Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibedda Jaamacadda Carabta oo Lagaga Hadlay Xaaladda Qudus
Qaahira 10. December 2017 (SDN/QJ):-Shirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacadda Carabta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar. Shirkan oo ahaa mid diiradda lagu saaray xaaladda magaalada Qudus iyo sidoo kale go’aankii madaxweyne Trump, waxaa ay sheegeen wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda Carabta in ay tahay wax aan la aqbali…
