Jamaal Cali Xuseen:Dooroshooyinka Madaxtooyada waxaan la tartamayaa Madaxweyne iyo Gudoomiye Baarlamaan mana aha tartan loo siman yahay
Minneapolis Dec 06 2014(SDN/QJ) Musharaxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay Qurbejoog.com waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland. Musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID ayaa ka jawaabaya suaalo la xiriira shuruucda Somaliland ee aan dhameystireyn, tartanka uu la geli doono Musharixiinta kale…
