Fadeexaddii Crown Hotel, Ficilka Madaxtooyadda, Falkinta Sharka Iyo Fooldhabashada Waqtiga
Hargaysa 07.Dec 2014 (SDN/QJ)- Mar keliya ayaa sanqadha iyo dayaanka maqalka dadku ku war helay. Cirku muu daruurayn roobna ma di,in. wuu qaawanaa hadana qacda jiingada hoolka iyo muraayaddaha baabuurta ka baxaysay waxa la moodayay barafyaale curtay. Shirku wuu dhamaaday oo markaas ayay dadku bixid maaganaayeen, balse taasi uma suuragelin. Dib baa loo diday. Madax…
