Ururka Al-shabaab Oo Hannaan Aan Looga Baran Uga Hadlay Doorashada Puntland, Xildhibaanada Maanta Codaynayana Hanjabaad u Diray
Garowe:08-Jan-2014 (SDN)-Ururka Islaamiga ah ee Al-shabaab ayaa markii ugu horraysay si cad uga hadashay Doorashada Madaxweynenimo ee Maanta lagu wado inay ka qabsoonto Xarunta Puntland. Kooxda ayaa ayaa hannaan aan hore looga baran uga hadashay Doorashadan, waxana ay carrabka ku adkaysay inay Dagaal la geli doonaan Cid kasta oo u codaysa Musharax ka mid ah…
