Xukuumadda oo 50% Ku Kordhisay Cashuurtii laga qaadi Jiray Qaadka
Hargaysa 27. January 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay cashuurta jaadka ku kordhisay 50% cashuurtii hore looga qaadi jiray. Go’aankan ayaa qayb ka mid ah go’aamo ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi go’aamisay oo ay ku doonayso inay kula dagaalanto sicir bararka xadhkaha goostay iyo qiime dhaca lacagta Somaliland, waxaana la sheegay in go’aankani uu…
