Webmaster

    16 Qof oo Ku Geeriyooday Goob Carada laga Qodo oo Muqdisho ah iyo Dhaawaca kale oo Xaaladooda laga dayrinayo

    Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Ku dhowaad 16 qof ayaa ku dhimatay, dad intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib markii ay ku duntay goob laga qodo carro kaawada loo isticmaalo dhismaha oo ku taalla duleedka bari ee degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha degmada Kaaraan, Cali Calasow ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in goobta laga soo…

    Read More

      Are Remittances to Somalia Doomed?

      Nairobi, Sep 20, 2013 (SDN) -On 16 September 2013, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a group of east African states, entered the fray, saying in a communiqué that “an essential lifeline” for “families and communities who are already in poverty” could be cut off as a result. This briefing analyzes the current anxiety and…

      Read More

        Taliye ka Baxsaday Ciidamada Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya oo ka Xog Waramay Sababaha Baxsigiisa {DAAWO}

        Nairobi 19.Sep 2013 (SDN)- Faysal Axmed Maxamed waxaa uu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada amaanka Maamulka Kilinka 5-aad ee loo yaqaano Liyu Boolis,waxaana uu dhashay Gobolka Fiiq,Degmada Garbo ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,waxaana uu sheegay inuu ka soo baxdsaday Maamulka Kilinka 5-aad markii uu dul qaadan waayey dhibaatada ay ku hayaan shacabka. Waxaa uu ka sheekenayaa…

        Read More

          Hargaysa iyo soo dhawaynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo Sawiro

          Hargaysa, 19 Sep, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii la socday ayaa Galabta dib ugu soo laabtay  caasimada Hargeysa ee Somaliland iyadoo Madaxweynaha iyo Xubnaha We ftigiisa Soo dhawayn Miisaaman lagaga hortagay  Duleedka Hargeisa ilaa iyo  Qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Waxaana Wadada hareeraheeda lagu arkay  bulsho aad u tiro…

          Read More

            Mashaariicdii uu Madaxweyne Siilaanyo ku dhagax dhigay Balli Gubadle iyo Kulamo uu la qaatay Duqayda Gobolka {DAAWO}

            Balli Gubadle 19.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee xalay u dhaxay Gobolka Hawd Magaalo madaxdiisa Baligubadle ayaa saaka waxa uu kulamo la yeeshay Odayaasha, Dhaqanka Masuuliyiinta, iyo Qaybaha Bulshada ee Gobolka Hawd ayaa kulamadaasi ka dib waxa uu u soo dhaqaaqay madaxweynuhu dhanka Khayriyada oo…

            Read More

              Afhayeenka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Sharaxaad ka Bixiyay Qodobada lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada (DHAGAYSO}

              Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiwali,ayaa Warbaahinta Faahfaahin dheeri ah ka siiyay Shirkii ay Yeesheen Golaha Wasiirada Somalia oo uu Hogaaminayay Ra’isal Wasaare Saacid waxaanu xusay in goluhu ay shirkoodan kaga doodeen natiijada shirka Brussels ayna soo dhoweeyeen, kuna tilmaameen in balanqaadyada lacageed ee laga sameeyey shirkaasi ay qeyb ka qaadan doonto…

              Read More

                Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Hargaysa ku soo laabtay iyo Xusuustii Magaalada Balli Gubadle

                Hargaysa 19.Sep 2013 (SDN)- Madax waynaha Jamhuurayada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayay oo dhawrkii Maalmood ee u danbeeyay Hawlgalo Shaqo ku marayay Gobolada dalka ayaa Galabta dib ugu soo Laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa kadib markii ay ka soo Kicitimeen Xarunta Gobolka Hawd ee Magaalada Balli gubadle. Weftiga Madaxweynaha ayaa Mashaariic…

                Read More

                  Xukuumada Somalia oo soo dhawaysay Go’aamadii Shirkii Brussels,Magacawdayna Laba Safiir

                  Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka….

                  Read More

                    Tababar Maanta loo Soo Gabo Gabeeyay Ciidamada Xooga ee dalka Somalia

                    Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Taliska Ciidamada Xoogga dalka ayaa maanta Xarunta Rasmiga ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya tababar ciidan ugu soo gebagebeeyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka kuwaasoo muddo 4-Todobaad ah lagu tababarayay gudaha Caasimadda horayna tababar ugu soo qaatay gudaha iyo dibadda dalka. Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa qeyb ka ah Ciidamada…

                    Read More

                      Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UCID oo soo dhaweeyay hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ee ku wajahnaa Shidaal Baarista

                      Hargeysa Sept 19,2013(SDN)-Guddoomiyaha Sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujj Cali Gurey ayaa soo dhaweeyay qorshe cusub oo uu madaxweyne Axmed Siilaanyo soo bandhigay oo lagu maareynayo kheyraadka dalka. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo yaa mar uu safar ku marayay gobolada Bariga dalka waxa uu ku khudbadeeyay in wax laga bedelayo sida loo maareeyo shidaal…

                      Read More

                        Genel oo cadaadis uga yimi dawlada Soomaaliya awgeed u joojisay Sahankii Shidaalka ee Somaliland

                        London Sept 19,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ay  shaacisay in shirkada Genel ay hawshii shidaal baarida dib u bilaabeyso dhawaan sida uu sheegay wasiirka wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland. “Genel Somaliland kama aaney bixin ee waxa inoo socda wadahadalo ku loo bahanaa in aanu yeelano intaaney hawshu sii socon”ayuu yiri wasiir Xuseen Cabdi Ducaale. Waxaase soo baxaya in…

                        Read More

                          Soomaalida ku nool Holland oo ka cabanaya in Soomaaliya loo mustaafuriyo

                          Amesterdam Sept 19,2013(SDN)-Soomaalida ku nool dalka Holland ee doonaya megengelyada ayaa ka cawday in dawlada Holland ay si khasaba dalkoodii ugu celineyso. “Waxa si khasab ah la iigu soo mustaafuriyay magaalada Muqdisho,mana garanayo sababta”sidaa waxa yiri Mahad Ibrahim Geedi. Afhayeen u hadlay qurbejooga Soomaalida Holland ayaa xaqiijiyay in Soomaalida ku nool Holland ay dawladu biloowday…

                          Read More

                            Taliyihii Ciidamada AMISOM oo lagu eedeeyay in uu musuqmaasuqay Raashin iyo Shidaal Kampalana looga yeeray

                            Kampala Sept 19,2013(SDN)-Dawlada Ugaandha ayaa taliyihii ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ee Muqdisho ku sugnaa Kampala ku soo celisay si loo baaro eedeymo musuqmaasuq. Taliyaha iyo ilaa dhawr iyo labaatan kale oo ka mida ciidamada AMISOM ayaa lagu eedeeyay in ay dheceen Raashin iyo Shidaal ay doonayeen in ay suuq madoow ku iibiyaan. Sidaana waxa…

                            Read More