Home » 10:56 pm Entries posted on “April, 2014”

Atletico Madrid Ayaa Final-ka u soo Baxdey Markii 3-1 Ugu Awood Sheegatey Chelsea (Champion League Finals) DAAWO) By Jaahhur.

London-30-April-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Yurub (Champion League) oo ku dhaw gaba-gabow Real Madrid iyo Atletico Madrid oo Final u soo wada baxay,ciyaartaasuna waxay ka dhici doontaa (LISBON) Atletico Madrid ciyaarta Finalka ugu soo baxdey waxay foodda isla galeen Chelsea taas oo ahayd lugii labaad,tii horana waxay ka dhacdey Madrid kuna dhamaatey […]

Posted in Sports | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.April 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Kulmiye : Goolkaasi Muu Dhalan,Guushaasi May Dhicin” Mujaahid Cali Guray

London 30.April 2014 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray ayaa Si Xoogan u Naqdiyay Hanaankii uu u qabsoomay Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye ,Isagoo Sheegay in Natiijada ka Soo baxday Shirkaasi ay ahayd Go’aan reeraysan oo Hore loo gaadhay . Gudoomiye ku xigeenku waxa uu sidaa ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Midnimada Somaliyeed baa Na Keentay,Cid Rabtaana Ma Jirto,Mar hadaan la Rabin….” Siyaasiga Cali Daacuun {DHAGAYSO}

Muqdisho 30.April 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cali Daacuun oo dhalasho ahaan ka soo Jeeda Somaliland kana Tirsan Baarlamanka Federaalka Somalia ayaa u Muuqda Shakhsi ka Rajo dhigay u doodista Midnimadii Somalia . Xildhibaan Cali Daacuun oo Haatan Muqdisho ku Sugan ayaa Si Xoogan u Naqdiyay Distoorka Federaalka ee Somalia oo uu Sheegay inaanu dalku ku dhaqmi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal xoogan oo laga soo sheegayo Magaaladda Ceel-buur iyo khasaaraha ilaa hadda ka dhashay

30,Apr.2014(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya magaalada Ceelbuur ayaa sheegaya in ilaa saaka uu dagaal culus ka socdo magaalada Ceelbuur. Dagaalka ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyo ciidanka Ethiopia ee ku sugan halkaasi iyo xoogaga Ururka al-Shabaab. Dagaalkan ayaa la sheegayaa in laysu addeegsanayo Qaybaha kala duwan ee Hubka.ma caddda Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan.laakiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Doorashooyin Dhinaca Baarlamaanka ah oo looga dareeray Dalka Ciraaq

30,Apr.2014(SDN/QJ)-Dadka reer Ciraaq ayaa u dareeray doorashadii ugu horreysay ee dalkaas laga qabto tan iyo markii ay ciidammada Maraykanka halkaas ka baxeen. Doorashadan ayaa ah mid si dhaw loola socdo,gaar ahaana Beesha caalamk.waxaanay u tahay Dawladda uu Hogaamiyo Nuural-Al Maaliki,tijaabo adag oo ku aadan suura galnimada in uu dalku gaadho heer Qofka Cod Kurisiga lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Punt land oo Nidar Ku Maray Soo Celinta iyo Gaadhitaanka Xuduudaha Maamulkiisa iyo Wasiiro Somaliland ah oo la Kulmay

Hargaysa 30.April 2014 (SDN/QJ)- Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Daakhiliga ee Jamhuuriyadda Somaliland – Md. Maxamed Biixi Yoonis iyo Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa dalka Itoobiya kulan kula yeeshay Madaxweynaha maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Labada wasiir oo maalintii Isniinta ka soo laabtay shir weyne ay 26 ilaa 27 April kaga qaybgaleen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wada Hadal u Furmaya Somaliland iyo Punt land, Goorma ayuu Madaxweynuhu Khudbad Sannadeedkiisa u Jeedinayaa Labada Gole {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.April 2014 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta ka hadlay aragtidiisa ku aadan Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye oo Maalintii Shalay Ku soo Gabo gaboobay Magaalada Hargaysa . Gudoomiye Baashe Maxamed Cade Waxaa kale oo uu ka Hadlay Wada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kismaayo Sadex Askari oo Ka Tirsan Maamulka Juba oo Xalay lagu dilay

Kismaayo 30.April 2014 (SDN/QJ)- Rag hubaysan ayaa xalay Kismaayo ku dilay 3 nin oo ka tirsanaa ciidanka ammaanka ee maamulka KMG ah ee Jubba. Goobjoogeyaal ayaa u sheegay Warbaahinta in uu dilka ka dhacay xaafadda Via Afmadow, raggii geystayna ay baxsadeen. Ciidamada ammaanka ee maamulka KMG ah ee Jubba ayaa gaaray goobta ay wax ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hambalyo Madaxda xisbiga kulmiye

Guul iyo Hambalyo Madaxda Xisbiga Kulmiye Anigoo ku hadlaya magacayga, ka Guddiga Kulmiye ee W/Ameerika, iyo ka dhamaan tageerayashaba. Waxaan hambalyo kal iyo laaba u soo dirayaa hogaanka Xisbiga Kulmiye ee mar kale ku guulaystay taladii xusbul xaakimka Kulmiye. Illaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu u fududeeyo hawshaa culus ee ay mar labaad dhabarka u riteen. […]

Posted in Uncategorized | Read More »