Home » 8:33 am Entries posted on “May, 2016”

Somaliland: Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada 4aad iyo 8aad oo Goobaha Qaar la xidhay Imtixaankii oo Socda Isku dhac dhex Maray Ardayda,Macalimiinta iyo Ciidanka Ilaaladda DAAWO

Hargeysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Somaliland ayaa ka warbixiyay imtixaanka shahaadiga ee ka socda somaliland. Guddoomiye Daa’uud Gadhwayne waxaa uu sheegay in shaqaaqooyin ay ka dhaceen Goobo lagu galiyay Imtixaanka Shahaadiga isagoo sheegay in macalimiinta qaar ay ardeydii siinayaan qishka imtixaanka oo ay goobana ka bilaabeen dagaal. Guddoomiye Daa’uud waxaa kale oo uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Haddii sidan ay ku sii socoto oo la isku joojin waayo waxaanu si toos ah umadda ugu sheegi doonnaa cidda awooda dalka Ku tagri fashay” La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi oo horena u ahaa la taliyaha Arrimaha Bulshada ee Madaxweynaha Somaliland, ayaa Cambaareeyay Xadhig Ciidammada Sirdoonka ee Gobolka Maroodi-jeex kula kaceen Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa-bannaan ee Foore Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab iyo Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Telefiishanka Bulsho Cabdi Xasan Cabdi.   […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wargeyska The National Business Oo Sheegay In Noqotay  Dalkii 8-aad Ee Afrikaan Ah  Ee Ay Ka Hawl-gasho DP World

Hargeysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska The National Business oo ka soo baxa dalka isku taga imaaraadka carabta, ayaa shalay warbixin ka qoray heshiiska is-faham ee lagu casriyaynayo marsadda Berbera oo lagu wado inay noqoto marin ganacsi iyo dekad caalamiya oo ay horaantii bishan May 2016 kala saxeexdeen xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo shirkadda DP World ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hablo Jaariyado ka ahaan Jiray Qasriyo Boqortooyo oo Markii danbe Boqoro la Ixtiraamo Noqday Waa (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargeysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Taariikhda aadamaha ee is dabo socotaa waxay daaha ka qaadaysaa qisooyin ku saabsan hablo jaariyad ahaan ku soo galay qasriyada boqortooyada kuwaasoo markii dambena iyagu boqorado ka noqday qasriyadaasi, waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa jaariyadihii ay u suurogashay inay ku fadhiistaan taaj-ka boqortooyada.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Lix Gudoomiye Gobol oo ka Hadlay Dhibaatooyinka ka haysta Isku Haysiga Dhulka Iyo Dalabkoodu Wuxuu Daaran Yahay DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Lix ka Mid ah Gudoomiyeyaasha Gobolada dalka oo uu Weheliyo Maayarka Magaalada Oodweyne ayaa ka warbixiyeen xaalada Guud ee Gobolada ay Mas’uulka ka Yihiin iyagoo dhinaca kalena soo dhaweeyay Xeerka Qabyo qoraalka Siyaasada Guud ee Dhulka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Laba Mudane oo ka Tirsan Golaha Deegaanka Hargaysa oo Jawaab ka Bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Shahar iyo Mawliid Cabdi Malow oo ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ayaa ka jawaabay hadal uu doraad sheegay Xidhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada isla markaana sheegay inaanu Murashax Muuse Biixi Cabdi ku soo baxayn doorashada soo socota inta uu Madaxweyne ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Ku Xigeenka Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha Gudaha oo Xadhiga ka Jaray Dugsi laga Hirgaliyey Degmada Xariirad DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Degmada Xariirad ee Gobolka Salal Waxay Xadhiga kaga Jareen Dugsi Cusub oo deegaankaas laga Hirgaliyey. https://www.youtube.com/watch?v=LIkCQUk1T9I

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dood Xamaasad Leh oo Tiro Garyaqaano ahi ku Lafo Gureen Sharci-nimada Heshiiska Xukuumadda iyo Shirkada DPW,Faa’iidada uu Leeyahay Iyo Galdaloolooyinka ku Jira DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Mudooyinkii u danbeeyay Mawduuca Sida weyn u haystay Siyaasada Somaliland uu ahaa Waxtar iyo Waxyeelo midka uu yahay Heshiiskii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la Gashay Shirkada Dubai World Port oo Maamuli doonta Dekeda Magaalada Berbera ayaa Telefishanka HCTV Wuxuu soo agaasimay Dood adag oo dhinaca Sharciga ah oo la Xidhiidhay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muqdisho: Mucjisada Haweenay Muddo Shan Sanno Xaamilo Ahayd Oo Xiligii Ay Uurka Lahayd Saddex Carruur Ah Dhashay

Muqdisho 31.May 2016 (SDN/QJ):-Hooyo Soomaaliyeed oo muddo shan sanno ah Xaamilo lahayd, intii ay uurka lahaydna dhashay saddex carruur ah, ayaa lagu guulaysatay qalin ah in laga soo saaro caloosheeda ilmo lafo noqday oo caloosheeda ku jiray muddadaas shan sanno. Hooyadan Soomaaliyeed oo magaceeda la yidhaahdo Bushaaro Xuseen Cismaan, ayaa qalliin loogu sameeyay cusbitaalka hooyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynihii Hore ee Dalka Chad Huseen Habre oo Lagu Xukumay Xabsi Daa’in

Chad 30.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynihii hore ee dalka Chad Huseen Habre ayaa lagu Xukumay Xabsi daa’in kadib markii lagu helay Denbiyo ka dhan ah Xuquuqda Aadamaha. Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee dalka Senegal ayaa la soo taagay maxkamad gaar ah oo Midowga Afrika uu taageero. Dambiyada lagu helay waxaa ka mid ah tacadiyo ka dhan ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »