Webmaster

    Akhri sida Qaawan Ee Ay Madaxtooyadu u Farogelisay Doorashadii Hoggaanka Komishanka Qaranka Iyo Cidda La Raalligeliyey

    Hargeysa:Dec,09,2014(SDN/QJ)-Waxa si weyn loo hadal hayaa dhibkii shalay ka dhacay Xarunta Guddida Doorashoyinka qaranka, kadib doorashadii lagu doortay Hoggaanka sare Ee Xubnahaasi Yeelan doonaan. Dhacdadaas shalay  oo lagu cumaamaday Hoggaanka Komishanka,  ayaa waxa si weyn uga Biyo diiday Xisbiyada Mucaaridka, kuwaas oo saluugay Hannaankii ay xubnahoodii loogu diiday inay kamid noqdaan Hogaanka komishanka. Hogaanka Komishanka,…

    Read More

      Bogcad ka Mid ah Gobolada Galbeedka Somaliland oo Macdan laga Helay DAAWO

      Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa socdaal ku tegay degmada Baki oo ka tirsan Gobolka Awdal, isla markaana Wasiirka iyo weftiga uu hogaaminayey waxay soo kormeereen mashruuca macdan qodista ee shirkada ERC eee laga leeyahay dalka chinaha ay ka wado deegaanka buuralayda ah ee Simoodi. Wasiirka oo…

      Read More

        Hab Casri ah oo loo dhisayo Wadooyinka Caasimada Hargaysa DAAWO

        Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa  ka hadlay Qalab Casri ah oo Lagu Tijaabinayo Samaynta Wadooyinka Kaas oo lagu bilaabay Wadada Tagta Madaarka Cigaal International Airport. Maayarka Caasimada Hargaysa ayaa Sheegay in Nidaamkan Cusub Markii hore lagu soo Tijaabiyay Dalal dibada ah Isla markaana ay ku qanceen Tayadiisa.

        Read More

          M.weyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Fooq Cusub oo loo bineeyay Wasaaradda Waxbarashada DAAWO

          Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa  Si rasmi ah Xadhiga uga Jaray Dhisme Cusub oo loo sameeyay Wasaaradda Waxbarashada. Waxaa Halkaasi ka Hadlay Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Aadan

          Read More

            “Waxaan odhan lahaa Suldaan Wabar ilaahay kugumuu qaban inaad Mawqifkaas qaadato,Xukuumadana…” Suldaan Yuusuf Xiiray DAAWO

            Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Salaadiinta Somaliland Suldaan Yuusuf Maxamuud Xiiray, ayaa Farriimo u diray Suldaan Abibakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inaan Gobolada Galbeedka Somaliland ka sii mid ahaanayn Somaliland islamarkaana galay Degaanka Qul-u-jeed ee Gobolka Awdal halkaasi oo la sheegay inuu Maleeshiyo ku Urursaday. Waxa uu sidoo kale farriin u diray Xukumadda Siilaanyo….

            Read More

              “Waxaan idiin Sheegayaa Suldaan Warab Xaqbuu u leeyahay inuu u Hadlo Gobolada Awdal iyo Salal,Xukuumada na….” Xildhibaano iyo Madax dhaqameed ka hadlay Dhawaqii Gooni isu taag ee Awdal DAAWO

              Boorama 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Salaadiinta gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada uu ka hadlay Suldaan wabar oo sheegay inuu ka soo horjeeedo qaranimada Somaliland,kaasi oo tilmaamay inuu ka tirsan yahay Xukuumada FDS . Salaadiintan iyo Xildhibaanadan Shirka Jaraaid ku qabta Magaalada boorama ayaa waxa ay sheegeen inuu suldaan wabar xaq u…

              Read More

                Farqiga Hoggaamineed Ee Laba Madaxweyne Oo Somaliland Soo Kala Maray Laba Xili oo kala Duwan Faallo

                Hargaysa 09.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum-Maxamed Ibraahim Cigaal iyo madaxweynaha afraad ee Somaliland ee hada tallada wadanka haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  waa  laba Madaxweyne oo laba duruufood oo kala duwan soo kala maray wadankan,balse ku kala duwanaa tallaabooyinkii  ay u mareen dawladeynta iyo dhismaheeda. Maxamed Ibraahim Cigaal ALLE naxariistii jano…

                Read More

                  Warbaahinta Muqdisho oo Maanta Qaadaa Dhigay Hadal uu Wasiir Warancade ku sheegay in Somaliland ay Hoos tagto Dawlada Federaalka DAAWO

                  Muqdisho 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta Warbaahinta Magaalada Muqdisho oo ay ku jirto kuwa ay Maamusho dawlada Federaalka Somalia ay Si Xoogan u qaadaa dhigeen Hadal hore looga duubay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade. Warancade ay dood uu Telefishanka Qaranka Somaliland ka qabtay ka hor intii aan loo Magacaabin Xilka uu…

                  Read More

                    Guurtida Somaliland oo Dood ku Lafo Guray Xaalada Nabadgalyo iyo Meelaha Mudnaanta in la Saaro Mudan DAAWO

                    Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta fadhigoodii oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi Md Siciid Jaamac Cali mudanayaashu waxay dood adag ka yeesheen arimaha nabadgelyada iyo muhiimada ay u leedahay Bulshada. Mudanayaashii doodaas ka qayb galay ayaa dhinacyo kala duwan ka istaagay Qiimaynta Xaaladaha lagu Sugan yahay iyo Haloosinta Waayaha…

                    Read More

                      Ihaanooyinka & Fool-xumooyinka Siyaasadeed Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Soo Kordhiyay Somaliland

                      Dhawr jeer oo kala duwan ayuu maxfallo iyo goobo kala jaad ah madaxweyne Axmed Siilaanyo ka sheegay inuu caafimaad qabo oo aanay jirin wax durro  ah oo dubaaqiisa haleelay. Dhawr jeer ayuu sidoo kale sheegay inuu isagu yahay madaxweynaha ummaddu gacanteeda ku dooratay ee Jamhuuriyadda Somaliland ka taliya. Balse arrintaasi waxba kamay bedalin shakigii jiray…

                      Read More

                        Komiishanka Doorashooyinka oo Xilkii la Wareegay isla markaana Doortay Hogaankoodii+ Mucaaridka oo Saluug ka Muujiyay DAAWO

                        Hargaysa 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xubnihii cusbaa ee Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah Xilkii ula wareegay, halka sidoo kalena ay doorteen Hogaan cusub, iyadoo munaasabadda ay xilka kula wareegayeen ay ka soo xaadireen mas’uuliyiinta sadexda Xisbi qaran. Dhanka Kale Xisbiyada Mucaaridka ayaa Saluug ka Muujiyay Hannaanka ay Gudida Doorashooyinku u doorteen Gudoomiyahooda oo ay…

                        Read More

                          6-ka Mid ahaa Maxaabiistii Xabsiga Guantanamo Bay Oo Qaxooti Ahaan ugu Noolaan DoonaLoo Dalka Uruguay

                          Guantanamo:Dec,08,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka maraykanka ayaa sheegtay in lix kamid ahaa maxaabiista muddad dheer ku xidhnayd Xabsiga Caanka ah ee Guantanamo Bay loo wareejin doono waddanka Uruguay oo ku yaalla laatiin America. Maxaabiistan  ayaa muddo 12-sano ah ku xidhnayd halkaas, waxana loo waayey wax dembi ah, iyadoo haatanna  ay dalka Uruguay six or ah ugu noolaan doonaan….

                          Read More

                            Hoggaanka Komishanka Doorashoyinka Oo Lagu Wado In Maanta Lagu Kala Baxo iyo Xubnaha Ugu Fadallada Cad-cad Ee La Calaamadiyey

                            Hargeysa:Dec,08,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta oo Bisha December tahay 8-da la filayaa inay Xubnaha Cusub ee Komishanku yeeshaan fadhi ay ku dooranayaan Hoggaankooda, si loo dardargeliyo Hawlahooda oo baahi weyn loo qabo. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in Xubnuhu gudogeli doonaan sidii ay hoggaan rasmi ah iskaga dhex dooran doonaan, waxana sidoo kale ay dhawaan u bixi doonaan…

                            Read More

                              SOMAALIDU…WAA BULSHA HODONA

                              Somalidu asal  ahaan iyo dhaqan ahaan waa dad hodon ah, kuna barbaaray dhaqan wanaag ah siin iyo qaadasho noloshooduna ku dhisantahay is gacan qabasho. Tusaale, Noloshoodii baadiyaha haddii qoys soo biiro balse ay-yan haysan xoola lihi-ya wuxuu qoyskaasi mudo gaaban ku yeelan jirey tirooyin xoola ah, nooc walbana leh kana dhashay kaalo iyo gacan qabasho qoysas…

                              Read More

                                Wasiirkii Ugu Horreeyey Oo Jabiyey Baaqii Xeer Ilaalinta Guud Kasoo Saaray Safarkooda iyo Nabadsugidda Oo Aan Tallaabo qaadin

                                Muqdisho:Dec,08,2014(SDN/QJ)-Ka dib  baaqii Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka iyo Hanti-dhawruhu ku mamcuuneen inay dalka ka baxaan Wasiirradda Xukuumaddii Ra’isal wasaare Cabdiweli, ayaa waxa si caadi ah Garonka Aadan Cadde shalay uga dhoofay Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow. Xeer Ilaalinta iyo Hanti Dhowrka Guud, ayaa waxay Nabad Suggida iyo Boolisku ay weydiisteen inaanay dalka ka…

                                Read More

                                  Daawo munaasabad lagu abaalmarinaayay shaqsiyaadka qiimaha iyo wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku nool UK

                                  London Dec 08,2014(SDN/QJ)-Waxaa xaleey galbeedka London ka dhacday munaasbad loogu dabal dagaayay sanadguradi 4aad ee ururka Haya. Ururka ayaa ah urur sanadkiiba marqabta munaasabad lagu abaal marinaayo shaqsiyaadka qiimaha iyo wax tarka u leh bulshada Soomaaliyeed ee ku nool UK, Hadaba sanadkani waxaa bilado la gudoonsiiyyay Muusikiisaaha ugu weyhn UK Maxamed Karaama, Abwaan Wadhsame iyo…

                                  Read More

                                    Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Ururka Daliban Oo Xorriyadiisa Loo Celiyey

                                    Kabul:Dec,08,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Waddanka Afghanistan, ayaa xorriyadiisa u celiyey Latif Mehsud oo kamid ahaa sarakiisha ugu sarraysa ururka Daliban. Ciidammada Nato ayaa waxa ay sanadkii hore ku qabteen bariga dalka Afkhanistan, oo u dhow soohdinta Pakistan, markaa wixi ka dambeeyeyna ciidammada Mareykanka ayaa ku hayay saldhiga Bagram. Ilaa iyo hadda lama shaacin sababta loo sii daayay,…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Xalay Booqday Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Nalalkii Goobta Oo Shaqayn Waayey

                                      Hargeysa:Dec,08,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha somaliland iyo Ku-xigeenkiisa oo ay weheliyaan Marwadiisa, taliyaha Ciidanka Booliska iyo xubno ka mid ah Golihiisa wasiirrada, ayaa Xalay Fiidkii hore Booqasho aan micnaheeda la fahmin ku tegay Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland. Booqashadan xalay, ayaa ahayd mid kedis ah, waxana lagu warhelay Waftigan madaxweynuhu watay oo lagu soo dhaweynayo Gudaha…

                                      Read More

                                        Qaramada Midoobay oo Si Rasmi ah ugu Wareejiyay Dawlada Federaalka Somalia Maamulka Hawada iyo Jawaab Yaraanta Xukuumada Siilaanyo DAAWO

                                        Muqdisho 08.Dec 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay, gaar ahaan xafiiska hawada u qaabilsan ee ICAO ayaa cadaysay inay hawadii Somalida ku wareejinayso dhawaan dawladda Somaliya ee Xasan Sheekh, waxaanu go’aankan Qaramada Midoobay si toos ah uga horimanayaa heshiiskii ay Somaliland iyo Somaliya Turkiga ku kala saxeexdeen ee khuseeyay dhinaca hawada. Waxa toddobaadkan heshiis ku kala saxeexday…

                                        Read More