Home » 4:55 pm Entries posted on “December, 2023”

SoDMA ships aid to Galmudug and SSC-Khatumo

Mogadishu December 31, 2023 (QJ)-The Somali National Disaster Management Agency (SoDMA) sent a cargo ship with aid from the port of Mogadishu today to deliver to regions affected by conflicts, and floods caused by El Nino. This relief aid is directed towards the regions of the Galmudug federal state and the newly formed SSC-Khatumo State […]

Posted in news in English | Read More »

Isimada Puntland oo sheegay in xildhibaanada Dhulbahante lagu darin Baarlamaanka

Garoowe December 30, 2023 (QJ) -Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa go’aan ku gaaray in xildhibaanada maamulka SSC-Khaatumo laga reebo baarlamaanka cusub ee Puntland. Go’aankan ayaa shalay lagu dhawaaqay, waxaana ka mid ah in maamul goboleed gaar ah loo sameeyo gobolada SSC-Khaatumo. War saxaafadeed ay soo saareen odayaasha ayaa lagu sheegay in 49 xubnood oo kaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burundi oo Ciidamdii ugu badnaa kala baxay Soomaaliya

Bujumbura December 30, 2023 (QJ) -Dowladda Burundi ayaa si rasmi ah u shaacisay in ciidamadeedii ugu badan ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ay kala baxday gudaha Soomaaliya. Sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Burundi, bixitaanka ayaa dhacay 23-kii bishii December ee sanadkan, waxaana ka qayb qaatay tiro […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nin Mareykan ah oo doonayay in uu Shabaabka ku biiro oo la qabtay

Nairobi December 30, 2023 (QJ) -Muwaadin Mareykan ah oo damacsanaa inuu ku biiro kooxda Al-Shabaab ayaa 14-kii bishan laga soo qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Shaqsiga ayaa lagu eedeeyay inuu xiriir la lahaa urur argagixiso. Waaxda cadaaladda ee dalka Mareykanka ayaa magaca shaqsiga ku sheegtay Karrem Nasr oo 23 jir ah, kaasi oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The aftermath of Somalia’s post-AU mission era

Historical background:  In 2006, Ethiopia launched a military intervention in Somalia in response to the rising influence of the Islamic Courts Union (ICU), an Islamist group that had gained control over much of southern Somalia, including the capital, Mogadishu. The government of Ethiopia saw the ICU as an enemy that may destabilize the country. The […]

Posted in Features | Read More »

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Soomaaliya iyo SomalilandJabuuti uga socday

-Jabuuti December 29, 2023 (QJ) – War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen maanta ayaa lagu soo koobay wada-hadalladii shalay iyo maanta dalka Jabuuti ku dhex maray madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Qodobada ugu muhiimsan ee ay ku heshiiyeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciyaarahii Gobolada oo maanta ka furmay Muqdisho

Muqdisho December 29, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa galabta si rasmi ah u furay tartanka kubadda cagta ee heer dowlad-goboleed iyo Gobolka Banaadir ee ka socda garoonka Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay horumarinta midnimada, nabadda, iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed ee dhanka ciyaaraha. Waxa uu hoosta ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo burburiyay xarun isgaarsiin

Wajeer December 29, 2023 (QJ) -Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo ku taalla magaalada Caana-dhasheega ee dalka Kenya, una dhow magaalada Wajeer. Iska hor imaad saacado badan socday ayaa u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ilaalada ka haya xarunta iyo maleeshiyada Al-Shabaab. Si kastaba ha ahaatee, markii dambe […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UNICEF sounds the alarm on children in Gaza

Gaza December 28, 2023 (QJ) -More than 80 children have been killed in the last 12 weeks in the occupied West Bank amid intensified military operations, according to the United Nations children’s agency UNICEF. That number is more than double the number of children killed in all of 2022, amid increasing military operations. More than […]

Posted in news in English | Read More »

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo Jabuuti ku kulmay

Djibouti December 29, 2023 (qj0 -Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay shir ay soo qaban qaabisay Jamhuuriyadda Jabuuti, kaasi oo u jeedkiisu ahaa sidii loo fududeyn lahaa wada-hadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. Xasan Sheekh ayaa la kulmay hogaamiyaha mudo dhaafka xilka ku jooga ee Somaliland Muuse Biixi, kulankaas oo sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »