Home » 11:55 am Entries posted on “May, 2017”

Taliska Ciidanka Asluubta Somaliland Oo Ka Hadlay Askar Iyo Maxaabiis Uu Soo Ritey Xanuunka Shuban Biyoodku DAAWO

Burco 31. May 2017 (SDN/QJ:-Taliska guud ee ciidamada Asluubta Somaliland oo socdaal ku tagey magaalada Burco ayaa ka hadlay xaaladda askar iyo maxaabiis ku jirey xabsiga magaalada Burco oo uu soo ritey xanuunka Shuban Biyoodku.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiyada Mucaaradka Oo Ka Hadlay Maxaabiis Shuban Biyood Ugu Geeriyooday Xabsiga Burco DAAWO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay maxaabiis ku dhex geeriyooday xabsiga wayn ee magaalada Burco.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Itoobiya oo Baahisay Socdaalka uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ku Joogo Maraykanka

Washington 31. May 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa baahisay war ku saabsan xafiiska diblomaasiyadeed ee Jamhuuriyadda Somaliland ku leedahay magaalada Washington ee dalka Maraykanka oo xadhiga laga jaray toddobaadkii dhammaaday, kaas oo uu furay wasiirka khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire. Warkan oo lagu baahiyay dagalka ay Inernetka ku leedahay wasaaradda arrimaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Sida Fiinta uga Qeyliyey Dhulkii Raasiga Berbera oo La Boobey+ Dhaliilahii ugu Adkaa Ku Ganey Xukuumadda DAAWO

Berbera 31. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Axmed Kooshin, ayaa sida fiinta uga qeyliyey dhul dan guud ah oo ay baloodheysteen safiirka Somaliland ee Safaaradda Imaaraadka, waxaana uu si aada ugu canaantay xukuumadda in ay boob xooggan ku hayso gudaha magaalada Berbera.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan Arkaa Madaxweynaha Toddobaadkii (Mar), Oo Jimcahaan Kula Tukadaa Masaajidka, Haddaanu Is-nidhaahno La Taliyana Wuxuu Qofku Sii Marinayaa…” La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Bari

London 31. May 2017 (SDN/QJ):- La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Gobollada bariga Dalka Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, ayaa ka warramay Wada-hadallada u socda Khaatumo iyo Dawladda Somaliland iyo Shuruudaha uu Dr. Cali Khaliif Galaydh uu doonayo in Somaliland fuliso, si Kooxdiisa Khaatumo ula midowdo Somaliland. Cabdinaasir Garaad Abshir Saalax, waxa uu sheegay in Cali Khaliif […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali (Gurey) oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyey 400 OO Qoys oo Ku Nool Deegaanada Degmada Sabo-wanaag DAAWO

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Ganacsadaha weyn ee caanka na ah Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali (Gurey), ayaa bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed deeq raashin ah gaadhsiiyey 400 oo qoys oo ku nool deegaanada hoos yimaada degmada Sabo-wanaag ee gobalka Maroodi-jeex. Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Gurey oo ah sida oo kale na guddoomiyaha shirkadda Kalluunka ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo Farta Ku Fiiqay Siyaasadda Ka Dambeysa Maamul Goballeedyada Ku Soo Badanaya Somaliya

Hargaysa 31. May 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo hore na u soo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland, ayaa iftiimiyey ujeedka dahsoon ee laga lee yahay maamul goballeedyada ku soo badanaaya dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in siyaasadda ka dambeysaa ay tahay siddii loo tirtiri lahaa wixii ka horreeyey taariikhdii 1960kii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Markab Sida Raashin Uu Imaaraadku U Soo Diray Somaliland Oo Dekedda Berbera Ku Soo Xidhay Iyo Wakaalad Ka Warrantay Ujeeddooyinka Laga Leeyahay

Berbera 31. May 2017 (SDN/QJ):- Markab sida gargaar Raashin ah oo gaadhaya 1.700 tan, ayaa soo gaadhay Dekedda magaalada Berbara. Waxaa gargaarkan ka Wakiil ah Hay’adda Khalifa bin Zayed Al Nahyan Foundation oo uu leeyahay Amiirka Imaaraadka, waxaana  loogu tala galay dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku sugan  deegaanada Somaliland. Markabkan ayaa ka soo shiraacday […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo ka Hadashay Sababo Diyaaradda Turkish Airlines 3 Cisho u Fadhiisan wayday Madaarka Muqdisho

Muqdisho 31. May 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay sababaha keenay in saddexdii Cisho ee u dambeeyey ay u soo Fadhiisan wayday Madaarka Muqdisho Diyaaradda Turkish Airlines. Soo fadhiisi la’aanta Diyaaradda Turkish Airlines, ayaa Rakaabkii ay keeni lahayd Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Caasimadda Muqdisho la sheegay saddexdaas maalmood inay dib-u-dhac iyo rafaad badan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya oo Soo Kormeeray Mashaariicda Horumarineed ee Ka Socota Magaalada Jig-jiga

Jig Jiga 31. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo ay wehelinayaan qaarka mid ah masuuliyiinta sare ee xukuumada DDSI ayaa booqday qaarka mid ah mashaariicaha horumarineed ee laga hirgalinayo maamulka magaalada jigjiga. Hadaba Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo mas’uuliyiintan wehelinaysay ayaa ugu horayntii booqday dhismaha jidka wayn ee qoraxay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »