhig ku samaynayo arooskii miyigee soo jireenka ahaa iyo aroos miyiga maanta. Waxaanay ku salaysan tahay oo ay ka turjumaysaa muuqaal aan kasoo dheehday dhawaan munaasabad aroos oo aan ka qayb […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somalia Bayle oo Ka qayb galay Shirkii Golaha Amaan

New York 28.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka. Wafdiga wasiirka ayaa ka qeyb galaya shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo looga hadli doono […]

Posted in Uncategorized | Read More »