Home » 1:45 pm Entries posted on “September, 2022”

Cabdirisaaq Khaliif oo jawaab adag siiyay Saleebaan Gaal

Hargeysa. 27 September, 2022. (QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay Gudoomiyaha Golaha Guurtida, iyo xeerka uu dib ugu soo celiyay Wakiilada. Cabdirisaaq Khaliif ayaa u sheegay Saleebaan Gaal in uu Golaha Guurtida hor geeyo xeerarka oo Isagu aanu xaq u lahayn in uu Golaha Wakiilada dib ugu soo celiyo xeerarka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Goorta muddo-kordhinta la samaynayo iyo mudada la kordhinayo

Hargeysa. 26 September, 2022. (QJ)- Maalinta Sabtida ee todobaadka danbe ayaa la filayaa in Golaha Guurtida Somaliland ay fadhi ka yeeshaan muddo kordhinta loo samaynayo xukuumadda madaxweyne Biixi, taas oo ah su’aal iyo hal xidhaale adag oo hor yaala Golaha. Xogo kala duwan oo ay heshay warbaahinta Qurbejoog ayaa sheegaya in Saleebaan Gaal uu iska […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saleebaan Gaal oo dib u celiyay xeerarkii doorashooyinka ee hor yaalay Guurtida

Hargeysa. 26 September, 2022. (QJ)- Golaha Guurtida Ee Somaliland ayaa maanta xeerarkii ay kaabista iyo wax ka bedelka ku sameeyeen Golaha Wakiiladu dib ugu celisay Golaha Wakiilada, taas oo dhalisay khilaaf hor leh iyo muran labada gole ka dehx aloosamay oo dabka kusii huriyay khilaafkii hore u taagnaa. Shir Guddoonka ayay ku koobnayd soo celinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: Qareen Amiin Haruun oo sharaxaya dacwada Soomaali Mareykankan lagu eedeeyay dhaca malaayiin dollar

Minneapolis September 25, 2022, (QJ) – Soomaali ku nool Mareykanka ayaa dhawaan dawlada dhexe ee dalkaasi ku soo oogtay dacwad lagu sheegay in ay lunsadeen lacago quudin loogu talo galay. Waxa noo sharaxaya Qareen Amiin Haruun oo Minneapolis ku nool.  

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

We should have worked harder to get the Ismael Abdulle story right

It was an incredibly powerful story that deeply touched Star readers and significantly changed the life of a young man in Somalia. But an important detail was false. As a result, we failed to present accurate facts, and we owe it to our readers to set the record straight and try to get to the bottom of […]

Posted in news in English | Read More »

Gulufka alShabaab ka dhanka ah oo badhtamaha Soomaaliya kasii socda

Muqdisho. 25 September, 2022. (QJ)- Xogo iyo warar kala duwan oo aanu ka helayno deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ay saaka Al-shabaab kala wareegeen degmada Moqokori oo ka mid ah meelaha Shabaab ku awood badnayeen. Taliyaha Ururka 41-aad guutada 5-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya  Cabdi Muumin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Waddani oo ka hor yimi muddo kordhin aan heshiis ku iman

Hargeysa. 25 September, 2022. (QJ)- Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland wuxuu maanta caddeeyay mawqifkiisa muddo kordhinta. Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI waxa uu si faahfaahsan uga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ugu muhiimsantanay in aanay aqbalahayn muddo kordhin aan heshiis lagu ahayn. Arimaha kale ee uu ka hadlay waxa ka mid ahaa; xaaladda adag […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo cayimay Doorashada Madaxtooyada

Hargeysa. 24 September, 2022. (QJ)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in aanay 13 November, 2022 ku qaban karin Doorashada Madaxtooyada iyaga oo jadwal cusub iyo wakhti ay ku qaban karaan soo saaray. Komishanka ayaa shaaciyay in muddo 9 bilood ah oo ka bilaabmaysa 1-da October ee 2022 ay ku qaban karaan Doorashada Madaxtooyada. Bisha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogta Soomaalida lagu la’yahay badda u dhaxaysa Turkiga iyo Giriiga

Muqdisho. 24 September, 2022. (QJ)- Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaa baadigoobaya ugu yaraan lix muhaajiriin ah oo lagu la’yahay jasiiradda Leros, sida ay sheegeen saraakiisha xeebaha dalkaas oo sidoo kale baadhaya  shil kale oo la rumeysan yahay inuu kaas ka dambeeyay. Booliska Dekadda ee xeebta Leros ayaa helay 49 tahriibayaal Afrikaan ah, iyada oo sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland oo kooram la’aan furmi waayay iyo cidda dantu ugu jirto

Hargeysa. 24 September, 2022. (QJ)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta u furmi waayay kooram la’aan iyadoo xildhibaanada xukuumadda taageersan iyo kuwa Maxamuud Xaashi uu wato ay diideen in ay ka xaadiraan Golaha. Tallaabadan ayay xildhibaanada xukuumaddu ku macneeyeen in ay kaga soo hor jeedaan kaabista iyo wax ka badalka xeer14 ee Golaha Wakiiladu u gudbiyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »