Webmaster

    “Haddii uu shaqadiisa garan waayey wasiirka arimaha guduhu anaga ayaa u tilmaamayna waxaanan leenahay wasiir safaarada tobanka talaabo kuu jirta ayey shaqadaadii taala” Jawaabta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

    Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Xoghaya arimaha bulshada xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid waxa uu sheegay inay xukuumada Somaliland ogolayd in lagala qayb galo wada hadalka dalka somaliya balse waxa uu sheegay inay xukuumada hada qabsadeen dadka kale oo aan la garanayn waxaanu yidhi ?waxaan leeyahay xukuumada Somaliland intii aanay ku soo bixin kooxo danbe…

    Read More

      Hogaanka Cusub ee Maamul Goboleedka Punt Land oo la Dhaariyay Iyo Balan Qaadka Madaxweyne Gaas

      Garowe 08.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa lagu dhaariyay hoolka baarlamaanka oo maanta lagu doortay. Labada mas’uul ee la doortay C/weli Gaas iyo C/xakiin Camey ayaa waxaa dhaariyay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Puntland, iyadoo sheegay dhaarta kaddib inay si wanaagsan oo cadaalad…

      Read More

        Maamulka Sare ee Golaha Deegaanka Boorama oo Awaamiir iska Hor imanaysa soo Saaray Halkan ka Daalaco

        Borama 08.Jan 2014 (SDN)- Waxa xafiisyada ay fadhiyaan sedexda sarkaal ee ugu sareeya maamulka Dawlada Hoose ee Boorama ka soo baxay waraaqo amaro ah oo dhinaca shaqada khuseeya, balse salka ku haya khilaafkii maalintii Isniintii dhex maray maayarka iyo maayar ku xigeenka Boorama, waxana ay waraaqahaas ku socdeen masuuliyiin kala saraysa, waxana ay xambaarsanaayeen nuxur…

        Read More

          “Laascaanood waa Somaliland, waana dal ka mid ah dalka Jamhuuriyadda Somaliland, waana laga difaacyaa cidii ku soo duusha,” Mudane Baashe Maxamed Faarax

          Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in Somaliland ay colaad iyo nabad gelyo labadaba taqaano, waxaanu uga digay maamul goboleedka Puntland inay soo hawaystaan xuduudaha mucayinka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland. “BBC-da aad iyo aad ayay u buun buunisay hadalladii murrashaxiinta madaxtinimadda Puntland, waxaanay mar…

          Read More

            Xisbiga Ucid oo Jawaab adag ka Bixiyay Hadal uu Wasiirka Arrimaha Guduhu ku duray Shakhsiyada Gudoomiye Faysal

            Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ayaa maanta jawaab ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo uu ku dhaliilay gudoomiyaha xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe. Xubnahan oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiska xisbiga Ucid ee magaalada Hargeysa ayaa waxay dhaliilo kala duwan u soo…

            Read More

              Xukuumada Somaliland oo Ka Fal Celisay Doorashada Punt land Iyo Wasiirka Madaxtooyada oo ka hadlay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyad Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa uga digay Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Somaliya ee Punt land inuu ka Feejignaado inuu Wax Faro gelin ah ku sameeyo Xuduudaha Somaliland . Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo ka hadlayay Gegida Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ayaa ugu Baaqay Madaxweynaha Cusub ee…

              Read More

                Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada oo Goor dhawayd u Duulay Itoobiya iyo Ujeedada Socdaalkooda

                Hargaysa 08.Jan 2014 (SDN)- Wefti balaadhan oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Arrimaha dibeda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa goor dhaweyd u kicitimay caasiamadda Dalka Itoobiya.   Weftiga Reer Somaliland waxay kala yihiin wasiiradda Madaxtooyadda,Xanaanada Xoolaha, Arrimaha Dibeda, Arrimaha Bulshada, halka Xildhibaanada la socdaana ay kala yihiin labada Guddoomiye ku-xigeen…

                Read More

                  Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo Ka Soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle oo loo doortay Madaxweyne ku Xigeenka Punt Land

                  Garowe 08.Jan 2014 (SDN)- Waxaa Hadda la soo gebagabeeyey Doorashada Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed,waxaana Doorashada Madaxtinimadda Puntland isu soo taagey 10 Musharax oo ku jiro Madaxweyne ku xigeenkii Dawladii hore e Puntland Mudane Cabdisamad Cali shire. Doorashadan oo hadda la soo afmeerey waxaa si toos ah loogu codeyey inuu Madaxweyne ku…

                  Read More

                    “Muddo 15 sano ah oo ay Madaxweynihii afaraad ay doortaan maamulka Puntland, ayaan nasiib u yeeshay in aan idinkala qayb galo” Nickolas Kay

                    Garowe 08.Jan 2014 (SDN)- Ergeygga QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nickolas Kay oo munaasaadda ka hadlay ayaa shacabka Puntland ugu hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee maanta la doortay iyo doorashada sida ay ku dhacday. “Muddo 15 sano ah oo ay Madaxweynihii afaraad ay doortaan maamulka Puntland, ayaan nasiib u yeeshay in aan idinkala qayb galo munaasabaddaan…

                    Read More

                      Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland oo Maanta Gaadhay Magaalada Laascaanood

                      Laascaanood 08.Jan 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Asluubta ee JSL Sareeye Guuto maxamed Xuseen faaeax (Xiirane) ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood, socdaal ujeedadiisa tahay xog ogaal u noqoshada xaalada xabsiyada gobolkaasi iyo dib u habayntooda. Taliyaha waxaa si weyn halkaa ugu soo dhoweeyey maamulka heer gobol iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee aaggaasi, isagoo markii uu…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo noqday Madaxweynaha Puntland, tasoo ah guul u soo hoyatay Soomaaliya

                        Muqdisho, 08 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa u hambalyeeyey Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas oo ku guuleystay xilka Madaxweynenimo ee Puntland, tasoo ah guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan hambalyo qaas ah u dirayaa Dr Abdiweli Mohammed Ali Gaas, oo aan wadashaqeyn dhow yeelan doono, iyadoo…

                        Read More

                          Warsaxaafa​deed R.W. oo u hambalyeey​ey madaxweyna​ha cusub ee Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas

                          January 8, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay ee dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.   Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamay doorashadan mid taariikhi ah, una dhacday si hufan oo Dimuqraadi ah, waxa uuna si gaar ah…

                          Read More

                            Haweenay Turkiga U Shaqaynaysay Oo Xalay Lagu Dilay Muqdisho

                            Muqdisho:08-Jan-2014 (SDN)-Caasimadda  Somalia ee Muqdisho waxa Habeenkii xalay ahaa Lagu dilay Haweenay u Shaqaynasay Kooxo Shirkado Turki ah oo Hawlo Gargaar ah ka wada Somalia. Haweeneydan ayaa la sheegay in ay dileen kooxo bastoolado ku hubeysan kuwaasoo ku sugaayay meel ku dhow gurrigeeda, isla-markaana ka baxsaday Goobtii ay dilka ka geysteen. Kooxda dilka geystay ayaan…

                            Read More

                              Muzavani Iyo Kenyata Oo Si Weyn Uga Wada Hadlay Xaallada Nabadgelyo Ee Somalia Haatan Ku Jirto

                              Kampala:08-Jan-2014(SDN)-Iyadoo Wali aanay Ciidamada Waddamada Afrikaanka ahi Ka Jooga Somalia aanay Midho Fiican keenin, ayey Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo ciidamadodu Joogaan Somalia wax iska weydiiyeen Xaaladda Haatan  ee Dalka. Madaxweynayaasha  oo guud ahaan ka Hadlayey Xaalado cusub oo k asoo kordhay dalal afrki ku yaalla sida Koonfurta Suudaan oo kale, ayaa si weyn u…

                              Read More

                                Xoghayihii hore ee wasaarada difaaca Mareykanka oo buug uu qoray ku weeraray Madaxweyne Obama

                                Washington Jan 08,2014(SDN)-Xogahayihii hore ee wasaarada difaaca Mareykanka Robert Gates ayaa buug uu qoray oo aan weli la soo bandhigin waxa uu uga hadlayaa wadashaqeyntii uu la lahaa madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama. Robert Gate ayaa ahaa Xoghayihii u horeeyay ee wasaarada difaaca ee laba madaxweyne oo ka kala socda xisbi ee Democratska iyo Jamhuuriga….

                                Read More

                                  Wararkii Ugu Dambeeyey ee Doorashada Puntland, Ammaanka Oo La Adkeeyey, Xildhibaanada, Musharixiinta iyo Saxaafadda Oo Ku Sii Qulqulaysa Hoolka Doorashadu Ka Dhacayso

                                  Garowe:08-Jan-2014(SDN)-Maadaama kaliya Saacado Koobani ka Hadhsan yihiin Xilligii Loo Ballansanaa inay Dhacdo Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Puntland, ayaa Habeenkii Xalay ahaa Magaalada Garoowe si aad ah looga dareemayey Loollankii ugu dambeeyey  ee Musharixiinta oo Gunaanad ahaa. Musharixiinta ayaa si weyn ilaa xalay saacadihii dambe ugu hawllanaa inay meel sii dhigtaan codadka ay la shir tegi…

                                  Read More

                                    Maxaaa Keenay Inuu Wasiir Waran-cadde Si Degdeg ah Uga Jawaabo Hadalkii Eng. Faysal Cali Waraabe Ku Hilgaaday Madaxtooyada.?

                                    Hargeysa:08-Jan-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa maalintii shalay Si Kulul oo Dedeg ah uga jawaabay Hadal uu Maalin ka hor yidhi Eng. Faysal Cali waraabe oo ka Biyo Diiddanaa hannaanka ay xukuumaddu kaligeed iskugu koobtay Wada-hadallada lala leeyahay Somaliya. Wasiir Waran-cadde, ayaa sida laga warqabo culays Badani kaga yimi dhinaca madaxtooyada, waxana…

                                    Read More