Dawlada Ingiriiska oo ay ka Go’an tahay inay la Shaqayso Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland
London 05. December 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Ingiriiska ayaa balan qaaday inay si dhow ula shaqaynayso madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib doorashadii madaxtooyada. Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka barwaaqo sooranka Rory Stewart, ayaa sheegay in masuuliyiinta Ingiriisku ay mudadii lagu jiray ku dhawaaqista natiijada doorashada xidhiidh la sameeyeen dhammaan saaxiibada Somaliland oo ay…
