Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Idaacadda Bbc-da Mar kale ku eedeeyay Dhex dhexaad la’aan & Jawaabta Weriye Axmed Siciid Cige DAAWO
Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Mar kale Waxa uu ku eedeeyay Idaacadda BBC-da Gaar ahaan laanteeda afka somaligu inaanay dhex dhexaad ka ahayn arrimaha Somaliland iyo Somalia. Wasiir Caddaani ayaa Sheegay in idaacadda BBC-du ay ka masuugto waxqabadka ay ummada Somaliland ku talaabsadeen…
