Home » 8:03 pm Entries posted on “August, 2022”

Muuse Biixi oo mowqifkiisa dhabta ah ee Ergada Ganacsatada la wadaagay labada shir gudoon

Hargeysa August 31,2022 (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa la sheegay in ay dhawaan booqdeen shirgudoonka labada aqan ee Baarlamaanka Somaliland, iyaga oo kala hadlay soo jeedinta guddidii dhexdhexaadinta Ganacsatada dalaka. Shirgudoonka ayaa doonayay in ay ogaadaan mowqifka soo jeedimaha ganacsatada ee lagu xalinayo muranka siyaasadeed ee doorashooyinka dalka. Madaweynaha ayaa la sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Swedish politician leaves party after prime minister’s ‘Somalitown’ remarks

A Swedish-Somali politician has left the ruling Social Democrats party in protest over recent remarks by Prime Minister Magdalena Andersson, saying the party has become too xenophobic. Saida Hussein Moge criticized Andersson over comments she made last week where she said Sweden should not have any “Somalitowns.” The Social Democrats have “become a more xenophobic […]

Posted in news in English | Read More »

Shooting of Somali TV reporter by elite police unit’s officers goes unpunished

A Somali TV reporter was badly wounded when two members of an elite police unit fired on him as he tried to cover the recent hotel siege in Somalia’s capital, Mogadishu, and yet they were released within hours. Reporters Without Borders (RSF) calls for a full police investigation into this flagrant case of impunity. Ahmed […]

Posted in news in English | Read More »

Dhidar onkod kiciyey iyo waayeel caadifadaysani si bay u wada hingadaan!

Prof. Ibrahim Mohamed Mecad waayeel onkod kiciyey dheh! Midkasta oo cabudhiska iyo cadaalad xumada Xukumadda Muuse Biixi reernimo ku taageersani wuxuu soo qadataa halgankii oo aan ujeedadii loo kifaaxay meela ka soo gelin maamulka Somaliland. Wuxuu hadalkiisa ku bilaabaa Cirro iyo Faysal xagay joogeen. Wuxuu ilaawaa in aan Muuse Biixi qudhiisu aanu taariikhda SNM goob […]

Posted in Features | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ergadii ganacsatada sheegtay in ay Waddani yihiin

Hargeysa 30 Aug, 2022 (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay shaacisay arin ugub ah iyo sir u qarsoonayd oo ah kalsooni aanay ku qabin ergadii ganacsatada ahayd ee khilaafka dhex dhexaadinaysay. Xukuumaddu waxay ganacsatada ku tilmaantay in Waddani ay yihiin iyadoo xisbigaa ku shaanbadaysay. Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa sheegay in 5 […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Taliyaha cusub ee AFRICOM oo Muqdisho gaadhay maanta

Muqdisho 29 Aug, 2022 ((QJ)- Taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka Afrika loona yaqaano AFRICOM ayaa gaadhay magaalada Muqdisho iyadoo uu noqonayo safarkii ugu horeeyay ee uu ku tago tan iyo markii la magacaabay Gen. Michael Langley. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliyaha AFRICOM ayaa ka wadahadlay iskaashiga dhanka ciidamada iyo xoojinta taageerada Maraykanka uu siiyo ciidamada Soomaaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo diiday talo-soo-jeedintii ganacsatada Somaliland

Hargeysa 29 Aug, 2022 (QJ)- Xisbiga muxaafadka ah ee talada Somaliland haya, Kulmiye, waxa maaanta uu cadeeyay  mawqifkiisa ku aadan dhex dhexaadinta ay sameeyeen ganacsatada ugu waawayn Somaliland oo soo saaray talo soo jeedin kadib muddo ay la tashiyo iyo kulamo la laahaayeen dhinacyada isku haya siyaasadda Somaliland. Xisbiga Kulmiye waxa uu qaadacay isla markaana si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Labaataneeyo qof oo lagu dilay dagaal ka socda badhtamaha Soomaaliya

Muqdisho 28 Aug, 2022 (QJ)- Inta la xaqiijiyay dad ku dhow 20 qof ayaa ku geeriyooday tiro kaloo intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal u dhaxeeya labo maleyshiyo beeleed oo ka socda deegaanno hoos yimaado degmada Dhabbad ee gobolka Galgaduud. Dadka dhintay iyo kuwa dhaacmay ayaa ka kala tirsan dhinacyada dagaalamaya, waxaana haatan goobaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucaaradka Somaliland oo aqbalay doorasho-isku-sidkan iyo aamuska xukuumadda

Hargeysa 28 Aug, 2022 (QJ)- Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland, UCID iyo Waddani, waxay soo dhaweeyeen talo soo jeedintii ay sameeyeen guddigii is xilqaantay ee ganacsatada ahayd iyagoo si gaar gaar ah uga hadlay. Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Xoghayaha Guud Ee Waddani ayaa Sabtidii shalay iyo Axadda maanta ka hadlay arintan iyaga oo soo dhaweeyay, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaalka waqooyiga Itoobiya oo mar kale curtay iyo wararkii ugu danbeeyay

Jigjiga 28 Aug, 2022 (QJ)- Ciidamada Itoobiya ayaa ka baxay deegaanka Kobo ee gudaha gobolka Axmaarada ee waqooyiga Itoobiya, kadib colaada waqooyiga dalkaas oo dib u bilaabantay. War saxaafadeed kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu xaqiijiyay arrinkan, iyadoo dowladdu ay War saxaafadeedkan ku sheegtay inay xeelad dagaal uga baxeen magaalada Kobo, sidoo kalena magaalada ay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »