Home » 4:03 am Entries posted on “March, 2022”

Waa maxay Qorshaha Muuse ka leeyahay iscasilaada Ataash

Hargeisa (SD) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash, ayaa iscasilaadiisa sharaaxaado kala duwan laga bixiyay. Wasiirka ayaa la sheegay in uu u gogol xaarayo isla markaana dar dar gelinayo damaca Madaxweyne Biixi ee mudo kororsiga iyo furida axsaanta qaranka. Madaxweyne Biixi oo la sheegay in aanu diyaar u aheyn bixinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Biixi oo oo la sheegay in uu dalab mudo kororsi u diray Guurtida iyo Jawaabta Mucaaridka

  Hargeisa (QJ)- Warar ku dhawdhaw Aqalka Guurtida Somaliland ayaa noo xaqiijiyay dalb dhawaan la sheegay in Madaxweyne Biixi u diray guurtida. Xogaha ayaa noo sheegaya in Madaxweyne Biixi qoralka uu gaarsiiyay gollaha uu ku sharaxay damaciisa mudo korosiga la xiriira. Madaxweyne Muuse ayaa la sheegay in uu dalbaday ka talo bixinta iyo meelmarinta mudo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dr. Edna oo loo doortay madaxa ururka caalemiga ah ee UNPO

Brussels (QJ) – Dr. Adna Adan oo ka mid ah lataliyeyaasha madaxweynaha Somaliland ayaa loo doortay madaxweynaha ururka UNPO oo ah hay’ad ay ku midaysan yihiin wadamada aan ka midka ahayn Qaramada midoobay ee aan la aqoonsan. UNPO waxaa la aas aasay sanadii 1991 waxaanay ka shaqeeyaan xuquuqada wadamada aan la Ictiraafin ee dunida. Dr. Adna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo suxufi Axmed Qani isu raacisay xarig iyo ganaax

Hargeysa (QJ) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta hal sano oo xadhig ah iyo hal Milyan oo shillin-ka Somaliland oo ganaax ku xukuuntay Wariye Axmed Qani Xirsi, oo muddo bil ka badan Hargeysa ku xidhnaa. Maxkamada ayaan ka hadal jirdil weriyaha xabsiga loogu geystay mudadii uu xirnaa. Waxa lagu eedeeyay in uu faafiyay warar la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mahdi Guuleed oo la kulmay Amiirka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani

Doxa (QJ) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Qatar Mudane Sheekh Khalid Bin Khalifa bin Abdul Aziz al-Thani oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Biixi oo dalka ku soo noqday

Hargeysa(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn heer qaran ah loogu sameeyey gudaha caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo maanta kasoo degay madaarka Cigaal International Airport, ayaa waxa halkaas kaga hortegay madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Security Council Press Statement on Recent Terrorist Attacks in Somalia

PRESS RELEASE The following Security Council press statement was issued today by Council President Lana Zaki Nusseibeh (United Arab Emirates): The members of the Security Council condemned in the strongest terms the terrorist attacks that took place in the Aden Adde International Airport area in Mogadishu, and Beledweyne, Hirshabelle on 23 March 2022. These attacks, […]

Posted in news in English | Read More »

Warbaahinta Somaliland oo laga mamnuucay tebinta warka Soomaaliya iyo waxa ay siisteen

Hargeya (QJ) War anu ka helay qaar ka mid ah suxuufiyiinta ka hawlgala Somaliland aya noogu sheegeen in gebi ahaanba laga mumnuucay tebinta wararka Somalia. Wariyeyaasha ugu caansan Somaliland ee sida weyn warkooda looga akhristo baraha bulshada ayaan in mudo ahba haatan daabicin wararka Soomaaliya, ka dib kolkii sidaa lagu amray. Suxuufiyiinta qaar ayaa nala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Casho Sharaf Ah La Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Maraykanka

Washington(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi iyo weftigii ballaadhnaa ee ku wehelinaayey safarka Maraykanka ay ku joogaan ayaa caawa kulan Casho Sharaf ah la yeeshay jaaliyadda Reer Somaliland ee ku dhaqan Dalka Maraykanka. Munaasibadan oo ahayd tii labaad ee ay jaaliyadda Reer Somaliland maanta la yeeshaan weftiga madaxweynaha Somaliland, markii kulankaa laga soo baxayna waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sirdoonka Somaliland oo suxufiyiin Hargeysa ku weeraray

Hargeysa (QJ) – Laba wariye oo ka hawgalada magaalada Hargeysa ayaa sheegay in xalay lagu bartilmaansaday xaafada Hargeysa ku taal. Suxuufiyiinta oo kala ah Cali Mahdi iyo Cabdisalaam Germany ayaa sheegay in dhalinyaro sirdoon ah oo u shaqeeyay xukuumada Muuse Biixi ay bartilmaansadeen. “Inamo yar yar oo aanu u malaynayno sir doonka, ayaa nasoo daba […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »