Home » 7:28 pm Entries posted on “October, 2023”

Hamas targets Israeli Tanks with 105 Anti-Tank missiles

Gaza October 31, 2023 (QJ) -Hamas has stated that its military forces targeted Israeli tank units with guided anti-tank missiles in response to Israel’s offensive on the Gaza Strip, following the Hamas attack on October 7th, resulting in the deaths of more than 1,400 Israelis. The Al-Qassam Brigades, the military wing of Hamas, issued a […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland warns UNSC in expanding ATMIS operations to its territories

Hargeysa October 31, 2023 (QJ) -The government of Somaliland has expressed its objection to a United Nations Security Council statement suggesting that it is among the areas where the operations of the African Union Mission in Somalia (ATMIS) should be carried out to promote peace in Somalia. According to a statement from the Somaliland Ministry […]

Posted in news in English | Read More »

Mucaardika Puntland oo u digay ciidamada

Garoowe October 30, 2023 (QJ)–Mucaaradka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay ku eedeeyeen madaxweyne Siciid Deni inuu hurinayo colaad cusub, waxayna ugu baaqeen inuu xilka ka dago. Mucaaradku waxay ku andacoonayaan in Madaxweyne Deni uu la kulmay taliyeyaasha ciidamada Puntland oo uu ku adkeystay inay difaacaan ajandihiisa muddo kororsiga ah. Waxa ay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xamar oo bnk caalemi ah laga furay

Muqdisho October 30, 2023 (QJ) – –Bangiga Ziraat Katilim ee dalka Turkiga ayaa xarun ka furtay magaalada Muqdisho, isagoo noqonaya bankigii ugu horeeyay oo caalami ah oo dalka ka howlgala muddo ka badan 50 sano, sida uu sheegay Bankiga dhexe ee Soomaaliya. Bankiga dhexe ayaa sheegay in hirgelinta Banggigii ugu horeeyay ee ku dhaqma Shareecada Islaamka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jubaland forces clash with Aon the outskirts of Kismayo

-Reports coming from Lower Jubba indicate that a clash erupted today between Jubaland forces and Al-Shabaab militants on the outskirts of the port city of Kismayo city. The conflict was notably intense and erupted after Jubaland forces launched a significant offensive against Al-Shabaab positions in the Buulo Haji area, near Kismayo. The skirmish evolved into […]

Posted in news in English | Read More »

Muslims in the US warn Joe Biden over Gaza

Washington October 30, 2023 (QJ) -The Muslims living in the United States are deeply concerned about the strong support that President Joe Biden’s administration has provided to the Israeli military, which is causing significant devastation in the besieged city of Gaza. The American Muslim Council is calling on President Biden to take immediate action to […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabaab oo hurineysa dagaalo beeleedyo

Muqdisho October 29, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay kooxda Al-Shabaab in ay hurineyso dagaalo beeleedyada ka socda qaar ka mid ah gobollada dalka.   Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhaqaale badan ku bixiyaan hurinta dagaal beeleedyada ka dhaca deegaanada ay maamulaan. Waxa uu tilmaamay in kooxahaasi ay ka faa’iideysanayaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo Yuhuuda iyo Al Shabaab is barbar dhigtay

Muqdisho October 29, 2023 (SD) -Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay dad isugu soo baxay xuska sanad-guurada 29-ka Oktoobar 2022 ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Soomaaliyeed ay u diyaar garoobeen sidii gurmad lacageed iyo kaalmooyin kale loo gaarsiin lahaa. magaalada Gaza ayaa mar la furay xadka Rafah ee u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia commemorates Zope bombings

Mogadishu October 29, 2023 (QJ) -The Somali government has declared a national day of mourning for the deadly bombings that occurred in Mogadishu on the 29th of October last year. These bombings are among the deadliest incidents to have taken place in the city. Government officials, as well as a large number of civilians, were […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland iyo SSC-Khatumo oo qarka u saaran dagaal

Oog October 28, 2023 (QJ)-Wararka naga soo gaadhaya gobolka Sool gaar ahaan degmada Oog ayaa sheegaya in xiisad colaadeed laga dareemayo. Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisada u dhaxaysa ciidamada Somaliland iyo kooxda Khaatumo ee SSC oo isku haysta dhul ka tirsan gobolka Sool. Ciidamada Somaliland ayaa ciidamo iyo gaadiid dagaal ku soo daadiyay gobolka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »