Webmaster

    “Axmadow Dal Mid Ah Iyo Dad Mid Ah Ayaan Maanta Kugu Wareejinayaa”Dardaarankii Daahir Rayaale

    Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiiro xukuumadda somaliland ka tirsan oo loo diray Gobolka Awdal ayaa weli ku sugan magaaladda Boorama, isla markaana duruufo siyaasadeed oo ka dhashay ka jawaabid la,aan tabashooyin bulshada deegaankaa madaxdooda dhaqanka hore uga soo yeedhay, ayaa dhaliyay dhawaaq gooni u goosadnimo oo ka soo yeedhay mid ka mid ah Salaadiinta deegaankaa….

    Read More

      Safaarada Itoobiya ee Hargaysa oo Shaacisay Xiliga ay Joojinayso Fiise ku Bixinta Baasaboorkii Hore ee Somaliland & Qiimaha dal ku galkeeda

      Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Safaaradda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday wakhtiga rasmi ah ee ay guud ahaanba joojinayso Dal-ku-galkii ay ku bixin jirtay baasaboorkii hore ee Somaliland, ka dib markii dhowaan xukuumaddu soo bandhigtay baasaaboor cusub oo nooca electronic ku shaqeeya ah. Safaarada Itoobiya ku leedahay Hargeysa oo…

      Read More

        Dhacdo Xannuun Badan “Qabow,Qallal iyo Fuuq bax badan awgeed ayaa Sababay in Tahriibayaashaasi ku dhintaan”

        Roma 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Tahriibayaal doonyo ka raacay xeebaha Liibiya si ay ugu gudbaan qaaradda Yurub ayaa qallal iyo fuuq bax ugu dhintay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, xaaladda cimilada awgeed. Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa u gurmaday tahriibayaashan oo saarnaa doon rabadh ka samaysan xilli ay marayeen xeebaha koonfureed ee jasiiraddan….

        Read More

          Raiisul Wasaarihii xilka laga qaaday oo fariin u diray dhinacyada siyaasada isaga horjeeda

          Muqdisho Dec, 08 2014(SDN/QJ)-.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa soo dhaweeyey go’aankii xildhibaanda Baarlamaanku ay kalsoonida kala noqdeen xukuumadda.Ra’iisul Wasaaraha ayaa tibaaxay inuu doonayo in shacabka Soomaaliyeed la qaybsado dareenkiisa ku aadan go’aankii qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanku codka kalsoonida ah kala noqdeen xukuumadda. “Shalay oo taariikhdu ahayd 6-da Diseember 2014,…

          Read More

            Madasha Wada Tashiga oo Sheegtay in aanay ku Biirayn Xisbiga Ucid Cadeeyayna in Mucaaridka iyo Muxaafidku u Siman yihiin

            Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Axmed Ibraahim Xaaji Xasan, ayaa beeniyey meeshana ka saaray warar Maalmihii ugu dambeeyey ku soo baxayey qaar ka mid ah Warbaahinta, oo sheegaya inay ku biirayaan Xisibga Mucaaradka ah ee UCID, waxaanu sheegay in warkaasi uu yahay been, oo aanay ku biiraynin Xisbiga UCID iyo Xisbiyada kaleba….

            Read More

              Somali President pledges to appoint new PM soon

              Somali President Hassan Sheikh Mohamoud pledged on Saturday to appoint a new prime minister as soon as possible. The President’s pledge came only hours after his country’s parliament had withdrawn confidence from Somalia’s prime minister Abdiweli Sheikh Ahmed. “I welcome the decision reached by the members of parliament through a voting process,” Mohamoud said in…

              Read More

                Goormaa la filayaa Gogoshii Istanbuul ee Wada hadalada Somaliland iyo Somalia DAAWO

                Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa Maanta faahfaahin ka bixiyey kulammo gogol-xaadh u ah ambaqaadka wadahadallada u socday Somaliland iyo Soomaaliya oo muddooyinkii dambe hakad ku yimi, isla markaana la filayo inay si dhaqso ah u bilaabmaan dhawaan sida ay dawladda Turkgia oo marti-gelinaysa Shirarka wadahadalka labada dal, waxaanu…

                Read More

                  Daawo: Madaxwaynaha Oo Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Wafti Balaadhan Ka SocdayDalka Maraykanka

                  Hargeisa 7/12/2014 (SDN/QJ)Madaxweynaha oo Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti Balaadhan oo ka socda Maraykanka oo ay hogaaminayso ku xigeenka hay’ada horumarka Maraykanka ee loo yaqaan USAID, Miss Etim Linda, iyo Safiirka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. waxaana kulankan madaxweynuhu la yeeshay Weftiga ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dineda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka…

                  Read More

                    Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Cisbitaal Ku Yaal Dalka Jarmalka Ku Booqday Abwaan Xasan ganay Oo Xaalad Caafimaad U Jooga Dalkaasi

                    Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi Galinta Somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse  ayaa dalka  qaar ka mida dalalka yurub  kumarayey  waxa uu cisbil  ku yaala dalka jarmalka uu ku booqady  abwaan  xasan  ganay  oo xaalad caafimaad u jooga dalkaasi Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa Shaaciyey In Afarta Koone Ee Magaalada Hargeisa Laga Dhisi Doono Afar Xarumood Oo Dabdamis Ah

                      Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa C/raxman maxamuud caydiid ayaa maanta Sheegay in  afarta koone ee amagalada hargeisa laga samayn doono afar xarumood oo dabdamis  taasi  oo uu sheegay  inay u gurman doonan guryaha fogfog  ee baalaha magaalada hargeisa  sidoo kale awaxa uu maayarka maanta uga   mahad celieyey dhalinyarada ka shaqaysa waaxda dabdamiska dawlada hoose oo…

                      Read More

                        Daawo:Golaha Guurtida Somaliland Oo maanta Dood Adag Ka Yeeshay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland

                        Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Golaha guurtida somaliland ayaa maanta dood  adag  ka yeshay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo ictiraaf  raadinta somaliland iyagoo wasarada arimaha dibada somaliland ku bogadiyey  horumar ay  ka smayasay  dhinaca xidhiidhka caliga iyagoo sidoo kale   wasiirka ugu  baaqay  inay  wada hadalada somaliland iyo somaliya  dhaqdhaqaajiso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo: Maanta Waxaan Ugu Bushaaraynayaa Qolada leh Doorashadii Dib Ayay u Dhacaysaa Qaynuunkii Meeshii Buu Yaalaa Doorkan Diidi Maayee Maanta Waan Ku Dhaqaaqayaa Insha Allahu Tacaalaa Dawlad ku Meel Gaadh ah “Eng Faysal Cali Warabe

                          Hargeisa 7/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryelka Somaliland eng faysal cali warabe ayaa saaka xaflad soo dhawayna u qabatay  musharaxiinta xisbiga ucid uga tartamidoona gobalada gabilay  awdal iyo salal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Masuuliyiinta Ammaanka Xukuumadda Siilaanyo Oo Gees Iskaga Duway Eedaha Xafladdii Xisbiga Waddani Ee La Nashuushadeeyey

                            Hargeysa:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Masuulliyiinta Ammaanka xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa gees iskaga duwan eedo ugu yimi dhibaato dhawaan ka dhacay munaasibad xisbiga waddani ku lahaa Magaalada Hargeysa. Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu weheliyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Gudaha ee Dhinaca Amniga Cali Maxamed Cilmi (Cali-Gadheer), ayaa si wada jir ah u beeniyey inay wax lug…

                            Read More

                              Halkan Ka Akhri 50-Waxyaabood Oo Ka Mid ahaa Waxqabadkii Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh

                              Muqdisho:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo markii uu Madaxweyne Xasan sheikh Xilka u magacaabay Ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh waxa laga joogaa muddo sanad ah, waxana ay dharaartaasi ku beegnayd 12-kii bishii Diseembar, 2013-ka,  oo ahayd Maalintii ugu horraysay ee Dhegaha shacabka soomaaliyeed maqleen magaca Cabdiweli sheikh. Shalay ayey baarlamaanku codka kalsoonida kala noqdeen Ra’isal wasaarahaas oo lagu tilmaami karo…

                              Read More

                                Hanjabaado Shaqo Joojin ah Oo Kasoo Baxay Ururrada Macallimiinta Dalka Kenya

                                Nairobi:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaanba Dalka Kenya, wax aka jira warwar ah inaanay Iskuulada dalkaasi furmin bisha January ee soo socota, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Ururrada Macalliintu qaban qaabinayaan shaqo joojin dhawaan Bilaabmi doonto. Macallimiinta ayaa arrintan u samaynaya cabasho dhinaca Mushaharka ah oo ay ka cabanayaan, waxana ay sheegayaan Haddii aan taas waxba…

                                Read More

                                  Xayiraad Xagga Socdaalka ah Oo La Saaray Dhamaan Wasiirradii Xukuumaddii Baarlamaanku Caydhiyeen

                                  Muqdisho:Dec,07,2014(SDN/QJ)-Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka iyo Xeer ilaalinta ayaa si wada jir ah u soo saaray Awaamiir ay  dhammaan xubnihii wasiirrada ka ahaa Xukuumaddii Ra’isal Cabdiweli sheikh oo shalay Baarlamaanku caydhiyeen. Awaamiirtan ayaa lagu sheegay  inaan dhammaan wasiirradani waddanka ka Bixi Karin ka hor inta aanay xilka wareejin. Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Axmed Cali Daahir iyo…

                                  Read More

                                    YAA KU ADEEGTA QABYAALADDA

                                    Gogoldhig Ka hor inta aynaan ka jawaabin su’aasha mawduuca maantu waxa uu daaran yahay iyo sababta kaliftey in aan wax ka qoro cida ku adeegata qabyaaladda, waxaan marka hore mihim ah in aynu fahamno waa maxay dawladdi? Maxay faa’ido u leedahay dadyawga adduunka ku nool? Ujeedada qaranimo ama dawladnimo yaa ay tahay in ay ku…

                                    Read More