Home » 3:00 am Entries posted on “April, 2015”

“Waxaan u ballan-qaadnay in Dacwad kastoo ka dhan ah Ciidanka RRU aannu baadhitaan ku samayn doonno” Safaarada UK ee Addis Ababa

Addis Ababa, 30 April, 2015-(SDN/QJ)- Safaaradda dawladda Ingiriisku ku leedahay Caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, ayaa xaqiijisay in Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) u soo gudbiyey Dacwad ka dhan ah taageerada ay siiyaan Ciidanka loo yaqaan RRU oo ka tirsan Booliiska, waxaanay ka hadashay Baaq ay u jeedinayaan Xisbiyada iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Imaatinka Cirro ee Maanta, Abaabulka Soo Dhawaynta, Mudaharaadka Madaxtooyadda, Iyo xajiimaynta Jabuuti

Addis Ababa, 30 April, 2015-(SDN/QJ)-  Warar u dhuun daloola dhaqdhaqaaqyada gudaha qasriga Madaxtooyada, ayaa tibaaxay in Madaxtooyada iyo xubno ka tirsan Golaha Xukuumadu ku hawlan yihiin abaabulka dibad bax oo lagu barbaraynayo soo dhawayn taageerayaasha xisbiga waddani la sheegay inay ku soo dhawaynayaan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isbedelkii ugu Layaabka badnaa oo Ku Yimid Habkii Dhaxal Tooyo ee Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh 30.April 2015 (SDN/QJ)-Isbeddelkii ugu ballaadhnaa ayuu Boqorka Cusub ee Sucuudigu Boqor Salmaan Binu Cabdicasiis ku sameeyey Hannaanka Is dhaxal ee Boqortooyadiisa iyo waliba Jagooyin kale oo Dawladdiisa kamid ah. Boqor Salman Bin Cabdulcaziz, ayaa xilka ka qaaday ninka lahaa dhaxalka boqortooyada isla markaana ah walaalkiis, Muqrin Bin Cabdulcasiis. Waxaa uu xilkaasi u magacaabay wiilka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxda maamul goboleedyada Jubba iyo Koonfur galbeed oo tagay Garowe

Garowe  30 April, 2015-(SDN/QJ)-Hoggaamiyeyaasha maamullada Jubba iyo Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland, halkaasoo uu ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkiisa. Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe), hoggaamiyaha maamulka KMG ee Jubba, iyo hoggaamiyaha maamulka koonfur-galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh ayaa ka qeybgalayo wajiga labaad ee shirka wada-tashiga dowladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaali ku dhimatay duqeyn ka dhacday dalka Yemen Iyo Tiradooda

Sanca 30.April 2015 (SDN/QJ)- Safaaradda Soomaalida ee dalka Yemen, ayaa shaaca ka qaadday in ku dhawaad 30 qof oo Soomaali ah ay ku dhinteen weerar xagga cirka ah oo ka dhacay meel u dhow magaalada Cadan ee dalkaas. Qunsulka safaaradda Soomaalida ee Sanca, Cismaan Axmed Maxamuud oo u warramay idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in madfac […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddida Dhismaha Waddada Cad Ayaa Maanta Shahaadooyin ku Abaal Marisay Jaaliyadaha Beelaha Ciidagale ee Qadar , Maraykanka , iyo Hay’adda Human Concern International (HCI) Canada(SAWIRO)

Hargaysa 29/4/2015(SDN/QJ)-Hargeisa_ Guddida Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta Shahaadooyin ku abaal marisay Jaaliyadaha Beelaha Ciidagale ee Qadar  , Maraykanka , iyo Hay’adda Human Concern International (HCI) Canada . Xaflad Maanta ka DHacday Star Hotel Ee Magaalada Hargaysa ayaa Shahaadooyinkan lagu siiyay Jaaliyadahaas iyo Ha’ayaddaas waxaana xafladdan ka soo qeyb galay Gudoomiye Ku Xigeenka Guddida Dhismaha Waddada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Shacabka Reer Awdal Ee Dibada Joogaa Boqolkiiba Sagaashan Waa Reer Somaliland” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland

Hargaysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in shacabka ka soo jeeda gobolka Awdal ee ku dhaqan dalka dibasii ay ka midaysan yihiin jirtaanka iyo qaranimada Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka oo maanta dalka ku soo laabtay waxa kale oo uu sheegay in Xukuumadda iyo beesha caalamku ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali community center being developed in Minneapolis

MINNEAPOLIS (AP) — A Somali organization has signed an agreement to purchase a 24,000-square-foot-building for a future Somali community center in Minneapolis. The Confederation of Somali Community in Minnesota announced the purchase agreement for the new center Tuesday. Executive Director Mohamud Noor says the center will be a “one-stop-shop” for his group and others to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Livestock export in Somalia hits record in 2014: UN agency

NAIROBI, April 29 (Xinhua) — The UN Food and Agriculture Organization (FAO) said Somalia exported a record of 5 million livestock to markets in the Gulf of Arabia in 2014 buoyed by heavy investments in animal disease prevention. The export data, collected by the FAO-managed Food Security and Nutrition Analysis Unit (FSNAU) and received in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Liiska xubnaha Golaha Guurtida JSL iyo saami qaybsiga beelaha ee 82-ka kursi,Kalsoonida loo hayo Guuritu waxay ku xidhantahay siday ka yeelaan mudo kordhinta taagan

London April 29,2015(SDN/QJ)-Waxaa lagu soo doortaa xubinnimada guurtida hab-doorasho dadban oo xulasho ah, 82-ka  xubnood ee Golaha Guurtidu ka kooban yahay, in kasta oo xulasho dadban lagu soo doortay mudo hore waxaa hada ka sii nool xubnihii xulashadaa lagu soo doortay 11 xubnood oo keliya halka ay 71 xubnood ee kale ay ku yimaadeen dhaxaltooyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »